Madaxweyne Obama oo Agela Merkal ku qanciyay in aan la dhegeysan telephonadeeda
Washington Oct 24,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barak Obama ayaa khadka telfoonka kula hadlay haweeneyda hogaamisa dalka Jarmalka Agela Merkel oo uu ka qancinayay warar la shaaciyay oo tibaaxaya in sirdoonka Mareykanku basaaseen. Hadalkan oo ka soo yeeray nin u shaqeyn jiray hay’ada amniga iyo la socodka warbaahinta ee NSA Edward Snowden ayaa lagu sheegay in Merkel…
