Webmaster

    Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay isku daygii dil ee lala beegsaday Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye

    Hargaysa 10.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo ka hadlay Weerar Shalay lagula kacay Gudoomiye xigeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay inaanay u dul qaadan doonin cida Falkaasi ka dambaysa. Waxa uu sheegay inay hayaan qaar ka mid ah Dadka falkaasi ka dambeeyay. Wasiirka oo la hadlay BBC-da ayaa…

    Read More

      Xisbiga Ucid laantiisa Uk oo taageeray baaqi ay soo jeediyeen labada xisbi qaran Ucid iyo Wadani goaamana ka soo saray

      london 10Nev13(SDN)  waxa  ka dhacay galbeedka London xafada shepadsbush shir   ay isugu yimadeen xubanaha.hawlwadeenada. gudidda fulinta, Garabka haweenka  shirkan oo ay hogaaminaysay Xoghayaha Arimaha Qoyska xisbiga Ucid Marwo Kaltuun Cumar ayaa  shirka lagu furay Aayado quraanka kariimka iyo is xogwaraysi mudadii kobnayd ee xisbiga ucid guusha ka soo hoyey dorasahasii deeganaka waxa kale oo…

      Read More

        “Waxaan uga mahadcelinayaa shaqaalaha caafimaadka shaqadooda adag iyo daryeelka dhibbanayaasha aan waxba galabsan ee lagu bar-tilmaameedsaday werearkii argagaxisada ee Jimcihii dhacay,”Ra’isal Wasaare Saacid

        Muqdisho 10.Nov 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta ku booqday isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho dadkii ku dhaawacmay weerarkii argagaxisada ahaa ee Jimcihii ka dhacay caasimadda dalka. Raysul wasaaraha ayaa u xaqiijiyay ummadda Soomaaliyeed in weerarrada noocaan oo kale ah aanay ka weecinaynin dowladda dib u dhiska dalka iyo horumarintiisa. Shirdoon…

        Read More

          Somali president resolute after Shebab car bombing

          Mogadishu, 10 Nov, 2013 (SDN) -Somalia’s president vowed Saturday he would not halt efforts to restore peace and security to the country in the wake of a car bomb attack in central Mogadishu by Al-Qaeda-linked Shebab rebels. The huge blast on Friday evening outside a top hotel in Somalia’s capital killed at least four people,…

          Read More

            Wartorn Somalia’s Football Premier League Plays Again

            Mogadishu, 10 Nov, 2013 (SDN) -The Somalia Premier League officially reopened at the weekend in the Somali capital, Mogadishu. Huge numbers of spectators turned up at the world-class stadium to watch Somali Premier League football for the first time in almost two decades. Top government officials, football federation executive committee members and prominent businesspeople attended…

            Read More

              Somalia: Puntland Ministry of Interior Warns Residents against Cyclone

              Garowe, 10 Nov, 2013 (SDN) -Puntland’s Ministry of Interior has warned coastal communities along the Indian Ocean against a tropical cyclone that will last for two days, Garowe Online reports. Speaking on Puntland-based independent station, Radio Garowe Deputy Interior Minister Ali Yusuf Ali Hosh said “International meteorological agencies informed the government that cyclones with life-threatening…

              Read More

                Ethiopia Considering Joining AU Force in Somalia

                Addis Ababa, 10 Nov, 2013 (SDN) -Ethiopia is considering integrating its troops in Somalia into the bigger UN-backed African Union force amid efforts to boost operations against Al-Qaeda-linked Shebab rebels, officials said Sunday. Ethiopian troops entered Somalia in November 2011 to support the African Union mission in Somalia (AMISOM) and local government forces, but has…

                Read More

                  Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ka dhiidhiyay Falkii lagu Khaarajin rabay Ku Xigeenkiisa Maxamed Kaahin

                  Hargaysa 10.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Meel adag iska taagay Isku day dil oo uu Shalay la badbaaday Gudoomiyaha ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Kullmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed isla markaana Sheegay inay Xisbi ahaan Gacan Bir ah Wax kaga qabanayaan cidii falkaas ka danbaysay . Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye…

                  Read More

                    Khilaaf la Sheegay inuu ka Dhex aloosan yahay Xarakada Alshabaab iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay

                    Muqdisho 10.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay khilaaf uu sheegay inuu ka dhextaagan masuuliyiinta Ururka Al-Shabaab ee Dowladda dagaalka kula jira Madaxweynaha, wuxuu sheegay khilaafka Al-Shabaab ka dhexjira inuu usahlayo Dowladda federaalka Soomaaliya sidii dhaqsi ay uga adkaan lahaayeen Ururkaasi.Wuxuu tilmaamay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay geeriyoodeen, kadib markii…

                    Read More

                      Ra’isal Wasaaraha Itoobiya oo daboolka ka qaaday in Ciidamadoodu ay ku biiri doonaan AMISOM

                      Addis Ababa 10.Nov 2013 (SDN)- Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay ku biiri doonaan howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM). Sida lagu daabacay wargeyska DailyNation, ee ka soo baxa dalka Kenya, kulan magaalada Addis Ababa ay ku yeesheen madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto iyo rayusl wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayuu Desalegn…

                      Read More

                      Barbara Berlusconi oo u Miciyolisatey Iney Xukunto Naadiga Ac Milan.(By Jaahuur)

