Webmaster

    “Wadahadallada soo socda waxaan doonaynaa in looga hadlo sidii aan u kala bixi lahayn innaga iyo Soomaaliya oo aan u noqon lahayn laba dal oo jaar iyo walaalo ah,” Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland

    London 01.Novenbar 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis oo ku sugan magaalada London ee xarunta dalka britain ayaa shaaciyay inay kala hadli doonaan dowladda Soomaaliya sidii ay Somaliland uga go’i lahayd. Biixi oo la hadlayay BBC-da ayaa sheegay in qorshahan uu yahay mid ay ku doonayaan inay ku noqdaan dowlad ka madbaxnnaan…

    Read More

      Xubin Sheegay inuu ka Mid ahaa Mas’uuliyiinta Ururkii Xaqsoor oo Shaaciyay inuu ku biiray Xisbiga Kulmiye

      London 01.Novenbar 2013 (SDN)- Mudane Naasir Caaqil Ay-Jeex Caaqil Jaamac Cawad, oo ka mid ahaa xildhibaanaddii hore ee Gollaha Wakiiladda Somaliland, xilligii xukuumaddii Madaxweyne Cigaal, kana mid ahaa masuuliyiinta sar-sare ee Urrur Siyaasadeedkii XAQSOOR, xubinna ka ahaa Gollahii dhexe iyo Guddiggii Fullinta ee Urrur Siyaasadeeddkii hadhay ee XAQSOOR, ayaa daboolka ka qaaday in uu si…

      Read More

        SOMALILAND: WFP Helps Girls to Feed Their Dreams

        Hargeisa, Nov 01, 2013 (SDN) -School meals are at the heart of the World Food Programme’s fight against hunger. Last year, the world’s largest humanitarian agency provided school meals or take-home rations to 24.7 million children around the world. In Somalia, WFP’s school meals are helping to bring children back to class, and this is…

        Read More

          Shirkii Golaha wasiiradda Ee Khamiista Oo Shalay Loo Baajiyey Jallaafooyin Loo Xidhayey Muuse Biixi iyo Shirar Hoose Oo La Iskugu Habarwacday

          Hargeysa:1-Nov-2013(SDN)-Shirkii Golaha wasiirrada ee Khamiis kasta dhici jirey, ayaan maalintii shalay qabsoomin iyadoo xaraarada xisbiga Kulmiye  Meel Sare Marayso oo  la sii kala fogaanayo. Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ka Masuul ah Khilaafka kala irdheeyey Xisbiga Kulmiye ayaa ku wargelisay Wasiirradeeda inaan maalinta khamiista wax shir ahi qabsoomi doonin, waxana ay taas Beddelkeeda wasiirada u fasaxday…

          Read More

            Xukuumadda Oo Isu Bahaysatay Dagaalka Ka Dhanka ah Muuse Biixi iyo Masuuliyiinta warfaafinta Oo Diiday Baahinta Wararka Kornaylada Kulmiye

            Hargeysa:1-Nov-2013(SDN)-Golaha Xukuumadda Somaliland, ayaa Dagaal cad oo ka Dhan ah Hoggaanka Kulmiye ku qaaday Mujaahidiinta Majaraha u haya Xisbigaas, waxana  ay si Toos ah Garabka u Saareen Wasiir Samaale oo muddo badan ku Taamayey Sidii uu Meesha uga saari lahaa Kooxdan iyo Awooddoodaba. Dagaalkan lagu hayo Mujaahidiinta ayaa waxa Majaraha u haya wasaaradda war-faafinta oo…

            Read More

              Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Eedo Kulul Dusha Ka Saartay Safaaradda Somaliya ee Qaahira

              Hargeysa:1-Nov-2013(SDN)-Wasiirk a waxbarashada  Somaliland Samsam Cabdi Aadan, ayaa Si kulul u dhaliishay Masuuliyiinta ka Hawlgala Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Qaahira. Wasiir Samsam oo Haatan uun ka soo cagodhigatay Safar ay muddo kooban ugu maqnayd Waddanka Masar, ayaa Qunsulka gacanta ku haya Safaaradda soomaaliya ee Qaahira ku eedaysay kala Takoorid iyo kala Qoqobid ay ku hayaan…

              Read More

                Kenya Oo Sheegatay Duqaymo ay u Geysatay Xarumo Al-shabaab Deggentahay

                Nairobi:1-Nov-2013 (SDN) –Kenya  ayaa sheegatay inay duqayn ka gaystay Raama-Caddeey ee gobolka Baay, halkaas oo ay ku xooggan yihiin kooxda Al-shabaab. Kenya waxay sheegtay in diyaaradaheedu ay burburiyeen xarun tababar oo ay al-Shabaab ku lahayd meel lagu magacaabo Hurguun oo u dhow deegaanka Raama-Caddeey. Kenya ayaa sheegtay in weerarkaasi lagu burburiyay afar baabuurta dagaalka ah…

                Read More

                  Dalalka Asia oo ku biiray wadamada dalbanaya in Mareykanku sharaxaad ka bixiyo safaarado uu leeyahay oo basaasay madaxdooda

                  Beijing Nov 01,2013(SDN)-Wadamada Asia ayaa dalbada in cadeymo laga ixiyo warar ay daabacday jariirada Der Spiegel oo Jarmalka ka soo baxda in Mareykanka iyo xulafadiisu ay safaaradaha ay dalalkooda ku leeyihiin u isticmaaleen goob wax laga basaaso. Mareykanka ayaa xulafadiisa reer Yurub ay ku kala jeesteen todobaadyadii ina dhaafay ka dib kolkii ay soo baxda…

                  Read More

                    DAAWO:Debaaldega Curashadii dalka Turkiga

                    Istanbul Nov 01,2013(SDN)-Dalka Turkiga ayaa 29kii bishii ina dhaaftay looga dabaal degay sanad guuradoo93aad ee ka soo wareegtay kolkii la aasaasay dalka Turkiga  bishii October 19keedii1923kii Waxaanu halkan idiinku soo bandhigeynaa warbixin dhinacyo badan diirada saareysa oo uu debaal dega aasaaska Turkiga uu ka diyaariyay Wariye Siciid-Maasim Axmed Cawaale,DAAWASHO HABOON.  

                    Read More

                      Qiimaha waqtigaagu waa qiimaha noloshaada!

                      Maxaad u nooshahay? Halkeed ku socotaa? Waamaxay micnaha Nolol?   Qof walba wuu ordayaa, hami iyo himilo ayaa ka horreysa oo uu is leeyahay gaadh ama hiigso oo mar uun gacanta ku soo dhig, Maaha wax inagu nool laakiin waa wax aynu ku noolnahay bashar ahaan, u fiirso sida ay u noolyihiin dadka la yidhaah…

                      Read More