Webmaster

    Rag Hubaysan Oo Lagu Qabtay Lughaya iyo Shaki Ka Dhashay Ku Lug-lahaansho Kooxda ONLF Oo Hore Aaggaas Loogu Arkay

    Lughaha:May,24,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno Degmada Lughaya ee Gobolka Awda, Waxa ay ciidamadama ammaanka ee Degmadaasi gacanta ku dhigeen Afar Nin oo hubaysan. Afarta Nin ee la qabtay, ayaa watay Baabuur  uu hubku u saarnaa, waxana loo dhaadhiciyey Saldhigga dhexe ee Magaalada Borama, iyadoo warkaasna uu warbaahinta u xaqiijiyey Maayarka Degmada Lughaya Cabdilaahi…

    Read More

      Kenya ready to recognize Somaliland

      The Kenyan government has expressed support for the recognition of Somaliland, which is an autonomous region of Somalia. Kenyan Assistant Minister for Foreign Affairs Richard Onyonka said that Nairobi supports the recognition of Somaliland as an independent state and Kenya will encourage the countries of the African Union to officially recognize Somaliland, a Press TV…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 23.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

        Read More

          Raad-gurayaashii Kala Ahaa Hadraawi iyo Cabdi Qays, ee Raad-Gurayeen Siyaad Barre iyo Hoos-u-jeed oo Isaguna Raad-gurayey Iyaga iyo Guushii Abaal-darrada Ku Dhammaatay

          Aakhirkii 1971-kii ayey ahayd markii uu xadka dalka Jabuuti ka talaabay Mowliid Cali mataan, oo  ahaa dadka aan laga ag waayin abwaaniinta iyo fanaaniinta, islamarkaana ahaa nin aan dhayal ku qoslin oo lagu aaminay cajaladaa inuu ka farta ka saaro Cabdi AadanXaad (Qays), cajaladaas oo uu soo diray Maxamed Ibraahim Warsame ( Hadraawi), waxa cajaladaas…

          Read More

            “Madaxweynuhu waa Odayga Xisbiga Xubno Wasiiro ah ayaa tilmaamay in Xisbiga Cadowga weerarayaa madaxweynuhu ku jiro.” Muj Maxamed Kaahin {DHAGAYSO}

            Hargaysa 23.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ayaa Maanta Tafsiir ka Bixiyay arrimihii ay Heshiiska ku ahaayeen Gudidii Shirgudoonka Xisbiga Kulmiye. Maxamed Kaahin Axmed Waxa uu sheegay in Gudidani aanay Marnaba Xaq u lahayn inay ku dhawaaqaan Dhismaha Gudiyada Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Waxaa…

            Read More

              Restrictions On Somali’s Money Transfers

              Thousands of families across Somalia are under threat due to the recently announced closures of money transfer companies’ bank accounts, international agencies Adeso and Oxfam warned yesterday. The organizations called on the US Department of the Treasury and its regulatory agencies, whose regulations are responsible for the bank account closures, to ensure that Somali-Americans are…

              Read More

                Muuse Biixi oo Nidar ku Maray inaanu u Tanaasulayn Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

                Hargaysa 23.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Mudooyinkii u danbeeyay ay Madaxdhaqameedyo kala duwani u soo Jeediyeen inaanu la Tartamin Madaxweyne Siilaanyo Marka la Gaadho shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa ka Gaws qabsaday soo Jeedimahaas Cadeeyayna inaanu Hankiisa uga u loogayn Madaxweyne Axmed Siilaanyo . Muuse Biixi Waxa…

                Read More

                  Habeenki xalay ahaa oo xafladii 18 may ee abid ugu balaadhnayd ay kaqabsontey dalka Uganda caasimadiisa kampala+ waxyaabi dib uu dhaca ku keenay +sawiro

                  Kampala May 23,2014(SDN/QJ)-Waxa habeenki xalay ahaa laga xusay dalka Uganda maalinti ay  qaranimada Somaliland lasoo laabatay  jiritankedi ilaa qamamurta 18 may ,xafladan oo ahyd abid midi ugu balaadhnayd ugu tunka waynayd ee ka  dhacda dalkan Uganda gaar ahaan caasimadiisa kampala xafladan oo looso abaabulay qaab aad u heer sareeya madaxdan ka soo qayb gashay waxay…

                  Read More

                    Madaxweynaha oo xalay shacabka kula fiidsaday goobaha ganacsiga(SAWIRO)

                    Mogadishu, May 23, 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mar kale xalay u kuur-galayey xaaladda amni iyo mida nolaleed ee magaaladda Muqdisho ayaa kormeeray goobaha ganacsiga oo dadku isagu yimaado. Goobihii uu Madaweynahu tegay xalay fiidkii ayaa waxaa ka mid ahaa Hotelka Jazeera ee Muqdisho halkaasi oo ay dad badan oo shacab iyo…

