Webmaster

    Dawlada Kenya oo ku Canbaareysay Dawlado reer Galbeeda Goaankii QM ku diiday in lagu laalo dacwadaha Madaxda dalkaas uga socda Maxkamada Hague

    Nairobi Nov 18,2013(SDN)-Madaxda dalka Kenya ayaa caro ku soo dhaweeyay goaan ay Gollaha amanaka ee Qaramada Midoobey ku laaleen dalab ahaa in madaxda dalkaasi aaney hortagin maxkamada denbiyada ee Hague. Madaxweynaha dalka Kenya iyo ku-xigenkiisa ayaa ay maxkamada denbiyada ee Hague ku eedeysay dagaalo beeleedyo dhacay xiligii doorashooyinka Kenya. Maxkamada oo dhegeysigeedu weli socdo ayaa…

    Read More

      Ninka Labaad ee Ugu Sarreeya Sirdoonka Dalka Libiya Oo La Afduubay

      Tripoli:18-2013(SDN)-ku xigeenkii Sirdoonka Waddanka Libiya Mustafa Nuux, ayaa Kooxo Hubaysani Afduubeen sida saraakiil dalkaas ka tirsani warbaahinta u xaqiijiyeen. Warbaahinta gudaha dalka Libya ayaa sheegtay in afduubka uu ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Tripoli, laakiin dowlada ayaa sheegtay inaanay xaqiijin karin halka afduubka uu ka dhacay. Wararka qaar ee ka imaanaya dalka Libya ayaa…

      Read More

        Xukuumadda Somaliland Oo Si Dadban u Oggolaatay In Baasaboorka Somalia Hargeysa Xafiisyo ka Furto iyo Masuuliyiin Dawladda Ka Tirsan Oo Dillaalliin ka ah

        Hargeysa:18-Nov-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa Si Dadban u oggolaatay in Baasaboorka Dawladda Somaliya laga dhex bixiyo Gudaha Somaliland oo hore muddo badan si qarsoodi ah loogu dhex samaynayey. Sida ay sheegayaan Ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay oo aanu Helnay, waxa Maalintii shalay Maxkamadda Gobolka Hargeysa laga sii Daayey shakhsiyaad loo Haystay inay ka  inay Gacanta ku hayeen Basaboorka Somaaliga…

        Read More

          In Ka Badan Kun Askari Oo Wasiirka Gaashaandhiggu Tababar Ugu Soo Xidhay Magaalada Muqdisho iyo Saanad Militari Oo La Guddoonsiiyey

          Muqdisho:18-Nov-2013(SDN)-Wasiirka Gaashaanigga Somaliya Cabdixakiin Fiqi oo ay weheliyaan Saraakiisha ugu sarraysa ee ciidanka Xoogga Dalka Somaliya, ayaa Magaalada Muqdisho Tababar ugu soo xidhay Kun Askari oo ku soo biiray Ciidanka. Munaasabadda ayaa intii ay socotay waxaa suugaan iyo Riwaayad ka hadlaysa doorka Ciidamada ay ka qaataan badbaadinta Shacbiga waxaa kusoo bandhigay Fannaaniinta Kooxda Horseed ee…

          Read More

            Madaxweynihii hore ee Pakistaan Perves Musharaf oo loo maxkamadeyno Qiyaano Qaran

            Islamabad Nov 18,2013(SDN)-Dawlada dalka Pakistan ayaa shaacisay in ay maxmada sare ee dalkaasi u guddbisay dacwad ka dhan ah madaxweynihii hore ee dalkaasi Perves Musharav. Dawlada Newaz Shariif ayaa sheegtay in ay guddi u saartay baarida danbiyo ka dhan ah dastuurka dalkaasi oo uu Musharaf ku kacay mudadii uu xilka hayay. Dawlada Shariif ayaa shegtay…

            Read More

              Kulan balaadhan oo ay isugu yimadeen jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska oo qadhaan logu ururinayo wadada cerigaabo Burco oo ka dhacday london daawo sawiro iyo warbixin

