|

Aragtida Madaxweyne Siilaanyo ee Waayihiisii Mucaaridnimo ee Shidaal Baadhista iyo Maalgashiga Dalka & Farqiga Maanta!!! DAAWO

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Haatan ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Wakhti dheer ahaa Hogaamiyihii Xisbigii Mucaaridka ahaa ee Kulmiye ee Maanta Talada Somaliland haya ayaa si adag uga soo Hor Jeedi Jiray Hawlgalada Shiidaal baadhista iyo Maalgashiga kala duwan.

Comments are closed