Webmaster

    Kenya Presses Somali Refugees to Return Home

    Nairobi, Oct 25, 2013 (SDN) -Kenya on Friday said Somali refugee camps were being used as a safe haven for Islamist militants and said the time had come for hundreds of thousands of refugees to go home. The country’s interior minister also said 15 immigration officers had been fired in connection with an ongoing tightening…

    Read More

      Bulshada iyo Maamulka Boorama oo dalbaday inay Marti geliyaan Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland iyo Jawaabta Wasiirka Ciyaaraha

      Boorama 25.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarda Ciyaaraha Somaliland oo uu weheliyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta, Badhasaabka Awdal, Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka Boorama iyo Masuuliyiinta Wasaarada Ciyaaraha ee gobolka Awdal ayaa maanta soo kormeeray xarumaha Wasaarada Ciyaaraha ee gobolka Awdal iyo garoomada kubada cagta iyo kolayga eek u yaala gudaha magaalada Boorama. Wasiirka ayaa…

      Read More

        “Isagoo (Xildhibaanku) aan tartan-na ku jirin, derajana Xildhibaan ka ah sabab intaas oo dad ahi mu’amarad uga shaqayso oo dadka intaas leegi iskugu tagtaa ma jirto” {DAAWO}

        Hargaysa 25.October 2013 (SDN)- Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay inuu Hay’adaha amniga iyo kuwa sharciga la tagayo in lagu soo cadeeyo eedo uu Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille shalay u jeediyay oo la xidhiidhay inuu wax ka soo qorsheeyay ninkii habeen sadexaadkii ku rasaaseeyay Xildhibaanka magaaladda Hargeysa. Wasiirku…

        Read More

          Wasaaradda Arrimaha Dibada Oo Howlgelisay Waaxda Quurba Joogta Soomaaliyeed

          Muqdisho Oct 25,2013(SDN)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si rasmi ah ugu saldhigtay Waax cusub oo lagu magacaabo Waaxda Qurba joogta Soomaaliyeed (Department of Diaspora Affairs) . Waaxdan oo xidhiidhin doonta jaaliyadaha dibadda ama qurba joogta iyo dadka ku nool gudaha wadanka , ayaa waxa ay yeelan doontaa qeybo kala duwan…

          Read More

            Wasiirka Arrimaha Dibada ee Kenya oo Shaacisay in Qaxootiga dalkeeda ku sugani ay Khatar amni ku yihiin dalkooda

            Nairobi 25.October 2013 (SDN)- Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Qoxootiga Soomaalida ah ee dalkeeda ku sugan ay dhibaato ku yihiin amaanka dalka Kenya, wasiirka arimaha dibadda dalka Kenya Aamina Maxamed ayaa shaacisay in Qoxootiga Soomaalida ah ee ku sugan gudaha dalkaas ay dhibaato xoogan ku yihiin amniga dalkaas . Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Kenya…

            Read More

              Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir (Cikrama) oo lagu Xidhiidhiyay Weerarkii Westgate Moll

              London 25.October 2013 (SDN) – Nin ka tirsan Al-Shabaab oo lala xiriiriyay shirqoollo argagixiso oo ka dhacay dalka Kenya ayaa la xaqiijiyay in muddo hal sano uu ku noolaa magaalada London ee dalka Britain. Ninka oo lagu magacaabo Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir oo loo yaqaan Cikrama oo ahaa bar-tilmaameedkii weerarkii uu Maraykanku ku qaaday shantii bishan…

              Read More

                Wasiir Cukuse Shalay Wasaaraddiisa ka Waayey Meel uu Fadhiisto, Dantuna Badday Goob Aanay Saxaafadda Madax Bannaani Geli Jirin

                  Hargeysa:25-Oct-2013 (SDN)- Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa isagoo wasaaradiisa ku sugan waayey Goob uu Warbaahinta kula Hadlo, kadib markii uu la kulmay Xafiiskiisii oo xidhan.   Wasiir Cukuse oo maalintii shalay warbaahinta u yeedhay, ayaa qaddar daqiiqado ah hortaagnaa xafiiskiisa gaarka ah, waxana ay taasi caddaynaysaa inaan shaqada…

                Read More

                  Wasiirrada Arrimaha Dibadda Iyo Waxbarashada Somaliland Oo Socdaal Ugu Kicitimay Waddanka Aan Deggenayn Ee Masar

