Madaxweyne Xasan Sh.Maxamud oo Soo Gunaanaday Shirkii Xirfadlayaasha Caafimaadka
Muqdisho 09.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xiray shirwayne qaran oo saddex cisho ka socday Muqdisho, kaasoo looga hadlayay caafimaadka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in shirka ka dhigan yahay tahay tallaabo horey loo qaaday, isagoo ballan qaaday in dowladdiisu ay ku dedaali doonto sidii hooyada, dhallaanka iyo…
