Webmaster

    DAAWO:Baahintii wararka Guddaha iyo Caalamka ee TV-ga Qaranka Somaliland

    Hargeysa Oct 30,2013(SDN)-Baahintii TV-ga Qaranka Somaliland ee wararka Gudaha iyo caalamka ayaa qodobada uu ka kooban yahay waxa ka mid ah Madaxaweyne Siilaanyo oo ka qeybgalay shir lagu qiimeynayo hawlaha waxqabad ee QM ee sanadka ina haya. Gollaha Guurtida Somaliland oo ansixiyay xeerka Booliska Somaliland Wasiir warancade oo furay hawlgal kor loogu qaadayo caasimada Somaliland…

    Read More

      DAAWO:Madaxweynaha Somaliland iyo ku-xigeenkiisa oo kulan la qaatay Guddida qaban qaabada shirweynaha Kulmiye

      Hargeysa Oct 30,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo iyo ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Seylici ayaa kulan dardaarana oo uu la yeesheen waxa hadalo ay ka jeediyeen waxa ay uga warameen marxaladihii xisbigu soo maray. Barnaamijm gaara oo TV-ga qaranka Somaliland uu kulankan ka diyaariyay ayaanu halkan idiinku soo gudbineynaa. Halka hoose ka DAAWO Barnaamijka

      Read More

        DAAWO:Musharax Cabdiweli Gaas oo Nairobi lagu soo dhaweeyay

        Nairobi Oct 30,2013(SDN)-Musharaxa xilka madaxweyne ee Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa booqasho uu ku tegay magaalada Nairobi oo uu dhawr maalmood joogi doono si uu ula kulmo Beesha Caalamka iyo jaaliyada Puntland. Md Cabdiweli Gaas ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay gegida duyuuradha ee magaalada Nairobi halkaa oo ay isugu yimaadeen qeybaha bulshada reer Puntland…

        Read More

          DAAWO:Denbiileyaal Rag iyo Dumar isugu jira oo lagu soo oogay dhac hore loogu geystay Suuqa Dahabka iyo Xawaalada Kaah ee Boosaaso

          Bosaaso Oct 30,2013(SDN)-Maxkamada ciidamada Puntaland ayaa eedeysaneyaal dhawr ah oo geysatay laba dhac oo ay u kala geysteen suuqa Dahabka iyo Xawaalada Kaah oo dad ku dhinteen. Weerarada oo ay kala geysteen burcad rag iyo dumar isugu jira ayay maxkamada ciidamada Puntland ku kala xukuntay dil iyo xabsi. Danbiileyaashan oo ay ku jirtay haweeney uur…

          Read More

            Ra’iisul Wasaaraha oo dawladda iyo shacabka Turkiga ugu hambalyeeyey maalinta xorriyadda dalkooda

            Muqdisho, October 30, 2013—–Iyadoo maanta ay ku beegantahay maalinta xorrnimada dalka Turkiga, ayaa waxaa hambalyo ku aadan maalintan u diray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”. Isaga oo ugu hambalyeeyey munaasabadda 90 sano guurada ka soo wareegtay xornima dalkooda. “Waxaan hambalyo kal iyo laab ah halkan uga dirayaa dawladda, shacabka…

            Read More

              Characteristics of great leaders have in common‏

              Leadership is described as processes of social influence in which one person can be enlist serving and support of others to accomplish of a common task. Leaders shape nations societies, communities, and institutions. Good leaders to help guide us and make the essential large-scale decisions that keep the humankind moving. Our society can most people…

              Read More

                Wiil dhalinyaro oo ku sugan caasimada Somalia oo jacayl uu u qabo fanaanada Farxiya Fiska darteed u jiifa Daawo

                London 30Oct139sdn0 Wiil dhalinyaro oo ku sugan caasimada Somalia ayaa jacayl dartii u qaba fanaanada Farxiya Fiska wiilkan oo ka soo dubay cajalad maqala ayaa waxay qurbejoog.com ka waydisay fananada oo ku sugnayd xaflad loo qabto soomalida oo somaliweek oo habeenkii u danbaysay ay marti ku ahayd ayaa fanaanadu ka gaabsatay bal nala daawada wiilkan…

