Madaxweynaha Puntland Oo Qaab Aan Toos Ahayn u Weeraray Musharax Cabdiwali
Garoowe:2-Nov-2013 (SDN)-Iyadoo Lagu Jiro ayaamaha ugu Dambeeya ee Wakhtiga Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole, ayuu madaxweynuhu wali sii wadaa inuu Hadallo ka dabo tuuro kooxda isku Bahaysatay inay meesha ka saaraan. Xaflad Sagootin ah oo loo sameenayay Xildhibaanadii waqtigoodu dhamaaday ee madaxweynuhu kala diray kana dhacday Xarunta Madaxtooyada ee Garoowe, ayuu madaxweyne Faroole si Dadban ugu weeraray…
