Webmaster

    Xuska 20 Guurada Aasaaska Ciidanka Booliska Somaliland Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

    Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Waxay ku Beegnayd 3 bishii Nov ee Sannadkii 1993kii Markii dhidibada loo taagay aasaaska Ciidan weynaha Booliska Somaliland kuwaas oo lagala soo dhex baxay Mujaahidiintii Ururkii SNM iyo Shakhsiyaad aqoon durugsan u lahaa Ciidanka Booliska iyo Shaqadiisa,Waxay soo mareen duruufo badan oo mid kastaaba Waayaheeda lahayd . Haatan waxay taagan yihiin…

    Read More

      Maayarka Hargaysa iyo Madax kale oo Kormeer ku soo maray Mashaariic uu dhismayaashoodu socdo

      Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Maayirka caasimada hargasya cabdiraxamaan maxamuud caydiid soltelco oo ay weheliyaan gudoomiyaha dhulka ee golaha deegaanka hargaysa maxamed warsame caalin timacade iyo agaasimaha waaaxda qorshaynta dhulka iyo fidinta caasimada cabdilaahi aw cali axmed [ ubax ] ayaa kormeer kusoo maray mashaariicda dawlada hoose ka wado guud ahaan qeybaha caasimada hargaysa. Maayirka iyo…

      Read More

        “TV QARANKA IYO RADIO HARGEYSA waan hanti qaran oo ummadu wada leedahay, Looma baahna in laga sii daayo keliya MAXAY QABATAY TAWRADU “ Nuxurka Khudbada Gudoomiyahe Cirro

        Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ah u samaayey Lix xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland oo ku biiray xisbigaasi. Munaasibada oo lagu qabtay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Hogaanka xisbigaasi, garabyada kala duwan ee dhalinyarada iyo haweenka,…

        Read More

          DAAWO:Cawke iyo Hereeri oo Wadajir u sameeyay Baraarujin lagu dhiiri gelinayo Dhismaha Wadooyinka Somaliland

          Hargeysa Nov 04,2013(SDN)-Labada Suxuufi ee ugu caansan Weriyeyaasha Soomaalida ee haatan Nool Axmed Xasan Cawke iyo Cabdisalaam Ibraahim Maxamed Hereri ayaa baraajun ay u sameeyeen dar dar gelinta dayactirka wadooyinka Somaliland waxa uu noqday mid taariikhi ah. Labada suxuufi ayaa muuqaal ay ku soo bandhigeen faaiidooyinka wadooyinku u leeyihiin wadooyinka waxa laga dheehan karaa wadaniyad…

          Read More

            Aqalka Cad iyo Baarlamaanka Mareykanka ayaa diiday cafis uu dalbaday Edward Snowden oo siro badan khashifay

            Moscow Nov 04,2013(SDN)-Edward Snowden oo ah nin hore ugu shaqeyn jiray hay’ada amniga ee Mareykanka NSA isla markaana shaaciyay xogo ku saabsan sirdoonka dalkaas oo basaasay qaar ka mid ah madaxda caalamka. Snowden ayaa Mareykanka isaga baxsaday haatana ku nool dalka Ruushka oo uu megengelyo weydiistay. Snowden ayaa maalmo ka hor dalbaday in cafis loo…

            Read More

              Qoyska Madaxweynihii hore ee Masar oo sheegay in aaney ka qeybgeli doonin Maxkamadeyntiisa

              Qaahira Nov 04,2013(SDN)-Qoyska Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Morsi ayaa saxaafada u sheegay in aaney ka qeybgeli doonin maxkamada maanta dalkaasi ka bilaabaneysa ee dacwadiisa lagu dhegeysan doono. Osama Maxamed Morsi oo ku hadlay magaca madaxweynihii u horeeyay ee dalka Masar shicibku doortaan ayaa si ba’an u canbaareeyay dawlada ciidamadu talada u dhiibeen ee…

