Webmaster

    Dil Dilaaca Xisbiga Kulmiye oo ka dhex Curtay Gudidii qaban qaabada,Damaca Siyaasiyiinta, iyo Kalsooni daro soo kala dhex gashay dhinacyada ku loolamaya Hogaanka Xisbiga {DAAWO}

    Hargaysa 30.October 2013 (SDN)- Gudidii Qaban qaabada Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta waxaa soo kala dhex galay Khilaaf Mugdi gelinaya is aaminka iyo Kalsoonida u dhaxaysa Xubnahan oo Guud ahaan isku dhan 27 Xubnood isla markaana dhawaan la magacaabay . Gudidan ayaa u kala Jabtay laba Garab inkasta oo aan la shaacin dhinacyada…

    Read More

      Ra’isal Wasaare Cabdi Saacid iyo u Kuurgelida Koboca iyo Horumarka Baanka dhexe Somalia

      Muqdisho 30.0ctober 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta kormeeray koboc iyo horumarada dhaqaale ee Bankiga dhexe iyo Dekedda Muqdisho, waxaana kormeerkiisan ku wehliyay Wasiirada Maaliyadda, Howlaha guud, Arrimaha gudaha iyo Warfaafinta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horeyntii kormeerkiisan ku tegay xarunta Bankiga dhexe ee Soomaaliyeed, halkaasoo uu kula…

      Read More

        Ships use Britney Spears songs to ward off Somali pirates

        Mogadishu, Oct 30, 2013 (SDN) -An international organization of maritime security companies says the music of Britney Spears has proven effective in warding off Somali pirates. A representative from the Security Association for the Maritime Industry said ships traveling in the Indian Ocean have found the pirates are repelled by Spears’ hit songs “Oops! I…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wakiilka Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Xaga Horumarka iyo Bini’aadanimada ee Somaliland iyo Soomaaliya

          Hargaysa 30.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Xaga Horumarka iyo Bini’aadanimada ee Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Philippe Lazzarini.Sarkaalkan oo shalay ka mid ahaa wufuud Somaliland u timid sidii loo qiimayn lahaa iskaashiga Somaliland, qaadhaan bixiyeyaasha iyo Hay’adaha caalamiga ah….

          Read More

            President Silanyo Opens the Bi-Annual Meeting between Government and Donors

            Hargeisa, Oct 30, 2013 (SDN) -Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has on Tuesday officially opened the bi-annual meeting between Somaliland government and international donors to assess the projects implemented by international NGOs in the country. The meeting in Ambassador Hotel in Hargeisa was attended by UN organizations based in the country, international organizations, representatives…

            Read More

              Ergeyga Jaamacada Carabta ee Syria:Hadii lagu guuldareysto wadahadalada Syria dalkaasi waxa uu noqonayaa sida Soomaaliya

              Dimishiq Oct 30,2013(SDN)-Ergeyga gaarka ah ee Jaamacada Carabta Lakhdar Brahimi ayaa maalinimadii Talaadada ka digay in ay dhacdo in la “Soomaaliyeeyo”xaalada dalka Syria. Wareysi uu bixiyay Brahimi ayuu waxa uu ku sheegay in hadii lagu guul dareysto in xal laga gaaro xaalada dalka Syria ay dhici kareyso in bariga dhexe uu ka soo baxo dal…

              Read More

                Maraakiibta isga Gooshaya xeebaha Geeska Africa oo Burcad Badeeda isga caabiya Heesha fanaanada Britney Spears

                New York Oct 30,2013(SDN)-Maraakiibta reer Galbeedka ee mara badaha Soomaalida ayaa laga soo xigtay in ay kolka Burcad badeedu isku daydo in ay afduubtaan ay isaga caabiyaan heesaha Fanaanada Britney Spears. Arintan oo dhawaan soo shaac baxday ayaa noqotay qodobka ugu hadal heynta badan ee saxaafada caalamka. Ciidamada la socda maraakiibta UK ee ilaalada ah…

                Read More

                  Xisbiga Kulmiye oo durba uu ka Dhex Curtay Khilaafkoodii kadib markii ay kala Jabeen Gudidii Qaban qaabada Shirweynaha 3aad

                  Hargaysa 30.October 2013 (SDN)- Guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye ayaa kulan ay goor dhaweyd magaaladda hargeysa ku yeesheen ku doortay hogaanka Rasmiga ah ee hagi doona hawlaha qaban qaabada kuwaas oo kala ah Guddoomiye, ku-xigeen, Xoghaye iyo Af-hayeen. Guddidi waxay Guddoomiye u doorteen Abuubakar Xaamud Jibriil, Guddoomiy ku-xigeen Xildhibaan Saleebaan Cabdi Cali Bukhaari, Xoghaye…

                  Read More

                    Somali Refugees in Switzerland Seek to Integrate

                    Geneva, Oct 30, 2013 (SDN) –Thousands of Somalis have made their way to Switzerland, leaving their homeland behind because of armed conflict and the additional threats of drought and famine. But finding their place is far from easy, even if help is at hand. Somali asylum seekers have to deal with a difficult situation, having…

