Iran iyo reer Galbeedka oo qarka u saaran in heshiis laga gaaro Barnaamijka Neclear-ka dalkaasi
Geneva Nov 09,2013(SDN)-Madaxda wasaaradaha reer Galbeedka ayaa ku sii qulqulaya magaalada Geneva oo maalintii sadexaad ay ka socdaan wadahadalo u dhexeeya reer Galbeedka iyo Iran. Wadahadalada ayaa looga ari sanayaa sidii loo joojin lahaa barnaamijka Nuclear-ka ee dalka Iran. Reer Galbeedka ayaa aaminsan in Iran ay sanadka danbe bartankiisa ku sameysan kareyso hubka Nuclear-ka hadaan…
