Webmaster

    Wefti uu Hogaaminayo Axmed Madoobe oo ku sii Jeeda Caasimada Muqdisho oo ay kaga qayb galayaan Shirka dibu heshiisinta Jubooyinka

    Muqdisho 02.Nov 2013 (SDN)- Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd u ambabaxay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Axmed Madoobe ayaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho uga qeyb-galo shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka. Sidoo kale waxaa maanta Kismaayo ka ambabaxay xubnaha maamulka Jubba uga…

    Read More

      Biyaha Magaalo Xeebeedka Berbera oo gaadhay Halkii u Hoosaysay iyo Werwerka Maamulka Biyaha ee Magaaladaas

      Hargaysa 02.Nov 2013 (SDN)- Maareeyaha wakaaladda Biyaha ee Gobolka Saaxil Eng. C/raxmaan Cartan Geeddi ayaa maanta ka hadlay xaaladda biyaha la cabbo ee Magaalada Berbera, kuwaasoo soo saarkoodu gaadhay heerkii ugu hooseeyey. Maareeyuhu waxa uu sheegay ilaa hadda biyaha helitaankoodu ay suurogal tahay laakiin ay maalinba ta xigta hoos u sii dhacayaan, caasimadana ay u…

      Read More

        Nin Sheegtay in Mareykanka uu u sheegay aqalkii uu Osama Bin Laden ku dhuumaaleysanay balse aan abaal marin la siin

        Detroit Nov 02,2013(SDN)-Nin heysta dhalashada dalka Mareykanka balse ka soo jeeda dalka Masar ayaa saxaafada u soo bandhigay sheegasho uu leeyahay waxaan ahaa ruuxii Mareykanka u sheegayhalka Bin Laden uu ku dhuumaaleysanayay mudada dheer. Tom Lee ayaa sheegay in FBI-da Mareykanka uu 2003dii u sheegay halka Bin Ladin uu kaga dhuumaaleysanayo Pakistaan. Lee waxa uu…

        Read More

          Wasiirka Arrimaha Dibada oo Soo Gaadhay Wadanka Jabuuti si Weyna loogu soo dhaweeyay

          Jabuuti 02.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay dalka Jabuuti waxaana madaarka kaga ku qaabilay Wasiirro ka tirsan xukuumada dalkaasi oo uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha dibadda Maxamuud Cali Yuusuf iyo Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Jabuuti Cabdi Xuseen Axmed….

          Read More

            Wasiirro Somaliland oo Si adag ula Garnaqsaday Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Afrika

            London 02.Nov 2013 (SDN)- “Waxay ahayd Khamiistii 30/10/2013, ka dib markaan aniga “Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada”, Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga  Mudane Maxamed Biixi Yoonis  iyo Danjiraha Somaliland u fadhiya dalkan UK Amb. Cali Aadan Cawaale kulan saacado badan qaatay  aan la yeelanay  Wasiirka Afrika u qaabilsan UK Mr Mark Simmonds,”ayuu ku yidhi Wasiirka…

            Read More

              Madaxweynaha Dawlada Federaalka oo soo Gunaanaday Kulamo uu la lahaa Maamulka iyo Waxgaradka Juba land

              Kismaayo 02.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gababeeyey socdaal shaqo oo qaatay laba maalmood oo uu shalay subax ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Madaxweynaha ayaa muddadii uu ku sugnaa Kismaayo kulamo la qaatay mas’uuliyinta maamulka KMG ah ee Jubba, odayaasha dhaqanka ee…

              Read More

                Maxaa ka soo baxay Kulankii ay Maanta Fooda isku dareen Madaxweyne Siilaanyo iyo Hogaanka Sare ee Kulmiye

                Hargayas 02.Nov 2013 (SDN)- Kulan saaka ka dhacay Qasriga madaxtooyadda Somaliland oo ay muuseyeesheen Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhamaaday natiijo la’aan kadib markii la diiday cabasho uu Guddoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi Cabdi u bandhigay Madaxweynaha. Ilo wareedyo u dhuun daloola kulanka saaka ayaa sheegay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye in…

                Read More

                  Afar Milyan oo dollar oo ay Budhcad Badeed ka Qawlaysata Bada gacanka cadmeed ay Madax furasho u heleen

                  Nairobi 02.Nov 2013 (SDN)- Kooxaha burcad badeedda Soomaalida ah ee ka howgala Geeska Afrika ayaa madax-furasho ahaan u helay lacag gaaraysa $400 milyan, muddadii u dhaxeysay sanadihii 2005 ilaa 2012, sida lagu sheegay warbixin ay soo wada saareen Qaramada Midoobay iyo Bankiga Adduunka. Warbixintu waxay sheegtay in lacagtaas xooggeeda aanay qaadan burcad badeedda, balse ay…

                  Read More

                    Xildhibaanadiika soo baxay Gobolka Maroodi jeex iyo Awdal oo Si Rasmi Ah Ugu Biiraya Xisbiga Waddani Iyo Magacyada Qaar Ka Mid Ah

