Webmaster

Guddoomiye Cirro oo Galabta Soo Qaatey Kaadhkiisii Codbixinta Doorashada Fariin Muhiim ah oo uu u Direy Shacabka SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 13. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta xarunta hay’adda shaqaalaha Somaliland ka soo qaatay kaadhkiisii diiwaan-gelinta codbixinta Doorashada Somaliland oo muddooyinkan ba ka socotay goballada Maroodi-jeex iyo Togdheer. Dr.Cabdiraxamaan Cirro, ayaa markii uu soo qaatya kaadhkaasi, waxa uu dadweynaha ugu baaqey in ay qaataan kaadhka si ay uga qeyb-qaataan isbedel…

Read More

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Ucid oo Kormeer la Xidhiidha Wacyigelinta Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha ku Maray Deegaano ka Tirsan Gobolka Maroodi Jeex SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 13. July 2017 (SDN/QJ):- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga UCID Maxamed Aadan Axmed, Isla markaana ay wehelinayeen Qaar ka mid ah Xog-hayayaasha .   Xisbiga oo kala ahaa Xog-hayaha Warfaafinta UCID Yuusuf Kayse C.laahi, Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada C/qaani Salaf Iyo Xoghayayaal Kale, Qaar ka mid ah Garabka Haweenka Ee…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Xayirtay Shan Website Oo Faafiyay Dacaayado Sababi Kara Amni-daro

Hargaysa 13. July 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadaka saartay shan Website,  oo uu xafiiska Baadhista Danbiyadda Somaliland ku soo Eedeeyey inay faafiyeen warar been abuur ah, Dacaayad, kuwaas oo uu sheegay inay saamayn ku yeesheen Amniga Dalka isla markaana ay abuurayaan isku Dhac beeleed. Amarkan oo ay Maxakamadda Gobolka Hargeysi soo saartay ayey ku tilmaantay…

Read More

Wasiir Olole Doorasho U Rogay Wacyi-gelin Kaadh-qaadashada Ah Oo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Saylici Ku Marayey Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex SAWIRO/DAAWO

Gebilay 13. July 2017 (SDN/QJ):-Madaxwayne ku-xigeenka JSL ahna ku-simaha Madaxwayanaha Qaranka iyo wefti ballaadhan oo uu hogaaminayey ayaa kormeer hawleed ku tagay Gobolka Gabiley (gaar ahaan magaalooyinka Arabsiyo, Gabiley, Kalabaydh iyo Wajaale). Ujeedada kormeerka Madaxwayne ku-xigeenka ayaa waxay daarnayd inuu u kuurgalo isla markaana uu xogogaal u noqdo qaabka ay Gobolka Gabiley uga socdaan hawlaha…

Read More

Weftigii Murashax Cirro oo Si Meeqaam-sareysa Looggu Soo Dhaweeyeye Magaalada Balli-gubadle iyo Deegaanada Hoos Yimaada SAWIRO

Bal-gubadle 13. July 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo muddooyinkii dambe socdaal ujeedkiisu daaran yahay wacyi-gelinta qaadashada kaadhka diiwaan-gelinta Doorashada ku maraayey deegaano ka tirsan goballada Togdheer iyo Maroodi-jeex, ayaa  si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalada Balli-gubadle iyo deegaano ka tirsan gobalka Hawd. Weftiga oo ay guddoomiye Cirro ku wehelinaayeen saraakiil sare sare…

Read More

Xaafad Kamid Ah Magaaladda Hargeysa Oo Uu Xanuunka Shuban Biyoodku Ka Dilaacay Iyo Tirada Dhimashada Uu Sababay DAAWO

Hargaysa 13. July 2017 (SDN/QJ):-Xanuunka shuban Biyoodka ayaa ka dilaacay xaafadda Cakaara ee magaalada Hargeysa,waxaana xanuunkan u jiifa laba qof oo caruur ah,waxaana sidoo kalena xanuunkan u geeriyooday wiil 13 jir ah. Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa ku hawlan sidii ay u dabar jari lahayd xanuunkan Shuban Biyoodka ah ee ka dilaacay xaafada. https://www.youtube.com/watch?v=DVRRwScosBI

Read More

Weftigii Musharax Cirro oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Sabo-wanaag iyo Deegaanada Hoos Yimaada ee Gobalka Maroodi-jeex DAAWO

Hargaysa 13. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminaayo oo muddooyinkii dambe socdaal la xidhiidha wacyi-gelinta diiwaan-gelinta ku joogay gobalka Togdheer, ayaa hada na maanta si weyn oo ballaadhan looggu soo dhaweeyey gebi ahaan ba deegaanada iyo magaalooyinka kala duwan ee degmada Sabo-wanaag ee gobalka Maroodi-jeex. Guddoomiye Cirro…

Read More

Wiil uu Dhalay Madaxweyne Trump oo Kashifay Xag Kaabaysa Baadhista lagu wado Aabbihii ee Xidhiidhkii Ruushka

Washington 13. July 2017 (SDN/QJ):-Wiilka uu dhalay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee ah Curadka Carruurtiisa, ayaa loo sheegay in xogta ku aaddan Hillary Clinton ee ay u gudbisay Gabadha Qareenka ah, ay qeyb ka ahayd dedaal ay dawladda Ruushka ku caawinaysay ololaha doorashada ee Aabbihii, sida baahiyey Wargeyska New York Times. Rob Goldstone, oo soo qaban…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Kalsoonidii Kala Noqday Guddida Doorashadda ee Gobolka Gebilay Iyo Sababta Keentay DAAWO

