Webmaster

    “arrintii Guddoomiye Saleebaan xisbiga kulmiye Dhexdiisa ka waday waxay u egtahay inay Reernimo ka Daarran tahay, laakiin waxa wanaagsanayd in Golaha lagaga doodo oo……..” maxamed Xaashi

    Hargeysa:27-Nov-2013(SDN)-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi ayaa si kulul u weeraray Xukuumadda Madaxweyne siilaanyo iyo Waliba Hab-dhaqanka Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan. Maxamed  Xaashi oo ka Hadlayey Madal ay shalay Madasha wada-tashiga oo uu Xubin ka yahay ku qabteen Shir jaraa’id, ayaa Dhaliilay Faro-gellinta ay xukuumaddu ku bilowday Golaha Baarlamaanka, waxana…

    Read More

      Dawlada Maryekanka oo walaac ka muujisay suxufiyad Muqdisho lagu kufsaday oo xabsiga la dhigay

      Washington Nov 27,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa walaac ka muujisay xariga Muqdisho loogu geystay Gabar la kufsaday iyo suxufi wareystay iyo maamule iddacad kufsiga laga baahiyay oo xabsiga la dhigay. “Xarigani waxa uu sare u qaadayaa suaalaha ku xeeran ilaalinta dhibeneyaasha colaada ka dhanka ah Haweenka iyo xoriyada saxaafada”sidaa waxa yiri afhayeenka wasaarada arrimaha dibedda qeybteeda Africa…

      Read More

        Maamulaha Iddaacada Shabeelle:Waxaan Xabsiga ugu jiraa in Camerad iddaacadu leedahay lagu wareystay gabar la kufsaday

        Muqdisho Nov 27,2013(SDN)-Maamulaha Iddaacada Shabeelle ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii shanaad xabsiga ugu hoyday shababo la xiriira wareysi lala yeeshay gabar suxuufiyad ah oo sheegtay in wariye ka howl gala warbaahinta dawlada uu kufsaday. “waxaan xabsiga ugu jiraa wariye Shabeelle ka tirsan oo camerad iddaacadu leedahay ku wareystay gabadh la kufsaday”sidaa waxa yiri Cabdimalik Yusuf…

        Read More

          Xoghayaha Xisbiga Ucid ee UK Cabdilahi Cumar Shaqale oo cambaareeyey dhacdadii foosha xumayd ee ka dhacday Soo dhawayntii Gudoomiyaha XIsbiga

          London 27Nov13(SDN) Xoghayaha xisbiga Ucid ee Uk Mudane Cabdilaahi Cumar Shaqale  ayaa si adag u canbaareyey  dhacdadii foosha xumayd ee layska hor istagay Madaarka Hargaysa Murashaxa Madaxwaynaha xisbiga Ucid mudane jamaal cali xuseen iyo marti sharaf kale ee la socotay gudoomiyaha ayaa isaga oo u waramaya saxafada waxa uu shegay in xukumadu ay rabto in…

          Read More

            BREAKING NEWS: British Foreign and Commonwealth Office (FCO) Advice against all Travel to Somaliland and Somalia

            London, 27 Nov 2013 (SDN) -The British Foreign and Commonwealth Office (FCO) have advised against all travel to Somalia, including Somaliland and called any British nationals in Somalia and Somaliland to leave. The FCO said in a statement issued today that there is a There is a high threat from terrorism, including kidnapping, throughout Somalia,…

            Read More

              Mapping Mogadishu’s Businesses to Aid Tax Collection

              Mogadishu, 26 Nov 2013 (SDN) -A mapping exercise to register businesses and infrastructure in Mogadishu, Somalia’s capital, aims to provide the government an opportunity to engage in urban planning, raise revenue to fund civic programmes and help settle land disputes, which are increasing as people return to their former homes after decades of conflict. The…

              Read More

                Wasiirka Madaxtooyada oo soo Kormeeray Jidka isku Xidha Hargaysa iyo Berbera {Dhagayso iyo Sawiro}

                Hargaysa 26.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay wehelinayaan Wefti balaadhan iyo Engineer-ada faraha ku haya dhismaha wadada Hargeysa iyo Berbera u dhaxaysa oo maanta boqasho ku tegay wadadaasi oo ay ka socoto shaqo aad u culusi. Kormeerka Wasiirku ku tegay maanta wada ayaa la xidhiidhay inuu…

                Read More

                  Madasha Wada Tashiga oo Si Ba’an u Weerar hanaanka Hogaamineed ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo

