Webmaster

    Haween Weynaha Somaliland oo u Tafo xaydan inay Baarlamanka Ka Helaan Kuraas aan tartan loo Gelin iyo Weedha Gudoomiye Cirro

    Hargaysa 14.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee JSL Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)  iyo Marwada madaxweynaha marwo Aamina X Maxamed Jirde ayaa ka qayb galay kulan loogu gogol xaadhayey sidii haweenka Somaliland Kuraas aan tartan loo gelin uga heli lahayeen golayaasha Baarlamaanka Kulankan oo lagu qabtay caasimadda Hargaysa ayaa waxaa kaloo ka soo qayb…

    Read More

      Hogaamiye Sare oo ka Tirsanaa Budhcad badeeda oo lagu Xabisay Wadanka Belgium

      Brussels 14.October 2o13 (SDN)- Hogaamiye ka tirsanaa Burcad badeedka Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Xasan oo loo yaqaano (Afweyne) ayaa lagu xiray Sabtidii garoonka diyaaradaha Brussels ee dalka Belgium. Sida ay sheegtay Wakaalada wararka ee Belgium ee loo soo gaabiyo Belga Mr Afweyne ayaa lagu xiray magaalada Bruges. Afweyne ayaa la qabtay, kadib markii…

      Read More

        Xildhibaan Maxamuud Amiir Warsame Oo Nidar Ku Maray Inuu Tageero Ka Gaysanayo Dhisma Wadada Ceerigaabo Iyo Burco

        Hargeisa 14.October 2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamud Amir Warsame Jama oo katirsan golaha deegaanka degmada ceerigaabo ahna musharaxii labaad ee ugu codka badnaa xildhibaanaddi ku baratamayay golaha deegaanka degmada ceerigaabo kana soo baxay xisbi mucaaradka wadani oo warbaahinta kula hadlayay magaalada hargeisa Isagoo hawlo shaqo ujooga ayaa si adag u taageeray dhismaha wadada isku xidha gobolada…

        Read More

          Haj Draws Nearly 1.4m to Saudi Arabia

          Mecca, Oct 14, 2013 (SDN)-Saudi Arabia’s interior ministry said that 1,379,531 foreigners from 188 countries have arrived in the kingdom to perform Haj (pilgrimage) this year. The number of men was 752,424, representing 55 per cent of the foreign pilgrims not based in Saudi Arabia, while 627,107 women made up 45 per cent of the…

          Read More

            Two Somalis die making bomb in Ethiopia: officials

            Addis Ababa, Oct 14, 2013 (SDN)-Two Somali nationals died when a bomb they were making detonated in their home in the Ethiopian capital Addis Ababa, as thousands gathered to watch a football match, officials said Monday. “The ones who died were of Somali origin,” Ethiopia’s Minister of Information Redwan Hussein told AFP. The two deceased…

            Read More

              Dhaq Dhaqaaqa iyo u diyaar Garowga Munaasibada Ciidul Adxa ee Somaliland iyo Somalia

              Hargaysa 14.October 2013 (SDN)- Diyaargarowga Ciiddul Adxaa oo ku beegan berry ayaa laga dareemayaa magaalooyinka iyo tuulooyinka gobollada dalka Somalia Guud ahaan , sida ay ku soo warramayaa weriyayaasha Shabakada Qurbejoog.com . Waalidiinta ayaa carruurtooda u iibinaya dharka ciidda iyo qalabka lagu ciyaaro, si ay maalinta ciidda uga qeyb qaataan farxadda ciidda. Qaar katirsan dadka…

              Read More

                Talyaaniga oo Xoojiyay Ilaalada Xeebihiisa si uu uga Taxadiro Muhaajiriinta ku Soo Qul qulaysa

                Roma 14.October 2013 (SDN)- Dowladda Talyaaniga ayaa Axaddii shalay in ay kor u qaadi doonto ilaalada gaarka ah ee xeebaha dalkeeda xilli ay isa soo tarayaan muhaarijiinta naftooda ku soo biimeynaysa xeebaha dalkaasi, iyadoo maraakiibta badda iyo diyaaradaha qumaatiga u kaca la geliyay feejignaan ku aadan sidii loola tacaali lahaa dad afrikaanka ah ee ku…

                Read More

                  Guddida Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Golaha Wakiillada Oo Shaandhadoodu Qabatay 9-hay’adood Oo Muddo Badan Ansaxin La’aan Malaayiin Doolar ku qaadanayey

