Webmaster

    Somali Refugees in Yemeni Limbo

    Aden, Nov 07, 2013 (SDN) -It is eight years since Esmahan Abdaqadir Ali left the Somali capital Mogadishu for a new life in Saudi Arabia, and things have not quite turned out as planned. For a start, she never reached her destination. She was granted refugee status automatically upon arriving by boat in Yemen. Then…

    Read More

      Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac oo Sharci daro ku Tilmaamay Shirka ay ku baaqeen Axsaabta Mucaaridka ah {DHAGAYSO}

      Hargaysa 07.Nov 2013 (SDN)-Gudoomiye ku xigeenka Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac Nac  ayaa ku tilmaamay talaabo aan Sharciga Meelna ka soo gelin shirka Qaran ee Labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ay ku dhawaaqeen inay qabanayaan. Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac oo ka Mid ah Kaadiriinta Xisbiga Kulmiye…

      Read More

        Dagaalo ka bilaabmay mar kale deegaanka Degmada Jawhar 18 Qof oo ku dhintay iyo dhaawaca oo 20 Gaadhay

        Jawhar 07.Nov 2013 (SDN)- Duleedka Bari ee degmada Jowhar xarunta Shabeelada Dhexe ayaa waxa maanta  ka soo cusboonaaday dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeledyo isku haysta dhul beereedyo. Sida ay Sheegeen Ilo Wareedyo kala duwan Waxaa la Xaqiijiyay in Ilaa 18 Qof ay ku  dhinteen Isla markaana uu  dhaawacu kor u dhaafay 20 ruux . Deegaanada…

        Read More

          Ra’isal Wasaaraha Somalia oo dalbaday in si dhakhso ah Mashaariicda Horumarineed la gaadhsiiyo Jubooyinka

          Muqdisho 07.Nov 2013 (SDN) Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ka codsaday xubnaha golaha wasiirrada in adeegyada wasaaradaha dowladda iyo mashaariicda horumarinta la gaarsiiyo deegaannada Jubbooyinka, maadaama ay wax weyn iska beddeleen nabadda iyo xasilloonida deegaannadaasi. Raysul wasaare Shirdoon ayaa intaas ku daray in deegaannada Jubbooyinka ay ka jiraan baahiyo la xiriira…

          Read More

            Gudida Qaban Qaabada Shirweynaha Qaran ee Labada Xisbi Mucaarid Soo Xuleen oo Kulankoodi 1aad Yeeshay {DHAGAYSO}

            Hargaysa 07.Nov 2013 (SDN)- Gudida Qaban Qaabada Shirweynaha Qaran ee ay Mudooyinkii u danbeeyayba labada Xisbi Mucaarid ku hawlanaayeen ayaa Maanta yeeshay Kulankoodi 1aad isla markaana ku doortay Hogaanka Gudidan oo ay Gudoomiye u doorteen Prof Maxamed Cismaan Fadal halka ay ku Xigeenkiisana u doorteen Marwo Faadumo Siciid Ibraahin. Gudidan ayaa Warbaahinta u Sheegay in…

            Read More

              Midowga Africa oo Hambalyeeyay Natiijada Shirkii Jubooyinka ee Muqdisho lagu soo Khatimay

              Muqdisho 07.Nov 2013 (SDN)- Midowga Afrika ayaa bogaadiyay natiijada ka soo baxday shirkii dib-u heshiisiinta beelaha Jubbooyinka ee shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Wakiilka gaarka ah ee Midwoga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Mahamat Saleh Annadif ayaa sheegay in shirka uu qeyb ka ahaa hirgelinta heshiiskii Addis Ababa lagu soo gaaray 28-kii bishii August,…

              Read More

                Dadaal ay Midowga Yurub ugu Jiraan Xal Ka Gaadhista la dagaalanka Budhcad Badeeda

                Kuwait 07.Nov 2013 (SDN)- Ururka Midowga Yurub ayaa ka doodaya sidii loo soo afjari lahaa gabi ahaanba Weerarada ay qaadayaan Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ee ka qowleysta Xeebaha Soomaaliya kuwaasi oo sanadihii ugu danbeeyay weeraradooda hoos ay u dhaceen. Wakaalada Wararka ee dalka Kuwait ayaa baahisay in Wadamada Midowga Yurub ay ka fikirayaan suurtagalnimada in…

                Read More

                  Ra’isal Wasaare Saacid ioo Talaabo dhanka Horumarka loo Qaaday ku Sifeeyay Shirkii Jubooyinka,Kana Hadlay Xidhiidhka ay Dawladiisu la Yeelan doonto

                  Muqdisho 07.Nov 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon ayaa uga mahadceliyey ergooyinka gobollada Jubbooyinka ee ka qeybgalay shirkii dib-u-heshiisiinta ee Muqdisho sida ay u muujiyeen dulqaadka, ayna uga go’an tahay in xal laga gaaro deegaannada Jubbooyinka oo colaaduhu ay ragaadiyeen. Raysul wasaaraha ayaa hadalkan ka jeediyay xalay xaflad sagootin…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Weftigii ka Socday Baarlamanka Kenya Sawiro

                    Hargaysa 07.Nov 2013 (SDN)-Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland. Md.Axmed maxamed maxamuud  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay waftigii ka socday dalka Kenya ee maalintii shalay dalka booqashada ku yimid. Halka sidoo kalena ay weftigu ka qayb galeen kulan labada gole ee baarlamaanku si wada jir ah u qabsadeen maanta. Weftiga waxaa sidoo kale  xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arimaha…