                Read More

                  Somaliland: House of Elders Passes Police Bill No.63/2013

                  Hargeisa, Oct 30, 2013 (SDN)-Somaliland’s House of Elders has on Tuesday unanimously passed Police bill No.63/2013, after making few amendments to the bill.  Fifty two MP’s have attended the session chaired by Chairman Sulaiman Mohamoud Adam and once the voting commenced the Police bill No.63/2013 passed with forty five votes in favor to 4 against,…

                  Read More

                    Dawlada Federaalka Somalia oo Ka Hadashay Weerarkii lagu Khaarajiyay Sarkaal Sare oo ka Tirsanaa Kooxda Alshabaab

                    Muqdisho 29.October 2013 (SDN)- Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn shalay gelinkii dambe ka dhacday meel u dhow tuulada Dhaay Tubaako, oo hoos tagta degmada Jilib ee gobalka Jubbada Dhexe. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, C/Kariin Xuseen Guuleed, oo u warramay warbaahinta dowladda, ayaa sheegay in dowladdu ay…

                    Read More

                      29 October Maalin Shacbiga Somaliland ugu Suntan arbacadii Madoobay Iyo Qaraxyadii Hargaysa {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Waxaa laga Joogaa Shan Sanno oo Buuxa markii Maantoo kale oo Taariikhdu tahay 29.October in Caasimada Somaliland ee Hargaysa ay ka dhaceen Sadex Qarax oo argagixiso isla markaana lala beegsaday Xarumo Muhiim ah oo kala ah Qasriga Madaxtooyada,Xafiiska Itoobiya ay ku leedahay Hargaysa iyo Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay ee UNDP. Sadexdaas…

                      Read More

                        Dabaal Dega 99 Guurada Aasaaska Wadanka Turkiga,Madaxweynaha Somalia oo ka qayb galay, Daawasho Wacan

                        Ankara 29.October 2013 (SDN)- Waxaa dalka Turkiga Si weyn uga Socda dabaal deg la Xidhiidha Markii la aasaasay wadanka Turkiga oo Sagaal iyo Sagaashan Guuradiisa si Mug leh uga socda Magaalooyiinka kala duwan  ee dalkaas. Geesta kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa si heer sare ah loogu…

                        Read More

                          “Xeerka ay Xukuumadu wadato waa Mid ka Hor imanaya Shuruuda iyo Xoriyatul Qawlka dalka” Xisbiga Waddani oo Meel adag iska Taagay Xeer lagu cabudhinayo Saxaafada {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Cod dheer kaga digay talaabo ay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku cabudhinayso Saxaafada Xorta oo Taariikh ku leh dhismaha dalka iyo Taabo galinta Nidaamka Curdinka ah ee Somaliland ku talaabsatay . Cabdi rashiid Riyo Raac oo ah Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga Waddani ayaa Sheegay in…

                          Read More

                            Somaliland’s Foreign Minister Arrives in London

                            London, Oct 29, 2013 (SDN) -Somaliland’s minister of foreign affairs Mohamed Bihi Yonis has on today arrived in London for the second leg of a three-stop tour of UK, Egypt and Djibouti. The foreign minister flew from Cairo the Egyptian capital were he had met with top Egyptian government officials. The foreign minister has said…

                            Read More

                              Weftigii Wasiirka Arrimaha Dibada oo La Kulmay Dhigiisa Masar una Kicitimay Wadanka Ingiriiska

                              Qaahira 29.October 2013 (SDN)- Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yuunis ayaa la kulmay Wasirka arrimaha dibedda Dalka Masar Mr Nabiil Fahmi. Kulanka labada wasiir oo ka dhacay xarunta wasaaradda arrimaha dibedda maser wuxuu qaatay muddo saacad ah halkaasi oo lagu lafo guray xidhiihdka taariikhiga ah ee labada dal wadaagaan…

                              Read More

                                Shacabka Degmada Garadag Oo Qaadhaan Xad-dhaaf ah Ugu Baaqay Waddada Ceerigaabo-Burco

                                Garadag:29-Oct-2013(SDN)-Waxa Magaalada Garadag ayaamahanba ka socday Shir Ballaadhan oo lagaga arrinsanayey Sidii qaadhaan meel  mar ah loogu ururin lahaa Waddada Ceerigaabo iyo Burco isku xidha. Suldaan Carab Cabdi Cali  oo ka mid waxgaradka Deegaankaas, ayaa Sheegay in Shirkan lagu go’aamiyay Kun Neef oo Xoolo ah iyo lacag dhan boqol kun oo dollarka Maraykanka ah kaas…

                                Read More