Webmaster

    Ethiopian Delegation Concludes Working Visit to Somaliland

    A delegation from Ethiopia’s Somali Regional State concluded its visit in Somaliland on Sunday 20 October 2013 where they made discussions and set workable directions for future cooperation including on security. The delegation made discussions with highest officials of a number of Somaliland institutions including the Somaliland Office of Presidency, Ministry of Foreign Affairs, Ministry…

    Read More

      Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo usoo jeediyey dhaliilo is barkan

      Hargaysa 25.October 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Qaasim Sh. Yuusuf Tubeec ayaa xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo usoo jeediyey dhaliilo is barkan. Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Qaasim Sh. Yuusuf Tubeec oo saaka ka qaybgalay xaflad balaadhan oo ay ku qalinjabinayeen 230 arday oo ka baxay…

      Read More

        Death of a British al-Shabab Fighter

        Mogadishu, Oct 24, 2013 (SDN) -Last week the Somali Islamist militant group al-Shabab released an hour-long propaganda video – featuring a number of British men the group said had died fighting for it. They included “Talha,” a British-Asian man from Tower Hamlets in east London, whom the video said had been killed last November. Speaking…

        Read More

          Shirkad Somaliland u soo Daabici jirtay Waraaqaha Codbixinta Doorashooyinka oo Maxkamad la saarayo

          London, Oct 24, 2013 (SDN) -Labada Masuul ee ugu sareeyay Shirkad Daabacaadeed oo la yidhaahdo Smith and Ouzman Limited, mid ka mid ah shaqaalahooda iyo wakiil shirkadaas ka tirsan ayaa hortegay Maxkamad ku Taal magaalada London, kadib markii lagu eedeeyay Musuq-maasuq ay ku kaceen. Chris Smith oo 70 Jir ah, guddoomiyihii hore ee shirkadda Smith…

          Read More

            Ghana Denies Deploying Police Personnel to Somalia

            Accra, Oct 24, 2013 (SDN) -The Director of the Police Public Affairs of the Ghana Police Service, DSP Cephas Arthur, has denied reports that Ghana would deploy about 90 personnel to strengthen the Peace Support Operations in Somalia which is mandated by the African Union (AU). Reports on Wednesday indicated that Ghana’s security forces were…

            Read More

              7-Year Low Reported in Piracy Off Somalia

              New York, Oct 24, 2013 (SDN) -Piracy off the coast of Somalia, once regarded the most dangerous sea passage, has dropped to the lowest level in seven years, Secretary General Ban Ki-moon of the United Nations said in a report submitted Wednesday to the Security Council.  Mr. Ban attributed the decline to increased international policing…

              Read More

                Wefti ka Socda Somaliland oo u Kicitimay Masar,Uk iyo Jabuuti iyo Xogo ku saabsan Safarkooda

                Hargaysa 24.October 2013 (SDN)- Wasiirada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Waxbarashada Mudane Sam Sam Cabdi Aadan ayaa maanta safar shaqo ugu kicitimay Wadamada Masar,Ingiriiska iyo Jabuuti. Weftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxay kulan kula Yeelan…

                Read More

                  “Xaq buu u leeyahay in loo soo qabto oo maxkamada horteeda la keeno oo eedaas iyo kiiskaasba la baadho,Annaguna xaq waxaanu kuugu leenahay inaad nagu soo cadayso” Wasiirka Warfaafinta Somaliland

                  Hargaysa 24.October 2013 (SDN)- Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay inuu Hay’adaha amniga iyo kuwa sharciga la tagayo in lagu soo cadeeyo eedo uu Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille shalay u jeediyay oo la xidhiidhay inuu wax ka soo qorsheeyay ninkii habeen sadexaadkii ku rasaaseeyay Xildhibaanka magaaladda Hargeysa. Wasiirku…

                  Read More

                    Xujay Somali ah oo la Sheegay inay ku dhinteen Gudashada Waajibaadka Xajka

                    Maka 24.October 2013 (SDN)- Wasiirka garsoorka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur ayaa maanta shaaca ka qaadday  in shan ka tirsaneyd xujeydii Soomaalida ee sannadkan soo xajisay ay geeriyoodeen, halka siddeed kalana ay dhaawacmeen. Geerida Soomaalidan ayaa loo aaneynayaa ciriiriga Xajka iyo xujeyda oo is-buurtay. Cabdullaahi Abyan Nuur oo kamid ahaa xujeyda ayaa…