                  Hargeysa:25-Oct-2013(SDN)–Wasiirrada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta safar shaqo ugu kicitimay dalalka aan xaalkiisu fiicnayn ee Masar,  iyagoo sidoo kale mari doono Waddamada Ingiriiska iyo masar. Weftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Magaalada Qaahira ee…

                  Read More

                    Reer Yurub oo dalbaday in wadahadalo laga yeesho basaasida Mareykanka

                    Brussels Oct 25,2013(SDN)-Madaxda dalalka reer Yurub oo haatan uu kulan uga socdo magaalada Brusselsvayaa waxa wadahadaladoodii hareeyay in Mareykanku dhegeysto isgaarsiinta shacabka iyo madaxda dalalka reer Yurub. Yurub oo ah xulufada ugu weyn ee Mareykanku dunida ku leeyahay,waxaana haatan xiriirkaasi hareeray mugdi ka dhashay in basaas lagula kacay xulafada Mareykanka. Madaxda reer Yurub ayaa haatan…

                    Read More

                      BORAMA: Wasiirro Af Madhan La Hortagay Da’yar Aqoonyahanno ah oo Rajo La’aan waddanka uga soo Socda

                      Boram:25-Oct-2013(SDN)-Maalintii shalay waxa Magaalada Borama ee Caasimadda Gobolka Awdal Gaadhay koox  Wasiirro ah oo xubno ka ahaa Guddi Ma-dhalays Noqotay Oo Muddo ka hor madaxweyne Siilaanyo u magacaabay la Dagaalanka Tahriibta. waftigan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha iyo Dalxiiska oo uu weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta, ayaa markii ay…

                      Read More

                        Sarkaalkii Sheegtay Toogashada Xildhibaan Qabille Oo Ciidanku Xalay Qabteen

                          Dacar-budhuq:25-Oct-2013(SDN)- Ciidammada ammaanka Somaliland ayaa la sheegayaa in xalay Fiidkii gacanta ku dhigeen  Eedaysane Tabaarik Maxamed Ducaale oo Ah Ninkii Rasaasta ku riday Xil. Maxamed Faarax Qabille Saddex Habeen ka hore. Eedaysanahan ayaa la sheegay in uu galabnimadii shalay dhuumasho kaga baxay Magaaladda Hargeysa isaga oo ku sii jeedda Magaaladda Berbera, balse waxa lagu…

                        Read More

                          Qaramada Midoobey iyo ururada suxuufiyiinta Soomaaliya iyo Somaliland oo wadjir u qabanaya abaal marinta Warbaahinta

                          Hargeysa Oct 25,2013(SDN)-Qaramada Midoobey iyo ururada suxuufiyiinta Soomaaliya (NUSOJ) iyo Somaliland (SOLJA) ayaa wada jir u qabanaya barnaamij lagu abaal marinayo Warbaahinta sanadka markii u horeysay. Abaal marintan oo ah tii u horeysay ee noocaada ah oo ay dhinacyadani ka wada shaqeeyaan ayaa lagu eegi doonaa dhinacyada horumarka iyo Gargaarka. Abaal marinta warbaahinta Soomaaliyeed ee…

                          Read More

                            Jihad Joe,Americans Who Go to War in the Name of Islam

                            Kenyan authorities recently alleged that Khattab al-Kene, a Somali-American, was one of several gunmen who attacked shoppers at the Westgate shopping mall in Nairobi, Kenya last month. Al-Shabaab, a Somali-based militant group that has attracted dozens of American recruits over the years, claimed responsibility for the assault that left at least 68 people dead and…

                            Read More

                              Perilous Times For Kenya’s Somalis

                              In the aftermath of the 9/11 attacks, Muslims and people of Middle Eastern descent fell victim to a wave of racially and religiously motivated hate crimes in the United States. In one of the most egregious cases, a Sikh man in Mesa, Arizona—who was neither Muslim nor Middle Eastern—was murdered by an attacker who misunderstood…

                              Read More

                                Somali Media Wards 2013 launched

                                The United Nations in partnership with the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and the Somaliland Journalists Association (SOLJA) on Wednesday launched Somalia Media Awards, which is the first of its kind in the Horn of Africa Nation since the collapse of its state. The Somali Media Award 2013 Organisers invited journalists to submit stories…

                                Read More