                  Hargeysa14-Oct-2013(SDN)-Guddida Maaliyadda iyo Dhaqaalaha eeGolaha wakiillada Somaliland ayaa ka baaraan-deggii ay ku hayeen miisaaniyaddan sannadda 2014-ka  ku soo saaray Sagaal Hay’adood oo aan Golaha wakiillada laga Ansaxin Haddan sannado badan qaadanayey lacago tiro badan.   Guddida oo kulamo gooni gooni ah muddoba la lahayd wasaaradda Miisaaniyadda, ayaa soo bandhigay sagaal Hay’adood oo qaarkood kaa miisaaniyad…

                  Read More

                    Mas’uuliyiin Qumannahoodu Qoorta U Sudhan Yahay Oo Shalay Ku Kala Calaf Qaaday Feedhka Miisaanka Dhexe Iyo Wasiir Ilkuhu Dhaqaaqeen Oo Agaasimihiisii Shaqada Ka Joojiyey

                    Hargeysa:14-Oct-2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Somaliland Xuseen Axmed caydiid iyo  Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Abiib Axmed Cali ayaa la sheegay inay shalay Faraha isula tageen kadib markii dagaal  fool ka fool ah oo adag   xafiiska hoosta isaga soo xidheen,  iyadoo la waayay cid kala qabata.   Ma Jiro war rasmi ah oo ka soo baxay  …

                    Read More

                      Wasiirka Macdanta Somaliland Oo Ka Hadlay Faa’iidooyinka laga Dhaxli Karo Safarkii Turkiga

                      Hargeysa:14-Otc-2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa  ka Hadlay Faa’iidooyinka Somaliland Ugu jira Safarkii dhawaan Waftiga uu ku jiraa a waddanka Turkiga Ku Tageen. Wasiir Xuseen Cabdi Ducaale waxa uu  sheegay in dawladda Turkigu ay dalka Somaliland ka caawin doonto dhinaca horumarka, gaar ahaan arrimaha la xidhiidha dhinaca Tamarta ee…

                      Read More

                        Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Oo Muddo Toddobaad Ka Badan Sharcidarro Xafiisyada Ku Fadhiya

                          Hargeysa:14-Oct-2012(SDN)-Guddida Diiwaangelinta  Ururrada Siyaasadda iyo Axsaabta qaranka Somaliland ayaa Sharciyadooddii meesha ka baxday ka dib markii ay dhamaatay Muddadii  qaanuunku u banneeyey jiritaankooda. Guddidan oo waxoogaa shaqo ah oo waddanka Muran badan iyo Nabadgelyo darro ah   aasaaskoodii soo dhaliyey, ayaa muddo-xilooddoodu ku ekayd  4-Afartii bishan October ee aynu ku jirno, waxana ay wali  sifo…

                        Read More

                          Baraamijka xiisa leh oo ka hadlaya xanuunka Autismka waxa soo diyaariyey ee wariye Abdihafid Mohamed ha mogaan 19/11/2013

                          London 140ct13(SDN) Waa barnaamij xiisa leh oo todobaadka soo socda maalinimada Sabtida ah marka ay saacaddu tahay 11:00pm habeenimo ee waqtiga UK, oo ay taariikhduna ku beegan tahay 19ka bisha October 2013 laga soo deyn doono Tvga Universal. Wuxuu barnaamijku si gaar ahaaneed uga hadli doonaa waxa loo yaqaano AUTISMka oo ah marka ay ilmuhu…

                          Read More

                            Somaliland: The Wedding That Turned Into a Funeral, Four Killed After Gunman Open Fire at Party

                            Eel-Hadi, Oct 14, 2013 (SDN) –A family’s joy turned to grief when the bridegroom’s brother opened fire on a wedding party in Eel-Hadi village near Arabsiyo, killing four of the guests and injuring nine others. As reported by Hadhwanaagnews.com the incidents occurred yesterday night as the victims were enjoying on the dance floor, when the…

                            Read More

                              Hawl gal ku Wajahan Soo Qabqabashada Dadka sida Sharci darada ah u Gubaya dhirta oo ka socda Gobolka Galgaduud

                              Balan Bal 13.October 2013 (SDN)-Howlgallo ay sameeyeen ciidamada amniga ee maamulka Gobolka Galgaduud ayaa deegaanka Balan bal ka soo qabtay dad si sharci darro ah uga ganacsanayay jarista dhirta oo ay ka sameynayeen dhuxul Howlgalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii ay ciidamo gaar ah oo arrimahasi loo xilsaaray ay ka warheleen in ay jiraan shaqsiyaad…

                              Read More