Webmaster

    Salahley Communty:We denounce the minister of education’s remarks and the first lady taking credit for an ambulance donated by Emirates Red Crescent

    This week a delegation from Somali-land government officials including minsters and the first lady has paid visit to salaxley to deliver an ambulance donated by emirates Red Crescent to Somali-land. The ambulance being donated by friendly country and not from Somali-land government, the delivery of the ambulance should have been delivered in normal protocol, which…

    Read More

      Hoggaamiyihii Hore Ee Awdal State Oo Lagu Wado Maanta Inuu Borama Gaadho Iyo Soo Dhaweyn Xukuumaddu Riixayso Oo Loo Diyaariyey

      Borama:18-Dec-2013(SDN)-Waxa Maanta la filayaa inuu Borama Gaadho Madaxweynihii Hore ee Maamulka Dibad-wareegga ah ee Awdal State Rashiid Aw Nuur, iyadoo halkaasna xukuumaddu si weyn iskaga xil saartay inuu soo dhaweyn ballaadhan ka helo. Rashiid Aw Nuur oo in Muddo ah ku sugnaa  Magaalada Hargeysa, isla-markaana Heshiis aan la faahfaahin la galay xukuumadda Somaliland, ayaa doonaya…

      Read More

        Hal-doorka Mucaaridka iyo Muxaafidka Somaliland Oo Niyad Midaysan Ku Gardaadiyay Diiwaanka SAMO-TALIS(SAWIRO)

        Hargeysa Dec 18,2013(SDN)-Munaasibad ballaadhan oo lagu daah-furay diiwaanka SAMO-TALIS oo xambaarsan taariikhda Odayga Somaliland: Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) ayaa xalay lagu qabtay Jaamacadda Hargeysa waxaana ka soo qayb-galay Wasiirro, Xildhibaanno, Qoraayo, Oday-dhaqameed, maamulka iyo ardayda jaamacadda iyo marti-sharaf kale. Waxaana iska kaashaday Jaamacadda Hargeya iyo Shirkadda Daabacaadda Sagaljet.   Ugu horreyn Guddoomiyaha Machadka Nabadda…

        Read More

        Shacabka Laga Tirada Badan Yahay Ee ku Dhaqan Degmo Ka Mid ah Hargeysa Oo Cabasho Weyn Ka Muujiyey Tacaddi ay u Geysteen Ciidanka Ammaanku

        Hargeysa:18-Dec-2013(SDN)-Dadka laga Tirada Badan yahay ee Ku Nool Xaafadda Daami oo Ku Taalla Magaalada Hargeysa, ayaa cabsho xooggan ka muujiyey Tacaddiyo ay sheegeen in ciidanku si gaar ah ugu geysteen.   Shacabkan oo si Gooni gooni ah ula  hadlay warbaahinta Somaliland, ayaa dhaliilo kulul u jeediyey Taliska Guud ee Ciidanka Somaliland, iyagoo sheegay in ciidanku…

        Read More

          Midawga Yurub oo sheegay in ciidamada Soomaaliya dalkooda lagu tababari doonoo

          Nairobi Dec 18,2013(SDN)-Midawga Yurub ayaa sheegay in tababarada ciidamada Soomaalida laga soo wareejin doono dalka Ugandha loona warejin doono guddaha dalka Soomaaliya. Mashuurca tabarada Soomaalida ee midawga Yurub maal geliso oo magaciisa loo soo gaabiyo (EUTM Somalia) ayaa la hirgeliyay horaantii sanadii 2010kii oo ilaa haatana ay ka qalin jebiyeen ciidamo tiradoodu gaareyso 3,600 oo…

          Read More

            Xoghayihii hore ee ururka Suxuufiyiinta Soomaaliyeed Cumar Faaruuq oo Adis ku xiran bishii labaad

            Adis Ababa Dec 18,2013(SDN)-Xoghayihii hore ee ururka Midawga Suxuufiyiinta Soomalaiyeed Cumar Faaruuq Cusmaan ayaa la xaqiijiyay in uu Adis Ababa ku xirian yahay bishii labaad ka dib kolkii ay ganacsato Itoobiyaan ahi qaan ku sheegteen. Ciidamada amaanka ee dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa Cumar Faaruuq ka qabtay gegida duyuuradaha ee Bole ee magaalada Adis Ababa….

