Webmaster

    Somaliland: European Union Delivers Vehicles and Training for Somaliland Coast Guard

    Berbera, 18 Nov 2013 (SDN) -During the past week, two European Union missions, EUCAP Nestor and EU Naval Force (EU NAVFOR) Somalia Operation Atalanta, have worked together on two operations for the benefit of the Somaliland Coast Guard. The first operation involved the transportation and handing over of five 4-wheel-drive vehicles to the Coast Guard…

    Read More

      Dhacdo Naxdin leh Aabe Lix Caruur ah oo uu dhalay ku waayay Duufaanadii Puntland ku dhuftay {DHAGAYSO}

      Nugaal 18.Nov 2013 (SDN)- Axmed Xasan Ismaaciil oo  ka mid ah dadka ay saameysay duufaantii ku dhufatay deegaanno ka tirsan Puntland oo saxaafadda kula hadlay gobolka Nugaal ayaa sheegay in uu musiibadaasi ku waayay lix carruur ah iyo hooyadood. Waxa uu sheegay in uu ka maqnaa xilligaasi ay roobabka da’ayeen hoygiisa, isla markaana uu xayn ari…

      Read More

        Tacsi iyo Taariikh sixid: Maayarkii Hargeysa ee 1967 Ilaa 1968-kii, W/Q: Ibraahim Cali Cuucuule

        Waxa  ku geeriyooday magaalada Hargaysa 8-11-13 Allah ha u naxariistee marxuun Axmed Ibraahin Guunje oo magaalada Hargaysa ka ahaan jiray mayor sanadkii 1968kii isaga oo ahaa maayirkii Afaraad ee la soo doorto,waxaanu ahaa maayirkii ugu horeeyay ee si xor ah la soo doortay Ismaaciil Cubuli oo sanadkii 1960kii ilaa  1962kii xilka hayay. Waxa ku xigay ee…

        Read More

          Wasiiro Raashin iyo Lacag gaadhsiiyay dadkii ku tabaaloobay roobabkii ka da’ay deegaanka Gobolka Saaxil {DAAWO}

          Bula Xaar 18.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo uu Weheliyo Wasiirka Wasaarada Dibu dejinta Somaliland ayaa deegaamo ka Tirsan Gobolka Saaxil ee Khasaaruhu ka soo gaadhay roobabkii dhawaan ka da’ay Jiidaas waxay gaadhsiiyeen raashin iyo Lacag . Wasiiradan ayaa Sheegay in Xaalada ay roobabkani Sababeen ay Khatar gelisay Nolosha dadka iyo duunyada iyagoo…

          Read More

            Wasiirka Kalluumaysiga iyo Wefti uu Hogaaminayo oo ku Sugan Deegaanka Xiis ee Gobolka Sanaag

            Xiis 18.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka bada Mudane Cali Jaamac Faarax,agaasimaha Guud ee Wasaarada Kalluumaysiga Maxamed Cilmi Aadan,Xubno ka Tirsan Agaasime waaxeedyo kale ayaa kormeer hawleed waxay ku marayaan Deegaamada Xeebaha bari ee Gobolada Saaxil iyo Sanaag. Weftiga Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka badu hogaaminayo waxay Lugta safarkooda ku sii mareen deegaamada Ceel…

            Read More

              “Halkii sano ee dowladda shaqeyneysay ee aad looga hanweynaa in maanta dib u dhac ku yimaada waa wax aad ayaan daro u ah” Madaxweynihii Hore Somalia C.qaasim Salaad {DHAGAYSO}

              Muqdisho 18.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. C/qaasim Salaad Xasan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay khilaafka todobaad ka hor soo if baxay ee u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon. Wareysi uu siiyay Dr. C/qaasim mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in…

              Read More

                Garowe: Qaadhaan lacageed oo Maanta la Gaadhsiiyay Gudida Culimada ee Gurmadka Masiibadii deegaamo ka tirsan Punt land ku dhacday

                Garowe 18.Nov 2013 (SDN)- Guddiga Culimadda ee xubnaha ka ah guddiga Puntland gurmadka deg dega u magacawday ayaa maanta  magaalada Garowe soo bandhigay dhaqaale gaaraya 25 Kun oo Doolar kaasi ay shegeen in jaaliyadaha dibadda ay soo direen. Lacagtan ayaa laga soo diray Dalalka Maraykanka iyo magaalada Aarhus ee Denmark oo ay ku nool yihiin…

                Read More

                  “Aad ayaan uga xumahay dagaalka ka dhacayay No. 50 labadii maalmood ee u dambeysay” Ra’isal Wasaare Saacid

                  Muqdisho 18.Nov 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda deegaanka KM-50 ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo u dhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed oo ka wada tirsan ciidanka xoogga dalka. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa…

                  Read More

                    “Ma Jirto haba yaraatee Cid Xafiis lagaga Ganacsado Basaboorka Somalia oo Hargaysa ka Furan” Taliyaha Laanta Socdaalka {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 18.Nov 2013 (SDN)- Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali Yuusuf ayaa maanta Beeniyay warar lagu faafiyay Warbaahinta Maxaliga ah ee Somaliland oo lagu sheegay in Magaalada Hargaysa laga furay Xafiis lagaga ganacsado baasboorka Somalia kaas oo ay Mukhalasiin ka Yihiin Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada. Taliyaha Laanta Socdaalku waxaa kale oo uu…

