Madaxweyne Siilaanyo oo furay Kulan lagaga arrinsanayo Deeqaha ay Somaliland Hay’adaha Caalamiga ahi
Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha j s l Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa maanta magaalada Hargaysa ka furay kulan xukuumada somaliland iyo Hay’adaha caalamiga ah ee dalka ka hawlgalaa kaga arinsanayaan deeqaha somalialnd ka hesho beesha caalamka iyo qorshaynta deeqaha maaliyadeed ee sanadka soo socda ee 2014ka.. Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen hayadaha…