Hargaysa 13. July 2017 (SDN/QJ):-Madaxa ololaha heer qaran ee xisbiga Waddani, Xamse Khayre ayaa sheegay inay kalsoonidii kala noqdeen Komishanka Doorashooyinka ee Gobolka Gabiley, kadib markii sida uu sheegay ay goobahaasi kaadh qaadashada ee gobolka Gabiley ay ka dhacday waxyaabo badan oo sharci daro ah. Mr Xamse Khayre, Madaxa Ololaha Xisbiga Waddani waxa uu sheegay…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo 28 Caano Maal Kadib Maalinta Beri ah ku soo Laabanaya Caasimadda Somaliland ee Hargaysa

Hargaysa 13. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu 28 maalmood oo uu dalka Imaaraadka Carabta ku maqnaa ka dib jimcaha beri dib ugu soo laabto dalka. Madaxweyne Siilaanyo ayaa markii uu dalka ka dhoofay waxay madaxtooyadu sheegtay inuu safar u gaar ah oo qaadan doona tobaneeye maalmood ku tagi doono dalka…

Read More

“Wax allaale iyo waxii mashaariic ahaa ee la soo waday ama biyo ha ahaato ama caafimaad iyo waxbarasho iyo wadadii Baligubadleba waa la hagraday” Cabdi Haybe

Hargaysa 13. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cabdi Haybe Maxamed oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa bulshada gobalka Hawd ugu baaqay inay gacantooda kaga aarsadaan xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE, marka la gaadho maalinta codaynta doorashada madaxtooyada. Cabdi Haybe oo hadal ka jeediyay soo dhawayn ay bulshada Baligubadle u sameeyeen murashaxa xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Cirro, wuxuu yidhi…

Read More

‘’Markii Horeba Kulmiye Labuu ahaa Kulmiye Lagaga Guuray Guri Caskii lagu Guulaystay ee Xaruntii Xisbiga,& Kulmiye Xukuumadii qabtay Iskumana San banana ilaa hada’’ Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Mr Duur DAAWO

Hargaysa 12. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur haatana ka mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka Jawaabay Warar Sheegaya inuu dib ugu laabanayo Xisbiga Talada haya ee Kulmiye ee uu hore uga tirsanaa Waxa uu Cadeeyay in Xisbiga Kulmiye uu ilaa…

Read More

Guddida Anshaxa Kaadhqaadashada oo Uga Digay Xisbiyadda Kulmiye Iyo Waddani Kaanbaynka ay ka wadaan Gobolka Togdheer, Una soo Jeediyey Inay ku Eekaadaan Xayndaabka Sharcigu u Ogol yahay & Hadii ay Diidaan Waxay Yeelayaan DAAWO

Hargaysa 12. July 2017 (SDN/QJ):- Guddida Anshaxa Iyo Ilaalinta Habsami U Socodka Qaadh Qaadashada Codbixiyeyaasha Ayaa Xisbiyadda Qaranka Gaar ahaan Kulmiye Iyo Waddani Uga Digay In Aanay Samayn Olole Siyaasadeed Oo Dhinaca Doorashadda ah,Maadaama lagu Jiro Qaadashada Kaadhka Codbixiyeyaasha.

Read More

Iiibkii Hantida Qaranka oo Haatan Gaadhay Baayacaada Mid kamida Saldhigyada Milatary ee ugu Qaalisan Somaliland DAAWO

Hargaysa 12. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Somaliland ka socda Wakhti Xaadirkan oo Lagu Gudo jiro Marxalad kala Guur ah boob baahsan oo lagu hayo Dhulkii Danta Guud kaas oo Madaxdda Sare ee Dawlada & Mas’uuliyiinta golahayaasha deegaanada ee Magaalooyinka dalku uu mid kastaaba ku foogan yahay sidii uu u heli lahaa dhaqaale badan. Dhul boobku…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Hadlay War ay Dhibsatay Jamhuuriyadda Jabuuti oo ka Soo Yeedhay Wakiilka Somaliland ee Imaaraadka & Bedqabka Caafimaad ee Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 12. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay hadal la sheegay in laga soo xigtay wakiilka Somaliland ee Imaaraadka Carabta Baashe Cawil oo nuxurkiisu ahaa inay Djibouti ka dambaysay cabashooyin uu madaxweynaha Somaliya Mr. Farmaajo u gudbiyay Sucuudiga oo ka dhan ahaa saldhiga Milatari…

Read More

Xisbiga Waddani oo La Mawqif Noqday Xisbiga Kulmiye Isla Markaana Kaadh Qaybinta Codbixiyeyaasha u Rogay Olole Siyaasadeed oo Taageero raadin ah & Af Gobaadsiga Gudoomiye Cirro DAAWO

Oodweyne 12. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminaayey ee muddooyinkii dambe ku sugnaa gobalka Togdheer, ayaa socdaal ay ugu baxeen gobalka Daadmadheedh si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalada Oodweyne iyo weli ba sida oo kale deegaanada hoos yimaada ee Ceel-same, Cee iyo bicille. Weftigan,…

Read More

Maraga Maanta Kulmiye oo Si Cad u Muujiyey inuu Ku Jiro Kaanbayn Siyaasadeed & Cawaaqibka ay ku Yeelanayso Doorashadda DAAWO

Oodweyne 12. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Kormeer Isugu Jira Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha Iyo Olole Taageero doon Waxa uu ku Maray Jiido ka Tirsan Gobolka Daad Madheedh oo ay ka socoto qaadashada Kaadhka Codbixiyuhu. Inkasta oo Komiishanka Doorashooyinka qaranku…

Read More