Webmaster

    Maanta iyo Maxkamadaynta Madaxweynihii hore ee Masar: “Waxaan ahay Dr Mohammed Morsi, anigaa ah Madaxweynaha dhabta ah ee Jamhuuriyadda Masar”

    Qaahira Nov.4 2013 (SDN/BBCNews)- Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Masar Mr Mohammed Morsi ayaa markii u horaysay Isniinta maanta la horgeeyay maxkamad ku taala magaalada caasimadda ah ee Qaahira. Siday ku warantay idaacadda BBC-da qaybteeda afka Ingiriisida ee dunida la hadasha, hoggaamiyihii hore ee Masar Mr. Morsi markii maxkamadda la geeyay, waxa uu Xaakimka u…

    Read More

      “Anagu Xisbiga Kulmiye u Kala Hiilin Maynee Waanu u Ducaynaynaa” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

      Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in Xisbi ahaan aanay Jeclayn inay u kala eexdaan Garabyada isku haya Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye oo Mudooyinkii u danbeeyay uu hadheeyay Khilaaf salka ku haya doorashadii Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Xisbigaas…

      Read More

        Muqdisho oo uu ka Socdo Shirkii Dibu Heshiisiinta Jubooyinka iyo Dareenka Shacabka reer Juba

        Muqdisho 04.Nov 2013 (SDN)-Shirkii Nabadaynta Beelaha daga Gobalada Jubbooyinka ayaa galay maalintii Labaad kaa oo maalintii shalay ka furmay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Soomaaliya. Kulan uu Shir gudoominayo Gudi Dowlada Soomaaliya u magacowday kaa uu horkacyo Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa qodobadii looga dooday shalay waxaa u badnaa sidii loo taageeri lahaa Maamulka KMG ah…

        Read More

          Eedaysanayaal loo Maxkamadaynayo Weerarkii Xaruntii West Gate ee Magaalada Nairobi

          Nairobi 04.Nov 2013 (SDN)- Maxkamadeynta afar nin oo lagu eedeynayo in ay ku lug lahaayeen weerarkii ka dhacay xarunta Westgate bishii September ayaa maanta ka billaabatay magaalada Nairobi. Afarta tuhmane oo magacyadooda lagu sheegay Maxamed Axmed Cabdi, Liibaan Cabdullaahi, Aadan Ibraahim iyo Xuseen Xasan ayaa sidoo kale lagu eedeynayaa in ay gacan siiyeen urur argagixiso…

          Read More

            Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada oo soo Kormeeray Dayactirka Wadada Hargaysa iyo Berbera

            Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Maxamed Muuse Abees ayaa waxa uu kormeer shaqo oo ka war hayn iyo indho indhayn ah ku soo maray meelaha ay ka socoto dayactirka wadada berbera iyo Hargeysa u dhaxaysa iyo weliba meelaha daadadku waxyeelooyinka u geysteen  oo uu ku soo maray galabta gelinkii danbe wasiiru-dawluhu…

            Read More

              Egypt trial of Mohamed Morsi disrupted

              Cairo, Nov 04, 2013, (SDN) -Egypt’s state TV says the judge in the trial of the country’s deposed Islamist president and 14 others has adjourned the hearing soon after it started because the defendants’ chants were disrupting the proceedings.  The adjournment – likely to last till later on Monday – came after a two-hours delay…

              Read More

                “Xukuumadani waxay la Wadaagtaa Taliskii Siyaad bare Cabudhinta Saxaafada,Xoriyatul Qawlka,Xuquuqul Iinsaanka iyo Kuwo kale ” Xildhibaan Rayte {DHAGAYSO}.

                Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN) Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada kuna biiray Xisbiga Waddani ayaa Meel adag  iska taagay hanaanka Hogaamineed ee Xukuumada Maddaxweyne Axmed Siilaanyo isagoo ku sifeeyay inay meelo badan iska Metelaan Rajiimkii Siyaad bare, Waxa uu Mudanahani Tooska ku ifiyay aragtiyaha ay wadaagaan Dawlada madaxweyne Siilaanyo iyo…

                Read More