                    Read More

                      “Barashada Culluunta Sharciga & Doorka Dhallinyarada Suxufiyiinta ah” Waa Dood Gaaban {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 18.Nov 2013 (SDN)- Waa Barnaamij Dood Wadaaga ah oo ay Shabaada Qurbejoog.com u Qabatay qaar ka Mid ah Sharci yaqaanada ka soo baxay Jaamacadaha Somaliland Kuwaas oo marka dhinaca kale laga Istaagana ka mid ah Bah’da Warbaahinta Somaliland. Waxaa doodan ka qayb qaadanaya Weriye Xasan Cumar Xasan oo ka hawl gala Saxaafada Madaxa Bannaan…

                      Read More

                        Dozens dead in Russian plane crash

                        Kazan, 18 Nov 2013 (SDN) -A Boeing 737 has crashed on landing at Kazan airport in central Russia killing all 50 people on board. The son of the president of the province of Tatarstan and the regional head of the FSB intelligence service were named among those who had died after the passenger jet exploded…

                        Read More

                          Tallo Qaran iyo Caawa Ra’yi Keen,laba aragtiyood oo isu dhow Faalada Shabakada Qurbejoog.com

                          Waxaa maalmihii u danbeeyay Saaxada Siyaasada Somaliland aad u hadheeyay Shirka ay labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Waddani ku baaqeen ee ay ugu magac dareen Talo Qaran,Kaas oo Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka oo hore u sheegay inay Shirkaas qabanayaan ay Nasteexo ahaan u soo Wareejiyeen Axsaabta Mucaaridka ah iyagoo dhawraya nidaamka Sharci…

                          Read More

                            Guddida Qabanqaabada Shirka Dood Qaran Oo Kulan La Yeeshay 150 Xubnood Oo Ka Mid Ah Ardayda Jaamacadaha Dalka

                            Hargaysa 18.Nov 2013 (SDN)- Guddidii dhawaan Axsaabta qaranku u magacawday qabanqaabada Shirka Dood qaran ayaa  xarunta guud ee xisbiga WADDANI kulan kula yeeshay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadaha dalka halkaas oo lagu sameeyey Guddiyo dhallinyaro oo guddidan Xisbiyada Mucaaridka ah kala shaqayn doonta shirweynaha la baxay Dood Qaran. Kulankan Guddida qabanqaabada shirweynaha Dood qaran…

                            Read More

                              Ma waxa uu isku shaandheynta u Sameeyay Noolaynta Xisbigiisa? Cumar Maxamed Faarax

                              Waxa dhawaan Guddoomiye Cirro isku shaandheyn baahsan ku sameeyay dhammaan guddi hoosaadyada aqalka wakiiladda, taasi oo dareen ka dhashay maadaama oo ay ahayd markii u horreysay ee golaha todoba jirka ah lagu sameeyo isku shaandheyn noocaas oo kale ah. Waxa markiiba soo baxayay inuu tibaaxo sheegayay in Guddoomiyaha Aqalka Wakiiladdu uu ku tuntuunsanayo sidii xildhibaano…

                              Read More

                              Xulka Cameroon oo u soo Baxay (World Cup 2014) Markii 4-1 Ku Suuxisey Xulka Tunisia.(By Jaahuur)

                              Yaounde,Cameroon-Nov-18-2013-(SDN)-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu faaqideynaa ciyaartii dhexmartey xulka Cameroon iyo xulka Tunisia,kana tirsaneyd isrebreebka koobka kubadda cagta ee aduunka ka dhicidoonta dalka Brazil 2014. Labadan xul ayaa lugtii hore (First Leg) ku wada ciyaarey Tunis wallow aan waxba la iska dhalin kuna dhamaatey 0-0. Haddaba ciyaartan oo la wada sugayey ahaydna lugtii labaad(Second Leg) ayaa…

                              Read More

                                Madaxweynaha Philippine oo sheegay in uu la noolaan doono Barakacyaal ku waxyeeloobay duufaano dalkaa ku dhuftay inta Mucaawino ka soo gaari doonto

                                Tacloban Nov 18,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Philippine Benigno Aquino ayaa sheegay in uu xeryaha barakacayaashii ku waxyeeloobay Duufaantii Haiyan ee dalkaas ku dhufatay uu ku noolaanayo inta ay halkaasi ka soo gaarayaan deeqaha caalami ee dalkaasi soo gaaray. Madaxweynaha Philippine Aquino ayaa degaya xero ku taal Tacloban oo ah caasimada gobolka duufaantu ku habsatay ee Leyte. Madaxweynaha…

                                Read More

                                  Ciidanka Ammaanka Kenya Oo Xabsiga Dhigay Shakhsi Lagu Tuhmayo Inuu Tababar Siinayey Kooxo ku Biiraya Al-shabaab

                                  Nairobi:18-Nov-2013(SDN)-Ciidanka Ammaanka Dalka Kenya, gaar ahaan Deegaanka Nyeri ayaa maalintii shalay xabsiga dhigay shakhsi lagu tuhmayo inuu tababar siinayey dadka doonaya inay Al-shabaab ka mid noqdaan. Ruuxa laga shakiyay ayaa la sheegay inuu usii marsiin jiray dadka tababarka uu siiyo inay soo galaan dalka Soomaaliya oo ay ku biiraan Alshabaab. Saraakiil ka tirsan kuwa wada…

                                  Read More