                    Read More

                      Shir Weyne Heer Qaran ah oo ay ka Qayb qaadanayaan Mihnadlayaasha Caafimaadka ee Somalia oo Muqdisho ka Furmay

                      Muqdisho 07.Nov 2013 (SDN)- Shir heer qaran ah oo looga hadlayo caafimaadka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galaya xirfadleyaal caafimaad oo gaaraya iyo ergo dalka iyo dibadda isaga kala timid. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska raysul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu xusay in shirka oo socon doona saddex maalmood ay ka…

                      Read More

                        Cali Gurey:Saleebaan Gaal, Kuyee xisbiyada mucaaridka ihi shir ma qaban karaan. Muu odhan xaq uma laha inay shir qabtaan

                        Hargeysa Nov 07,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Guddoomiyaha gollaha Wakiilada Somaliland Md Saleebaan Gaal. Md Cali Gurey ayaa qoraalkiisan Jawaabta ahaa sidan u dhignaa; “Saleebaan Gaal, Kuyee xisbiyada mucaaridka ihi shir ma qaban karaan. Muu odhan xaq uma laha inay shir…

                        Read More

                        Barcelona oo 3-1 Ku Sagootisey Ac Milan.(By Jaahuur)

                        Camp Nou-Barcelona-Nov-07-2013-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula firdheynaa xagaa iyo Spain,Ac Milan iyo Barcelona oo isku bas beeley. Ciyaartan oo ka tirsaneyd Champion League xurgufo badana ka dhaxeysey labadan naadi ayaa galabta oo Arbaco ah foodda isla galey. Ciyaartan oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne cagacageynaya 70,ooo iyo dabcan tageerayaasha waraabowga qaba…

                        Read More

                          “Wax Khaatumo La Yidhaahdaa Ma Jiraan, Aniguna Waxan Ka Tirsanahay……” Xildhibaan Saado Cali

                          Puntland:7-Nov-2012(SDN)-Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo ka tirsan Xildhibaanada Dawladda  Federalka ah ee Somaliya, ayaa markii ugu horraysay ka soo Hojeedsatay Kooxda is magacawday ee Khaatumo oo ay Hore ka mid ahayd dadkii u ololayn jirtey. xildhibaanad Saado  ayaa si weyn uga Hortimi Hadal ay garaado ka soo jeedo Deegaanka Buuhoodle iyo Lascanod ku sheegeen inaanay…

                          Read More

                            Madaxweynaha Djibouti oo Xabsiga Dhigay Xaqlaha Shirkadda Oomaar Ee Dhalasho Ahaan Kasoo Jeedda Somalialnd

                            Djibouti:7-Nov-2013(SDN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xabsiga dhigay Guddoomiyaha ahna Mulkiilaha Shirkadda Ganacsiga ee Oomaar Trading Co. Ganacsade Jaamac Oomar Seed oo Ka mid ah Tujaarta ugu waaweyn Dalalka Somalialnd iyo Djibouti.    Ciidammada Jandarmaariiga loo yaqaan ee dawladda Jabuuti ay Ganacsade Jaamac Oomaar Gurigiisa ka soo qabteen Maalintii axaddii iyaga oo Ku xidhay…

                            Read More

                              Cabdicasiis Samaale Oo Faraha Ka Qaaday Arrimaha KULMIYE, Dib-na Ugu Adkaystay Kursigiisa Wasiirnimo

                              Hargeysa:7-Nov-2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale oo Muddooyinkii Dambe Ku Hawllanaa Kicinta iyo Oogidda Xaalladda Xisbiga Kulmiye ayaa Haatan Go’aan ka Qaatay Tallaabooyinkiisa Mustaqbal.   Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com heshay waxa wasiirka Laf Dhuun gashay ku noqday Soo Jeedimo aanu filaynin oo kaga yimi  dhanka madaxweyne Siilaanyo,…

                              Read More

                                Muqdisho Oo Xalay Lagu Toogtay Qaaddi Maxkamadeed

                                Muqdisho:7-Nov-2013(SDN)- Koox Baastoolado ku Hubaysan, ayaa Habeenkii xalay Magaalada Muqdisho ku Toogtay Guddoomiyihii Maxkamadda Degmada War-dhiigley. Qaadiga ayaa Isla Goobtii ku Naf waayey sida ay sheegeen Ehelladiisa iyo waliba dadkale oo Goob-joogayaal ahaa, waxana Goobta iskaga Baxsaday Kooxdii Dilka Geysatay.   Qaaddiga la toogtay ayaa la sheegay in lagu magacaabi jiray Aadan Cilmi Tuure, kaas…

                                Read More

                                  Mareykanka oo yiqiinsaday in Iran diyaar u tahay xal laga gaaro barnaamijkeeda Nuclear-ka

                                  Geneva Nov 07,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa haatan yiqiinsatay in dawlada dalka Iran ay haatan diyaar u tahay in xal degdega laga gaaro barnaamijkeeda Nuclear-ka sida laga soo xigtay sarkaal Mareykan ah. Hadalkan ayaa ku soo beegmaya xili la isu diyaarinayo wareeg kale oo wadahadalo laga gelayo waxa laga yeelayo Nuclearka Iran. “Markii u horeeysay ,waxaanu aaminsan…

                                  Read More