              Read More

                Xubnaha Golaha Deegaanka Burco Oo Eedo Culus Dusha Ka Saaray Guddoomiye Xamarji

                Burco:4-Nov-2013 (SDN)-Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Burco ayaa  Eedo culus dusha ka saaray Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (xamarji) iyagoo ku tilmaamay nin Farogelin baahsan ku haya shaqadii loo Igmada Golaha Deegaanka Burco. Xildhibaan Rashiid Faarax oo ugu Horayn shirkaas jaraa,id ka hadlay ayaa yidhi”.,waxaanu halkan ka sheegaynaa arin culus…

                Read More

                  Muranka Iyo Buuqa Kulmiye Oo Markii Ugu Horraysay Kala Reebay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Rafiiqiisa Samaale.

                  Hargeysa:4-Nov-2013(SDN)-Muranka iyo kala Qoqobnaanta ka dhex taagan Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye ayaa u muuqda mid sii kala fogaynaya Saaxiibo isku dhawaa oo in Badan Madalo isha shacabku hayso Garbaha isku hayn jirey. Iyadoo uu madaxweyne Siilaanyo Maalintii shalay ka qayb galay Xuska Maalinta ciidanka Booliska Somaliland oo ku Beegnayd3-dii Bishan November, ayaa markii ugu…

                  Read More

                    Qaar Ka Mid ah Wufuuddii Ka Qaybgelaysay Shirka Muqdisho Oo iskaga Dareeray Xarunta Shirku Ka Socdo

                    Muqdisho:4-Nov-2013(SDN)-Sida ay Sheegayaan wararkii ugu danbeeyay ee laga helaayo Xarunta Shirka dib u heshiisiinta jubooyinka iyo Gedo ee ka bilaabmay hoteelka jazeera  waxa Goobta iskaga Baxay qaar ka mid ah Wufuudda shirka oo Saluugay Hannaanka Shirku u socdo. Wufuuda ka baxay shirka ayaa waxa ay sheegeen in aanay kulaaban doonin shirka maanta Halkii ka sii…

                    Read More

                      Daraasad:Lunsiga dakhliga soo gala tvga SLNTV ee aan qasnada Dowlada ku dhicin

                      Hargeysa(SDN)  Tvga qaranku waxa uu ka midyahay haayadaha dawliga ah ee madaxa banaan, waxaa Miisaaniyada sanadkii ku baxda lagu qiyaasaa ku dhawaad sadex milyan oo doolar (3 milyan). Hadaba tan Iyo intii tvga qaranka laga dhigay haayad ka madax banaan wasaararada warfaafinta’ ayaa Wasaarada maaliaydu waxa ay bilawday qorshayaal kor loogu qaadayo dakhliga dawlada. Waxaa…

                      Read More

                        Ra’iisal Wasaaraha DFS “Fatahaadaha Webi Shabeelle waa Musiibo Qaran, oo ay tahay in lala tacaalo”

                        Muqdisho Nov 04,2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka ku wax yeeloobay fatahaada webi Shabeele ee sida ba’an u saameeyay shacbiga magaalada Jawhar iyo nawaaxigeda. “Waxaan dhamaan hay’adaha dawliga ah, shacbiga Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo Bulshada Caalamkaba ugu baaqayaa in si banii’aadamnimo…

                        Read More

                          Saylici Oo Shalay Ku Jarmaaday Xarunta Xisbiga Kulmiye Iyo Kulan Natiijo-xumaystay Oo Saacado Qaatay

                          Hargeysa:4-Nov-2013 (SDN)-Xaraaradda Kacsan ee Xisbiga Kulmiye ayaa haatan xalkeedu sii Fogaanayaa, waxana Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) uu shalay ku jarmaaday xarunta Xisbiga Kulmiye si uu Guddoomiye Muuse uga Dhaadhicyo wax madaxtooyada Looga Arko tallaabo Sharci oo Guddida Qabanqaabada Shirweynuhu qaadeen. Madaxweyne ku xigeenka  ayaa Beegsaday Xarunta, waxana uu Ragga ugu tunka…