                  Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha wada tashiga iyo toosinta Qaranka Somaliland ayaa maanta arimo dhawr ah ku dhaliilay Xukumadda Somaliland ee Madaxweyne Silaanyo gadhwadeenka ka yahay. Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac iyo Mujaahid Maxamed Xaashi ayaa dhaliilo kala duwan u jeediyay Xukumadda, kuwaasi oo ku wajahan diido Xukumaddu kala hor…

                  Read More

                    Hargaysa oo lagu qabtay Shir hawleed ku saabsan Sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa dhalinyarada

                    Hargaysa 26.Nov 2013 (SDN)- Kulan lagu gorfaynayay  sidii fursado  shaqo loogu abuuri  lahaa dhalinayarada  ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaarada qorshaynta iyo horumarinta qaranka. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hayada ILO  waxa kasoo qeyb galay   ururada bulshada , waiiro , agaasmiyaal guud  iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay qiimayn lagu sameeyay heerka shaqo  la aanta…

                    Read More

                      Former Speaker of Somaliland’s House of Representatives, Ambassador Qaybe Dies

                      Hargeisa, 26 Nov 2013 (SDN) -The former speaker of Somaliland’s House of Representatives, Ambassador Ahmed Mohamed Adan (Qaybe), has died in Hargeisa.  Ambassador Qaybe, 84, died in Hargeisa’s main Hospital at about 6:30 am on Tuesday. A formidable politician, Ambassador Qaybe was the Speaker of Somaliland’s House of Representatives from 1997 to 2005. Also Ambassador…

                      Read More

                        Wax ka Baro Taariikhda,Nolosha iyo Shakhsiyada Alle ha u Naxariistee Marxuun Axmed Maxamed Aadan (Qaybe)

                        Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Allah ha u naxariistee waxaa saaka 6:30 subaxnimo magaalada hargeysa ku geeriyooday Marxuum Ambassador Axmed Maxamed Aadan (Qaybe) oo ahaa gudoomiyihii hore ee Golaha wakiilada Somaliland si weyna looga yaqaanay  deegaanada ay Soomaalidu degto iyo daafaha caalamkaba, waxaana maalinta burrito ee Arbacada lagu aasayaa magaalada hargeysa iyadoo Madaxweynaha Somaliland u aaskiisa…

                        Read More

                          Somaliland: EU Injects 4m Euros to the Milk Industry

                          Hargeisa, 26 Nov 2013 (SDN)The European Union, together with its implementing partners ICIPE and FAO, have launched a new milk sector project in Hargeisa that will support Somaliland’s food security and local industry. Somaliland is currently importing the majority of its milk as powdered milk, in order to meet this increasing demand. However, with an…

                          Read More

                            “Magaalada Hargeysa oo dhami waa tii dhaqaaqday maalintii uu ina Riyaal yidhi kama soo dagayo madaar Axmed Siilaanyo, maanta Cabdiraxmaan Cirro ayaa soo dagayee hargeysa wixii mucaarid ahi waa inay dhaqaaqaan” Muj.Dhego Weyne

                            Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne oo maanta ka hadlay shirjaraa’id oo ay qabteen siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa xukuumadda madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku eedeeyey inay siyaasiyiinta mucaaridka ah ka horjoogsato madaarka hargeysa. “magaalada Hargeysa oo dhami waa tii dhaqaaqday maalintii uu ina Riyaal yidhi kama soo dagayo…

                            Read More

                              Gudoomiyihii Hore ee Golaha Wakiilada oo Maanta Geeriyooday iyo Gudi Heer Qaran oo aaskiisa loo Xilsaaray

                              Hargaysa 26.Nov 2013 (SDN)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Golahayaasha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM, AXMED MAXAMED AADAN (QAYBE), oo ku geeriyooday saaka Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku sifeeyey oday qaran oo inaga baxay…

                              Read More

                                Milicsiga Taariikhda:Madaxda Kulmiye maxey ka yiraahdeen kolkii UDUB iska hortaagtay madaarka Hargeysa

                                Hargeysa Nov 26,2013(SDN)-Xukuumada Axmed Siilaanyo ayaa haatan buuxisay dhamaan astaamaha munaafaqnimo ee siyasaadoodu ku dhisan tahay ka dib kolkii ay fuliyeen qodob walba oo ay ku caayi jireen xukuumadii ka horeysay ee UDUB. Waa daabacaadii wargeyska Haatuf ee Hargeysa ka soo baxa iyo cadadiisii July 3,2009 akhri oo dhuux catawga Madaxda Kulmiye ee la iska…

                                Read More