                    Read More

                      Kenya Police Hold Five over Westgate Massacre

                      Nairobi, Oct 30, 2013 (SDN) -Kenyan police are holding five people over last month’s attack on Nairobi’s Westgate mall, a top officer said on Tuesday, adding they hoped to charge them soon. At least 67 people were killed in the attack on the upmarket mall claimed by Somalia’s Al Qaeda-linked Shebab insurgents. Ndegwa Muhoro, head…

                      Read More

                        Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia oo Muqdisho ku soo laabtay kadib markii uu ka qayb galay Xuska 99 Guurada Aasaaska Turkiga

                        Muqdisho 30.October 2013 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta ku laabtay magaalada Muqdisho kaddib safar hal maalin qaatay oo uu ku tagay dalka Turkiga. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu la kulmay madaxweynaha iyo raysul wasaaraha Turkiga, sidoo kalena uu khudbad ka…

                        Read More

                          Gobolnimadii Gabiley oo Xukuumaddu Muran Gelisay+Golihii Deegaanka oo Badankiisii Xabsiga Lagu Guray+Dadweynaha oo Xalay U Hoyday Xabsiga Hortiisa

                          Gabiley:30-Oct-2013(SDN)-Kow iyo Toban Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa shalay xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay ka gadoodeed xadhig sharci darro ah oo xukuumaddu kula kacday xildhibaan ka tirsan Golaha Degaanka Gabilay. Xadhiga xildhibaanka ayaa dabasocday muran la sheegay inuu dhex maray Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Md. Sacad Cali Shire iyo…

                          Read More

                            Xil. Qabille Oo Ka Hadlay Nin Labaad oo Loo Qabtay Weerarkiisii Iyo Warcelin La Xidhiidha Wasiirradii Uu Ku Eedeeyey Falkaas

                            Hargeysa:30-Oct-2013(SDN)-Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa shalay gacanta ku dhigay nin kale oo ka mid ah shan Nin oo ku eedeysan Weerar 21-kii bishan lagu qaaday Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo markii hore sarkaal Ciidanka ka tirsan oo qudha loo haystay, balse hada la sheegay inay qayb ka ahaayeen tiro afar nin oo kale oo uu ku…

                            Read More

                              Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Gelbis Iyo Gaaddo-ka-ciyaar Ku Soo Dhaweysay Xildhibaan Ka Tirsan Dawladdda Somaliya Oo Cadquudheed Muqdisho Ka Soo Qaaday

                                Hargeysa:30-Oct-2013(SDN)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo maalinba Maalinta ka Dambaysa Hoos u sii Dhigaysa Qaddiyadda Madax-bannaanida Somaliland, ayaa Markanna Ku Tallaabsatay Arrin kale Oo Hoos u dhac iyo Karaamo darro ku ah Qaddiyadda Somaliland. Xukuumadda ayaa Maalinnimadii Isniintii Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport Xildhibaan Farxaan Xiddig oo ka mid ah Xildhibaanada Dawladda Federalka ah ee…

                              Read More

                                “Hay’adda UNFPA Oo Hawshan Naga Caawinaysaa waxay ku salaysay 18-kii Gobol Ee Somalia, laakiin Annagu…..” wasiir sacad cali shire

                                Hargeysa:30-Oct-2013(SDN)-Masuuliyiinta wasaaradda Qorshaynta qaranka iyo Horumarinta somaliland, ayaa markii ugu horraysay si rasmi ah uga Hadashay Tirokoob Muran dhaliyey oo Wasaaraddu ka waddo Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland. Masuuliyiinta oo maalintii shalay qaar ka mid ah warbaahinta kula hadalayey Xaruntooda Magaalada Hargeysa, ayaa tilmaamay in Hawshan wasaaraddan Wasaaraddu waddaa tahay mid in muddo ah soo socotay…

                                Read More

                                  Madaxweynaha Syria oo shaqadii ka eryay Raaisul wasaare ku-xigeenkiisii ka dib kolkii uu la kulmay Saraakiil Mareykan ah

                                  Dimishiq Oct 30,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Syria Bashaar Al Asad ayaa xilkii ka qaaday raiisul wasaarihii dalkaasi oo kiyoon fasax u heysan la kulmay saraakiil Mareykan ah oo uu kala hadlay wadahadalo dhexmara dawlada iyo mucaaridka dalkaasi. Eriga raiisul wasaare ku-xigeen Qadri Jamil ayaa yimi ka dib kolkii magaalada Geneva uu kulan kula qaatay safiirka Mareykanka Robert…

                                  Read More

                                    Xaaladda KULMIYE: Xiiso-tirka Xisbinnimada. Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale

                                    Hargeysa:30-Oct-2013(SDN)-La ye Xisbigii KULMIYE ayaa is-abaabulaya. Oo goorma ayaa inoogu dambeysay? Araggiisa waxa inoogu dambeysay 2010kii berigii ay dadweynaha beenta iyo belaayada ka siisteen codadkoodii. Beryihii Barnaamaj-baaskii. Beryihii ay subagga marada inoo geliyeen ee ay wixiiba fuuqsadeen. Wax ay innaga ina taraan iska daaye, iyagii ayaa kala hororsaday wixii yaraa ee aynu eeganaynay. Intooda badani…

                                    Read More