                      Milan-Italy-Nov-10-2013-(SDN)-Saaxiibayaal Qormadeena ciyaaraha waxaynu  ku eegeynaa Barbara Berlusconi oo uu dhalay BM hore ee dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi iskana leh naadiga Ac Milan ayaa u ruqaansatey inay la wareegto maamulka Naadigooda Ac Milan. 29-tan jirtan Barbara Berlusconi ayaa aabeheed ka codsatey inuu u ogolaado iney dib cusbeyneyn ku sameyso Naadiga. Gabadhan ina Silvio ayaa ka dhawaajisey ineyna…

                      Read More

                        Somaliya oo ka taagan quus wada hadalada iyo dhoohananta Somaliland , waa mid u baahan in la qaato Stratagiyo ka duwan tan maanta

                        Marka hore waxan halkan ka salaamaya dadka maqaalkan akhrisanayaw.  Inta kadib, dadku inay yidhaahdan sidaas la yidhi oo caqli keeni kari mayo wa lag fiicanyahay. Dadkuna waa inay isku dayan bal fekero kala duwan keenan si marxalada adag looga baxo. Waxan la socona in 23 in kabadan la raadinayay ictiraaf ila imikana wax ka socda…

                        Read More

                          Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Si Adag U difaacay Eedihii Wasiir Warancadde u Jeediyey Bahda Garsoorka

                          Hargeysa:10-Nov-2013 (SDN)- Guddoomiyaah Maxakamadda Sare ee JSL Dr. Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa shalay ka hadlay eedihii dhawaan uu wasiirka arrimaha guduhu u soo jeediyey bahda garsoorka, kuwaasi oo uu sheegay inay gacan maris ku beddeshaan kiisaska khalkhal gelinaya caddaaladda.   Guddoomiyaha Maxakamadda sare oo ay weheliyaan guddoomiyaasha derejooyinka heer gobol, degmo iyo ta racfaanka ee…

                          Read More

                            3rd annual MN 6 I group Somali Photo Exhibit

                            The work of Somali photographers and community activists Mohamed Barre, Anisa Hajimumin,Farhio Khalif and Hussein N. Castelli provides a visual exploration and documentation of Somali families in MN. Their photography also portrays the changing landscape of Minnesota. The event features renowned North Minneapolis artist/photographer Rebecca Lawson which her work portrays changes in North Minneapolis around…

                            Read More

                              Isku Daygii Dil Ee Loo Geystay Maxamed Kaahin Oo Shacabku Si weyn u Hadal Hayaan iyo Sababta Loo Nisbaynayo

                              Hargeysa:10-Nov-2013(SDN)-Caasimadda Somaliland iyo Gobollada kale ee Dalkaba waxa si weyn Looga Hadal Hayaa, isku Daygii Di lee Maalintii shalay lagula kacay Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed Oo Xisbiga Kulmiye Guddoomiye-ku-xigeen ka ah.   Isku  Daygaas Dil oo uu ka Badbaaday Guddoomiye Maxamed Kaahin, ayaa geli waayey maskaxda dadka badan oo reer Somaliland, maadaama uu Maxamed kaahin…

                              Read More

                                Dawladda Ethiopia Oo Shaaca Ka Qaadday Inay Ku Biiri Doonta Xoogagga Amisom

                                Adis Ababa:10-Nov-2013(SDN)Muran Badan iyo Dhaleecayn qaad ka mid shacabka Soomaalidu ka qabeen Tallaabooyinka ay ciidanka Etiopia ku soo Galaan Ciidda Soomaalidu, ayuu Ra’isal wasaaraha Ethiopia ku dhawaaqay inay arrintaas shacrciyeyn Doonaan. Ra’iisalwasaaraha Ethiopia , Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in ciidanka dalkiisu ay ku biirayaan howl-galka AMISOM ee dalka Soomaaliya iyada oo laga duulaayo dadaalada Shabaab…

                                Read More

                                  Muran Dhuleed Oo Ka Taagan Deegaan Reer Awdal iyo Waqooyiga Hargeysa

                                  Hargeysa:10-Nov-2013(SDN)- Muran iyo Is Qabqabsi  ku saabsan yooyootan deegaan ayaa ka soo kordhay deegaamada ku yaala Soohdinta ay wadaagaan Goboladda Selel, Awdal iyo Maroodi-jeex. Arrintan ayaa ka dhalatay Xubno ka soo jeeda Gobolka Awdal oo dhawaan sheegtay deegaamo ay Ardaaga Waqooyiga Hargeysa ku doodayaan inay iyagu leeyihiin. Qoraal ay soo saareen Oday-dhaqameedyo ka soo jeeda…

                                  Read More

                                    Duufaan roob iyo dabeylo xoogan ay weheliyaanoo ku soo fool leh degaanka Soomaalida ee Geeska Africa

                                    Muqdisho Nov10,2013(SDN)-Duufaan sidata roob iyo Dabeylo xawli ku socda ayaa ku soo fool leh qaar ka mid ah degaanada Soomaalida ee Geeska Africa. Duufaantan oo bada Carbeed ka unkantay Jimcihii ayaa la saadaalinayaa in ay sababto fatahaadyo daylo xawli ku socda kolka ay soo gaaraan dhulka Soomaalida. Dabeylaha ay duufaantani sidato ayaa lagu qiyaasayaa in…

                                    Read More

                                      Somaliland’s Foreign Minister Announces the Postponement of the Third Round of Somaliland-Somalia Talks

                                      Hargeisa, Nov 09, 2013 (SDN) -Somaliland’s minister of foreign affairs Mohamed Bihi Yonis has announced the postponement of the latest round of Somaliland-Somalia talks which were due to begin yesterday the 8th of November 2013 in Istanbul, Turkey. Minister Bihi while speaking to local media said that Turkey- mediated stalled talks between Somaliland and Somalia…

                                      Read More