                    Read More

                      Caabud Waaq oo lagu soo Khatimay Shirweyne dibu heshiisiinta Bulshada degta Gobolka Gal gaduud

                      Caabud waaq 24.October 2013 (SDN)- Waxaa maalmihi la soo dhaafay ka socday gudaha magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud shirweyne dib u heshisiinta beelaha wada daga gobolka Galguuduud. Shirweynahaas ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud,Hogaamiye dhaqameedyo iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Shacabka dega Gobolka Gal Gaduud ayaa la isula qaatay sii…

                      Read More

                        Wasiirka Gaashaandhiga Somalia oo Qaabilay Wefti ka socda Dalka Talyaaniga

                        Muqdisho 24.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/Xakiim Maxamuud Xaaji Faqi oo ay wehliyeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Muuse Cabdulle Maxamuud,Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Gen.Daahir Aden Cilmi Indha-qarshe,Abaanduulaha CXDS Gen.C/Risaaq Khaliif Cilmi iyo Saraakiil ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha Aaden Cadde kula kulmay Wefdi ka socday Dowlada Talyaaniga uu…

                        Read More

                          Xukuumada Somalia oo dhaqan gelin doonta adeega boosaha ee dalka ka Maqnaa in ka badan 20 sanno

                          Muqdisho 24.October 2013 (SDN)- Wasiirka warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi ayaa sheegay in boostada Soomaaliya ay si rasmi ah u howlgeli doonto kowda bisha soo socota ee November . Ciilmooge oo hadal ka jeediyey maanta  kulanka  golaha wasiirrada ayaa tilmaamay in shir 22-kii April ee sanadkan lagu qabtay…

                          Read More

                            Gudida Daba Galka Xasuuqa oo Shaaciyay inay dhawaan soo saari doonaan filim Documentary ah

                            Hargaysa 24.October 2013 (SDN)- War saxaafadeed ay maanta soo saareen gudida baadhista xasuuqa Qaranka ayaa waxa ay ku sheegeen inay dhowaan soo bandhigi doonaan film Documentary ah oo ka hadlaya xasuuqii ka dhacay Deegaanada Somaliland sanadihii sideetameeyadii ee qarnigii ina dhaafay, War saxaafadeedkan oo uu ku saxiixan yahay Gudoomiyaha Gudida baadhista xasuuqa Md Khadar Axmed…

                            Read More

                              Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Cadeeyay inuu hoos u dhac ku yimid Weeraradii budhcad badeeda

                              Muqdisho 24.October 2013 (SDN)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta sheegay in hoos u dhac uu ku yimid afduubkii iyo falalkii kale ee ay burcad badeedda Soomaalida ka geysan jireen xeebaha dalka iyo kuwa ka baxsan. Ra’iisul wasaaraha oo shir guddoominayay shirka joogtada ah ee golaha wasiirrada ee maanta…

                              Read More

                                Xubnaha Golaha Wasiirada ee Somaliland oo Maanta laga Talaalay Cudurka dabaysha

                                Hargaysa 24.October 2013 (SDN)- Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Somaliland ayaa fadhigoodii Todobaadlaha ahaa ee maanta waxa la gaadhsiiyey oo laga talaalay cudurka dabaysha ee Da’ kasta oo ololihiisu ka socdo dalka. Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye  iyo ku xigeenkiisa Marwo Nimco Xuseen Qawdhan oo ka qayb gelayey fadhiga golaha xukuumadda ayaa…

                                Read More

                                  Ra’isal Wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga oo Fadeexad ku tilmaamay fadhataysiga Xaruntii West Gate

                                  Nairobi 24.October 2013 (SDN)- Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga ayaa cambaareeyey sida ay ciidamada dalkaas ula tacaaleen weerarkii ka dhacay xarunta ganacsiga Westgate ee magaalada Nairobi bishii hore. Odinga oo hadda ku sugan dalka Mareykanka ayaa dhaleeceeyey bililiqo la sheegay in ciidamada ay u geysteen xarunta intii uu socday weerarka, isagoo xusay…

                                  Read More