              London 18Nov13(SDN) Kulan balaadhan oo ay isugu yimadeen jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska kulankaas oo ku saabsanaa qadhaan ururin Wadada Isku Xidha Burco Iyo Ceerigaabo Xafladan Ayaa Ahayd Mid Si Wayn Ay U soo Buuxdhaafiyeen Jaaliyada Reer Somaliland ee Ku dhaqan Daafaha Dalka ingiriiska Waxaanay goobtaa Ku Dhawaaqeen Lacag Kor U Dhaafaysa…

              Read More

                (Xog Hoose) Saacid Garr leh, Xasana Gardaran

                Waxaa caan baxday maah maah la yiraahdo “Caydiid Gar leh, Calina Gar leh” balse maanta waxaa taagan Saacid gar leh, Xasana gardaran, waa qormo aan doonayo inaan uga hadlo waxyaalaha gundhiga u ah khilaafka soo kala dhex galay madaxweynaha iyo raysala wasaaraha, kaas oo saamayn ku yeeshay horumaradii isdaba jooga ahaa ee ka socday dalka,…

                Read More

                  President Silanyo Meets with Director Generals-(Audio)

                  Hargeisa, 17 Nov 2013 (SDN) -Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has on Sunday met with the Director Generals of the country’s different Ministries at his office in the presidential palace. The meeting served as a platform in which President Silanyo encouraged the Director Generals to redouble their efforts in running the day-today activities of…

                  Read More

                    Wasaarada Hawlaha Guud oo soo Bandhigtay Khasaaraha kala duwan ee ay sababaan Shilalka Gaadiidka iyo Wasiiro ka Qayb galay

                    Hargaysa 17.Nov 2013 (SDN)- Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ayaa maanta magaaladda Hargaysa  ku  soo Bandhigtay shilalkii Gaadiidka ee ka dhacay Dalka ee  sanadkan 2013. Munaasibad   lagu soo bandhigayay  dadkii ku waxyeeloobay shilalka  wadooyinka ee dalka ka dhacay sanadkan ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda warfaafainta ,wacyigalinta iyo dhaqanka ,wasiir ku xigeenadda wasaaraddaha…

                    Read More

                      “Xoriyatul Qawlka Somaliland Cid alaale iyo Cid is Hortaagi kartaa Ma Jirto” Marwo Faadumo Siciid {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 17.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku Xigeenka Gudida Qaban qaabada Shirka Dooda qaran ee labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Waddani ku Baaqeen ayaa cadaysay inaay Jiri Karin cid is hortaagta Xoriyatul qawlka Somaliland , Waxaay Sheegtay inaan Xukuumada loo dooran inay kali talis ku noqoto ummadii soo dooratay. Waxay Gudoomiye ku xigeenku xustay in…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan la Qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha dawlada {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 17.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta waxa uu kulan balaadhan la yeeshay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Dalka kuwaas oo uu madaxweynuhu dardaaran iyo dhiirigelin shaqo siiyey kulankan oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada JSL gaar ahaan Hoolka Shirarka Golaha Wasiirada Somaliland. Madaxweynaha Somaliland waxa uu Tilmaamay doorka ay agaasimayaasha Guud…

                        Read More

                          Hogaanka Baarlamaka Somalia oo Safaro u ambo baxay Wakhti baaxadega Siyaasadu uu Meel adag marayo

                          Muqdisho 17.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar iyo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta iyana waxa ay u ambabaxeen magaalada Addis Ababa ee caasimada Dalke Ethiopia halkaasi oo ay uga qeybgali doonaan shirka Baarlamaannada urur Goboleedka IGAD, waxaana garoonka ku sii sagootiyay mudanayaal ka tirsan baarlamaanka…

                          Read More

                            Marwada Madaxweynaha Somaliland oo dhagax dhigtay Xarun loo samayn doono Caruurta Agoomaha ah

                            Wajaale 17.Nov 2013 (SDN)- Marwada madaxweyanaha ee j s l marwo amina sheekh maxamed jirde ayaa maanta dhagax dhigtay dhisme xarun loo samayn doono caruurta agoonta ah ee ku dhaqan magaalada wajaale. Dadweynaha iyo masuuliyiinta degmada wajaale ayaa maanta si heer sare u soo dhaweeyay wafti ay hogaaminayso marwada madaxweynaha JSL marwo amina sheekh maxamuud…

                            Read More