            Read More

              Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga Somaliland oo ka waramay kulay madaxtooyada iyo shirkad ganacsi oo Sucuudi ahi yeesheen(DHEGEYSO)

              Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu Weheliyo Ku Xigeenkiisa Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madax ka socotay Shirkad laga leeyahay dalka Sucuudiga Isla markaana rabta inay Mashaariic ka fuliso dekeda Berbera iyo hawlaha Maamul ee Dekeda. Wasiir ku Xigeenka Ganacsiga iyo Maalgashiga…

              Read More

                Banned charcoal still finds ways into Gulf

                KHASAB, Oman: Charcoal from Somalia, which was banned nearly two years ago by the United Nations, is still making its way to markets in the Middle East, frustrating international efforts to cut off a major moneymaker for Al-Qaeda-linked Al-Shabab militants in the Horn of Africa nation. UN inspectors in recent weeks have sent letters to…

                Read More

                  A Globalised Somali, A Tolerant Somali

                  For the past 7 years or so that I have been involved in youth activism I have tried to comprehend how we could best resurrect our Somali nation. I’ve sat down and debated with those who call themselves or hold the views of liberals, religious, sectionists, nationalists, Marxists and more. I have attempted to understand…

                  Read More

                    Qormadii 54-aad Somaliland iyo Maanta, Xogta iyo Xaqiiqda dhabtaah, Allow sahal Amuuraha

                    Waxaa dastuurka Somaliland uu muwaadinkasta oo Somalilander ah uu u-damaanad qaadayaa oo uu xaq-u-siinayaa in uu aragtida fikirkiisa, dhiibashada rayigiisa, cabirista maskaxdiisa, hilaadinta indheer-garad-nimadiisa, abaabulka dhigiisa, sheegista iyo meel-marinta taladiisa, edeeynta iyo toosinta xukuumadiisa in uu intaba uu xor u-yahay ,xaqna u-leeyahay isaga oo dhawraaya oo aan ku-talax tegeyn milgaha, karaamada iyo xuquuqda muwaadin-kasta  uu…

                    Read More

                      Police raid and shut down paper in Somaliland

                      Nairobi, December 17, 2013 (SDN) — Police in the semi-autonomous republic of Somaliland on December 13 raided the Hargeisa offices of the critical independent daily Hubaal, arrested two staff members, and ordered the publication to be shut down, according to news reports. This is the third time the paper has been targeted this year. Police…

                      Read More

                        Nuxurka Khudbadii ay Marwada Madaxweynuhu ka Jeedisay Degmada Sallaxley {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo wefti balaadhan oo ay hogaaminayso ayaa maanta waxa ay ka qaybgaleen xaflad balaadhan oo ka dhacday degmada salaxlay. Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxa ay Sheegtay inay ku faraxsan tahay Socdaalka ay ku Timid Magaalada Sallaxley Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso…

                        Read More

                          “Madaxweynuhu wuu fuliyay Balanqaadkii uu degmada Sallaxley u sameeyay oo waa kaas” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay in Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ay ka Go’an tahay Sidii ay Horumar dhinacyo badan leh uga hirgaliso Degmada Sallaxley isagoo intaas ku daray in Madaxweynuhu fuliyay balanqaad uu degmada u sameeyay kaas oo dhismihiisii qandaraas lagu…

                          Read More

                            Marwada Madaxweynaha oo Gaadhi Ambulance ku Wareejisay Cisbitaalka Degmada Sallaxley Daawo

                            Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo wefti balaadhan oo ay hogaaminayso ayaa maanta waxa ay ka qaybgaleen xaflad balaadhan oo ka dhacday degmada salaxlay. Xafladan oo ujeedadeedu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa tayada dhakhtarka salaxlay iyo Dugsiga Boodhinka ah ee Degmada Salaxlay halkaas oo maanta ay…

                            Read More

                              Kulankii u dhexeeyay Madaxweynaha Punt land iyo Murashixiinta ka qayb qaadanaya doorashada oo natiijo la’aan ku dhamaaday {DHAGAYSO}

                              Garowe 17.Dec 2013 (SDN)-  Kulankii u dhexeeyey musharaxiinta iyo madaxweynaha Puntland oo lagu kala tagey kadib markii qodobo muhiim ah la isku afgaran waayey, Musharaxiinta ayaa soo bandhigey in guddiga khilaafaadka magacaabistiisa dib loogu noqdo halka Madaxweynaha Puntland ahna mushraxa xilka jagada hogaamiyaha Puntland uu sheegey in sharciyadu siineyso magacaabista gudigaan iyadoo hadana shaqadooda ku…

                              Read More

                                “Midowga Yurub waxay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababar Siinta Ciidamada Ilaalada Xeebaha” Taliyaha Ciidanka Difaaca Xeebaha {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Taliyaha Guud ee Ciidamada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cisman Abdi ayaa Sheegay in Dawladaha Midawga yurub ay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababarada Ciidamada Badda ee Somaliland. Taliyaha Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee Somaliland Waxa uu Hadalkan ka sheegay Mar uu Maanta Warbaahinta ugu waramayay Xafiiskiisa Caasimada Hargaysa ….

                                Read More