                          Read More

                            Birmingham oo yeelatay guddi u ololeysa Wadada isku xirta Ceerigaabo iyo Burco

                            Birmingham Nov 04,2013(SDN)-Waxaa beryahanba ka socdey caasimadda labaad ee  waddanka UK   oo ah magaalada Birmingham dhaqdhaqaaq ku saabsan sidii  looga qaybqaadan lahaa samaynta waddada isku xidha Burco iyo Ceergaabo. Kadib shirar is daba joog ah  oo dhacay taariikhaha 27, 28 October  2013 ayaa lagu magaacabay  guddi  khusaysa magaalada Birmingham iyo nawaaxigeeda oo  ka hawlgasha arrimaha…

                            Read More

                              Sannadkan Dhammaanaya Oo Dembiyadii Ugu Badnayd Somaliland Ka Dhaceen Iyo Ciidanka Booliska Oo Warbixin Ammaanka Ka Dayrinaysa Jeediyey

                              Hargeysa:4-Nove-2013(SDN)-Sannadkan Sii Galbanaya EE 2013-ka ayaa Noqday Sannadkii ay Somaliland ka dhacaan Dhibaatooyinkii ugu badnaa ee ku yimaadda Muwaadiniinta, kuwaas oo Meelo kala duwan ka imanayey. Sida uu Maalintii shalay ku  sheegay Warbixin Dheer oo Madaxa Hawlgelinta Ciidanka Somaliland Maxamuud Ducaale ka Jeediyey     Munaasibadda Sannad-guuradii 20-aad ee ka soo wareegtay Aasaaskii ciidanka Booliska, waxan  dhibaatooyinka…

                              Read More

                                Performance measurements through indicators‏

                                Every government body, organization or company has their own respective performance, which required to be measured their performance on periodical basis in an effort knowing the standard of that particular performance by applying a list of performance indicators. This process i known as key Performance Indicators (KPI),Key Performance Indicators, also known as KPI or Key…

                                Read More

                                  Dhalinyaro Somaliyeed oo isku dilay goob lagu caweeyo halkaas oo hal qof ku dhintay midna dhawac halisa yahay

                                  London 04Nov13(SDN) Waxa habeenkii xalay fal xun ka dhacay galbeedka london halkaas oo goob dhalintu ku cawayso lagu soo weraray dhalinyaro somaliyeed oo goobta  ku cawaysa  waxana  goobta ku dhintay Hal qof halka laba kalena dhawac halisa yihiin dhalintii soo weerartay ayaa iyaguna aha soomali ilaa hada lama hayo wax cad iyo sababta ,goobtan aya…

                                  Read More

                                    GARABKA HAWEENKA XISBIGA WADDANI UK OO QABSADAY KULAN IL-YARTU IS-QABATAY, DHAQAALANA UGU DEEQAY WADADA CEERIGAABO

                                    london 04Nov139(SDN) Kulankan oo ujeedadiisu ahayd Is-barashada Xubnaha Xisbiga iyo Dardargelinta hawlaha Xisbiga ayaa xalayto ku qabsoomay Hoolka Egypt House ee ku yaala Xaafada Shepherds Bush ee magaalada London. Xafladan oo agaasinkeeda ay lahaayeen garabka haweenku ayaa sidoo kalena u furnayd Rag, Dumar, iyo cidwalba oo danaynaysa Xisbiga Waddani taasoo keentay in hoolkii Xafladan lagu…

                                    Read More

                                      Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyo u diray Shucuubta Islaamka Bilowga Sannadka Cusub ee Hijriyada

                                      Hargaysa 03.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shacbiga Somaliland oo uu ku bogaadiyay curashada sanadka Cusub ee Islaamka 1435 (Hijiriyada) oo ku beegan Isniinta berri. Madaxweynuhu waxa kale oo dhambaal kaas oo kale ah u diray dhammaan shucuubta Islaamka oo ku hambalyeeyay sanadka cusub ee…

                                      Read More