                    Hargaysa 02Nov13 (SDN) Tiro xildhibaano ah oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa si rasmi ah maalinta Axadda beri ugu biiraya xisbiga mucaaradka ah ee Waddani. Sida ay warbaahinta u sheegeen xildhibaanadan oo laga soo doortay afar gobal oo ka tirsan gobalada Somaliland, ayaa wuxuu xisbiga Waddani Axadda u qabanayaa munaasibad balaadhan oo soo dhawayn…

                    Read More

                    Xiddigga Atletico Madrid ee Reer Brazil Diego Coasta Ayaa Shaaca Ka Qaadey Inuu u Safan Doono Xulka Spain Sababtu Maxay Tahay? (By Jaahuur)

                       Spain-Nov-02-2013-(SDN)-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo Spain,Xiddigga Atletico Madrid una dhashey Brazil Diego Costa haystana Basaboorka Spain iyo ka Brazil ayaa shaaca ka qaadey inuu u safan doono Spain. Coasta oo labada Basaboor ee Spain iyo Brazil jeebka ku haysta ayaa u sheegey Brazilian Football Confederation (BFC) inuu safan doono World Champion….

                    Read More

                      Faahfaahin Ku Saabsan Tiro-koobka Mugdigu Ku Jiro Ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranku Ka Waddo Somaliland

                      Hargeysa:2-Nov-2013(SDN)-Sida Ku Cad Xogo Rasmi ah Oo  Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com,  ee ku saabsan Tiro-koobka ay wasaaradda Qorshaynta qaranka Somaliland ka waddo waddanka, waxa Arrintani ay ka Hor imanaysaa Guud ahaanba Tallaabadii ay Shacabka Reer Somaliland ku Go’aansadeen inay ka Go’aan Somaliya Inteeda kale.   Sida Ku Qoran Dokuments-ka aanu helnay ee Arrinkan ku Saabsan,…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay Si Kedis Ah U Baajiyey Kulan Garnaqsi ah Oo Guddoonka KULMIYE Ku Goodiyayey Sharciyadda Xisbiga+Ballan Kale oo Maanta Loo Qabtay

                        Hargeysa:2-Nov-2013 (SDN)- Aqalka Madaxtooyada Somaliland ayaa  la sheegay inuu baajiyey Kulan  turxaan bixin ah oo la dawaynayo khilaafka ka dhex qarxay Xisbiga talada haya ee KULMIYE, xilli ay Xummadda Shirweynahooda 3-aad la suursan yihiin xubnaha iyo guddiyadda fulinta iyo qaban-qaabadu. Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) oo  sida ballantu ahayd Marti looga ahaa Kulanka Turxaan…

                        Read More

                          Hogaamiyihii Talibaanka Pakistan oo Mareykanku khaarijiyay

                          Peshawar Nov 02,2013(SDN)-War laga soo xigtay bulshada sirdoonka Mareykanka ayaa sheegaya in ciidamada Mareykanku ay khaarijiyeen madixii kooxda Talibanaka Pakistaan Hakimulah Mehsud. Dilkan ayaa ciidamada Mareykanku u isticmaaleen duyuuradaha sirdoonka Mareykanka ee aan cidi wedin ee Droneska loo yaaqaan. Dilkan ayaa mushkilad ku noqon kara wadahadal ay Talibaanku la galaan dawlada dalka Pakistaan. Mehsuud ayaa…

                          Read More

                            Puntland oo dawlada dhexe ee Soomaaliya ku eedeysay dagaalkii shalay ay la gashay Galmudug

                            Gaalkacyo Nov 02,2013(SDN)-Maamul goboleedka Puntland oo dagaal shalay uu dhex maray maamul Goboleedka Galmudug ayaa dawlada dhexe ku eedeysay in ay iyadu ka danbeysay abaabulkiisa. Wasiir ku-xigeenka Puntland Cabdicasiis Siciid Gacamey ayaa sheegay in ay dib u waabiyeen ciidamadii weerarka soo qaaday. Weerarkan ayuu Wasiirku ku sheegay mid ay soo abaabushay dawlada dhexe ee Soomaaliya…

                            Read More

                              “Kooxdii uu Cabdillaahi Yuusuf Boosaaso Kaga soo Adkaaday Ayaa Ka Mid Ah Kuwa Ugu Awoodda Badan Xukuumadda….” Cali-gurey.

                              Hargeysa:2-Nov-2013 (SDN)- Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey) ayaa Ka deyriyey xaaladda qallafsan ee xisbiga KULMIYE Galay Xilligan iyo Qalalaansaha ka soo cusboonaaday Khilaafka labada garab u kala jebiyey.   Muj. Cali Gurey oo dhawr bilood ka hor saadaaliyey qarax ka dhasha Shirweynaha KULMIYE ee haatan xummaddiisu kar-karinayso xisbiga…

                              Read More