Aas Qaran oo loo sameeyay Guule ha u Naxariistee Marxuun Axmed Maxamed Aadan Qaybe {DAAWO MUUQAALO}
Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN)- Waxaa maanta magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland aas Qaran loogu sameeyay Rabi naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Marxuun Axmed Maxamed Aadan Qaybe oo ahaa Gudoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Somaliland oo Shalay Subax ku Geeriyooday Hargaysa . Aaska Marxuunka Waxa ka Qayb galay Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo,Hogaanada Golayaasha…
