“Shacbiga waxaan ku wargelinayaa iney Kalsooni nagu qabaan inaan dadaalkeenna ku aadan sidii dalkan ku gaari lahaa nabad,xasilooni siyaasadeed iyo horumar” Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia
Muqdisho 14.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu hambalyeeyey shacbiga Soomaaliyeed guud ahaan meel walba oo ay caalamka ka joogaan Munaasabadda Ciida Carafo (Ciidul Adxa). Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Mahad oo dhan Alle ayaa iska leh, Alle ayaa weyn, dhammaan Shacbiga Soomaaliyeed meel walba oo…
