Webmaster

    Haweenka Somaliland oo Guclo ugu Jira ka qayb galka Hogaaminta dalka iyo Kulan Boorama ka Qabsoomay

    Boorama 08.Nov 2013 (SDN)- Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal waxaa maanta ka furmay kulan balaadhan oo ay soo qabanqaabisay Dalladda Haweenka ee Negaad kaasoo lagu gorfaynayo sida ay haweenka Somaliland qaab muuqda ugaga qayb qaadan lahayeen siyaasadda iyo hogaaminta waddanka. Kulankaas oo lagu martigeliyey hotel MANA GUEST HOUSE oo ay ka qayb qaadanayaan qaybaha bulshada…

    Read More

      Xukuumada Somalia oo Shaacisay inay ku hawlan tahay Isbedel dhinac dhaqaalaha ah

      Muqdisho 08.Nov 2013(SDN)- Wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inuu jiro isbeddel dhinaca dhaqaalaha ah oo ay dowladda sameysay. Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa  sheegay in 6 milyan oo doollar ay bishii soo gasho qasnadda dowladda. Wuxuu xusay in 11 bil ka hor…

      Read More

        Khilaafkii Hoggaanka Sare ee Al-shabaab Oo Dib u Soo Noqday Iyo Godane Oo Shangole Kasii Aamin Kabaxaya

        Baraawe:8-Nov-2013 (SDN)- Waxa Maalinba Maalinta Ka Dambaysa cirka isku sii shareeraya Khilaafka u dhexeeya Hoggaanka sare ee Al-shabaab, waxana uu Khilaafkaasi haatan gaadhay meelo halis ah. Fu’aad Maxamed Khalaf oo loo yaqaan Shongole, ayaa wajahaya cadaadis xoogan oo kaga imanaya hogaamiyaha maleeshiyada Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane, xilli khilaafka kooxda uu kasii darayo, website Al-Shabaab ah…

        Read More

          Haweenay U Dhimatay Jidh-dil Iyo Garaacsi Loogu Geystay Goob Cilaaj Oo ay Ku Xidhnayd

          Hargeysa:8-Nov-2013(SDN)- Iyadoo ay maalinba Maalinta ka dambaysa si Xawli ah u soo Kordhayaan Goobaha wax lagu Cilaajiyo ee ka Jira Somaliland, ayaa ay Haddana Badanayaan dhibaatooyinka Shacabka ka soo Gaadha Arrimahani.  Amran Cismaan Aw Cabdi  oo ah Muwaadinad reer Somaliland ah, ayaa sheegtay in Fardawsa Cismaan Aw Cabdi oo maskaxda ka xanuunsanaysay oo walaasheed ahayd…

          Read More

            Waxgaradka Degmada Garbadadar Oo Cambaareeyey Isku Day Di loo Loo Geystay Maayarka Degmadaas

            Boorama:8-Nov-2013 (SDN)- Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee degaanka Garbadadar ee gobolka SALAL ayaa si kulul u cambaareeyay maamulka gobolka Salal gaar ahaan Badhasaab  Mudane Cabdilaahi Qulujeed iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee gobolka Salal Taliye Maxamed Faarax. Waxgaradkan ayaa  sheegay  in masuuliyiintani ay ku fashilmeen gudashada waajibkooda iyo wax ka qabashada shaqaaqooyinka ka wadeen…

            Read More

              Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Dhabarka Ka Jabiyey Qaddiyadda Goonni Isu Taagga, Wakiillona u Dirsaday Shir Xamar Loogu Qabanayo Soomaaliya

              Hargeysa:8-Nov-2013(SDN)-Masuuliyiinta Caafimaadka Somaliland, ayaa dhabarka ka jabiyey Gooni-isu taagga iyo madax-bannaanida Somaliland ee  Nafta iyo Maalka tirada Badan loo Soo Huray. Masuuliyiinta ayaa sida ay sheegayaan Ilo-wareedyo Lagu Kalsoonyahay oo aanu Helnay Magaalada Xamar ee Caasimadda Somaliya u dirtay Wakiillo u matala shir Qaran oo Xukuumadda Somaliya Gadh-wadeen ka tahay, kaas oo lagu Tilmaamay inay…