                    Read More

                      Halkan ka Akhri Beelaha Wasiirradoodu isku Taxeen Xilalka Golaha Dhexe Ee Kulmiye iyo Beelaha Uga Dhaartay inay Foodda Geliyaan

                      Hargeysa:May,23,2014(SDN/QJ)-Maadaama Arrinta Maanta Ugu xiisaha Badan Somaliland ay tahay Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Xalay  lagu Dhawaaqay, ayaanu Door bidnay inaanu markale idiin iftiimino  Xubnaha Xilalka Dawladda ka Haya eek u dhegay ka mid ahaanshaha Golaha, Dhexe, maadaama aanay  Haysanin Kalsooni ay kursiga xukuumadda ku sii haysan karaan. Beelaha oo la sheegayo inay…

                      Read More

                        Qaramada Midoobay Oo Cuno-qabatayn Saartay Kooxda Boko Haram, Liiska Argagixisadana Ku Dartay

                        New York:May,23,2014(SDN/QJ)-Waxa ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Fadhi ay yeesheen iskugu raaceen in Cuno-qabatayn la saaro kooxda ka Dagaallanta Nigeria ee Boko Xaram.   Cunoqabateynta lagu soo rogay Boko Haram ayaa ah in lagu daray liiska ururada xidhiidhka la leh shabakadda weyn ee Al-Qaacida oo ay reer galbeedka u yaqaanaan ‘’argagixiiso’’.   Sidoo kale…

                        Read More

                          Madaxa AMISOM Ee Deegaanka Hesingow Oo Lagu Eedeeyey Inuu Siyaasad Faraha La Galay

                          Hisinkow:May,23,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha degmada Hosingow  ee Gobolka Jubbada Hoose  C/Xakiin Maxamed Maxamuud, ayaa  Eedo kulul oo la xidhiidha dhinaca siyaasadda u jeediyey Madaxa ugu sarreeya Ciidadamada AMISOM eek u sugan deegaankaas. Guddoomiyaha ayaa Sarkaal ku tilmaamay mid carqalado siyaasadeed ka dhe wada dadka deegaanka ku dhaqan, isagoo u soo jeediyey inuu wax ka beddelo dhaqankaas uu ku…

                          Read More

                            Dhirbaaxooyinku Shabaabku Ku Dhuteen Mombasa iyo Nairobi Oo Keenay Inay Kenya Qaaddo Mashaariic Maalaayiin Dollar ku Kacaya Oo Ammaanka Lagu Sugayo

                            Nairobi:May,23,2014(SDN/QJ)-Weerarrada Joogtada ah ee  Kooxda Al-shabaab ku Hayso Dalka Kenya, ayaa Keenay in Dawladda Kenya ay Go’aamo cusub qaadato. Dawladda ayaa diyaarinaysa sidii ay u hirgelin lahayd Tallaabooyin KU Salaysan Adkaynta Ammaanka, iyadoo la adeegsanayo Technoologiyadda casriga ah. Xukuumadda nidaamkeeda cusub ee Hannaanka Midaysan ee Isgaadhsiinta Amniga Shacabka iyo Ilaalada, oo la filayo inuu diyaar…

                            Read More

                              Daawo : Dildilaacii Xukuumada Siilaanyo oo Kowsadey iyo Ururadii Bulshada ee Taageerijirey oo Qaar ku biireen Xisbiga Mucaaridka ee UCID

                              Berbera May 23/2014(SDN/Rmedia) Dildilaacii iyo ka digo rogashadii xukuumada Siilaanyo ayaa ka bilaabmay qaybo kamida qaarada yurub iyo gobolada dalka ee Somaliland kuwaas oo ah Ururadii bulshada ee horaba taageerada buuxda siiyey madaxweynaha Somaliland ee Talada haya ee Axmed Siilaanyo iyo Xukuumadiisa oo noqotey mid shacbiga Somaliland ku hungoobeen taas oo taagan halkii ay dadku…

                              Read More

                                Halkan Ka Akhri Sida ay Beelaha Somaliland U Kala Heleen Xubnaha Loo Doortay Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

                                  Hargeysa:May,23,2014(SDN/QJ)-Ka dib markii la soo saaray Liiska Xubnaha ay ka kooban yihiin Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye, ayaa waxa  la shaaciyey dhammaan beelaha Somaliland degaa inta ay ku kala leeyihiin. Golaha Dhexe oo Tiradoodu Guud ka kooban tahay 364-xubnood, isla-markaana xilkaas hayn doona Muddada Shanta sano ee soo socota, ayaanu Halkan idiinku Haynaa magacyada…

                                Read More