Guddoomiyaha SOLJA Xuuto Muxuu Dhaafsaday Xayiraadda Shanta Shabakadood ee Hawada laga Saaray? Faalo
Hargeysa 15. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) iyo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo isu-bahaystay burburinta madax-bannaanida Warbaahinta xorta ah, ayaa ku guulaystay inay Shirkadaha Isgaadhsiinta u adeegsadaan oo ay hawada ka saaraan Shan ka tirsan Shabakahada Wararka (Websites) ee Somaliland ka hawlgala. Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex oo fulinaysa Dalab…
