Wasiir Cabdi Aw Daahir oo Wasaaraddiisa Ka Difaacay Eedo Mucaaridka Kaga Yimi
Hargeysa:7-Nov-2013(SDN)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland, Dr Cabdi Aw-Daahir Cali, ayaa markii ugu Horraysay ka hadlay Eedo kaga yimi dhinaca Mucaaridka oo wax lagaga sheegayey Dhoofka Xoolaha Somaliland. Wasiir Cabdi Aw Daahir waxa uu Tilmaamay in xoolaha loo dhoofiyay dalka Sacuudiga 90% ka dhoofeen marsada Berbera ee Somaliland, “Marka la eego xoolaha loo dhoofiyay dalka Sacuudiga…
