Afganbigii Dhicisoobay ee Koonfurta Sudan iyo Saamaynta Ganacsi ee Somaalida ku Nool uu ku Yeeshay
Juba 16.Dec 2013 (SDN)- Suuqyada ganacsiga ee magaalada Juba ee caasimadda Koonfur Sudan ayaa maanta xiran kaddib markii xalay iyo saaka ay ka dhaceen iska horimaadyo u dhexeeya ciidanka dalkaas. Bile Daahir Maxamed oo ka mid ah ganacsatada Soomaalida ayaa sheegay inuu xiran yahay dhammaan ganacsiga qeybahiisa kala duwan. Wuxuu tilmaamay in Soomaalida ganacsatada ah…