              Read More

                Xubnihii Dhawaan Qolka Madow isku Cumaamaday Oo is Casilaad Bilaabay iyo Guddoomiye Muuse Oo Libin-geeraar ku Jira

                Hargeysa:8-Nov-2013(SDN)- iyadoo la filayey inay dhammaantood is casilaan Guddidii 15-ka Xubnood ahaa ee Dhawaan Qolka Madow isku Cumaamaday, ayaa waxa Markii ugu Horraysay Istiqaaladeeda Dhiibtay Marwo  Farax Faarax Cali Oo Guddidaas Muranka Keentay xubin ka ahayd. Marwada ayaa is casilaadeedda  iyo inay Toobad Keentayba u Gudbisay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxana ay warbaahinta…

                Read More

                  DAAWO:Wararkii TV-ga Qaranka Somaliland oo idiinka imanaya Sweden

                  Stockholm Nov 08,2013(SDN)-Ku soo dhawaada mar kale bahiintii wararka Caalamka ee TV-ga Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo idiinka manaya dalka Sweden. Qodobada aad warka ku daawan doontaana waxa ka mid ah Madaxweyne Siilaanyo oo qaabilay wefdi ka socda dalka Kenya oo Somaliland booqasho ku jooga Qaar ka mida Xildhibaanada Somaliland oo canbaareeyay shirka wada tashiga qaran…

                  Read More

                    Gudida Guud ee Beesha Daud Garxajis:Barnaamijka tiro-koobka hada socdaa dadka iyo dalka Somaliland midna dan uma aha,wixii natiijo ah ee ka soo baxana nama khusayso

                    Aarar: Waxay guddida Guud ee Beesha Ciidagale u sheegeysa bulshada Somaliland inay aad ugu hanweynayd tiro koobka ay ku hawlantahay Wasaarada Qorsheynta Qaranka.Waxaannu filaynay inuu tirokoobkaasu wax-weyn soo kordhin doona xogaha qaran ee loogu baahanyahay qaran ee loogu baahanyahay badhitaaridda habsami u socodka dhaqaalaheena iyo xoojinta nidaamka Dimoqoradiga ah ee aynu qaadanay. Waxa markiiba soo…

                    Read More

                      The current Somali-land government has attained successive achievements, but the Department of statics and census in the planning ministry has scored successive steps backward.‏

                      The census is one of the most important undertakings in the country. It is important for you, your family, your parents and children, your local community, your county, your region, your districts and our villages.The Census is a unique event – it tells us who we are, when each and every one of us gets…

                      Read More

                        “Waxaan waydiisaneynaa dadka fiican ee Soomaaliyeed ee ku nool gobollada Gedo, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose inay ka fogaadaan xerooyinka iyo jid-gooyooyinka Al-Shabaab,” Emmanuel Chirchir

                        Nairobi 07.Nov 2013 (SDN)- Ciidanka Kenya ayaa uga digay shacabka ku nool gobollada Jubbooyinka iyo Gedo inay ka ag dhowaadaan xarumaha maleeshiyada Al-Shabaab. Afhayeenka ciidanka milateriga Kenya Major Emmanuel Chirchir ayaa barta uu ku leeyahay Twitter wuxuu ku bidhaamiyay suurta-galnimada weerarro cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab. “Waxaan waydiisaneynaa dadka fiican ee Soomaaliyeed ee ku…

                        Read More

                          Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Somalia oo ka hadlay arrimaha amaanka iyo Shirka Jubooyinka oo ay Taageereen

                          Muqdisho 07.Nov 2013 (SDN)- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, waxaana looga sugida amniga iyo natiijadii ka soo baxday shirka dib u heshiisiinta ee dadka Jubbooyinka. Kulankan ayaa warbixino looga dhegeystay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Cabdikariin…

                          Read More