Shir Hawleed ku Saabsan nidaamka Wax la isugu Gudbiyo oo Hargaysa ka Furmay
Hargaysa 17.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Qorshaynta qaranka iyo horumarinta Dr sacad Cali shire ayaa maanta magaalada Hargaysa ka furay shirweyne balaadhan oo ay ka soo qayb galeen wasaaradaha dawlada, hay’adaha caalamiga ah iyo ururada samafalka ah ee maxalliga ah. Kaasoo ujeedadiisu ahayd Wada shaqaynta buuxda ee ay dhinacyadani yeelan karaan iyo kala war qaadshadooda….
