“Madaxda Hay’adda ILO Waxaanu farta ugu fiiqnay Inay Naga Taageeraan shaqo Abuurka da’yarta Oo Ka Mid Ah Caqabahada Ugu Adag ee Qarankan Haysta.” Wasiirka Madaxtooyada JSL SAWIRO
Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta xarunta Madaxooyada kulan kula yeeshay wefti sare oo ka socda (United Nations International Labuor Office) loona soo gaabiyo ILO, oo uu hoggaaminayey Mr George Okutho oo ah agaasimaha hay’adda ILO u qaabilsan waddamada Itoobiya,…
