Dawlada Kenya oo u qoondaysay lacag malaayin ah sidii ay ugu qancin lahayd dawlada UK inaan Miirooga laga joojin UK
London Oct 16,2013(SDN)-Sida aan ka soo xigtay wargeyska Standard ee Kenya. Ila iyo intii ay dawlada Uk, ku dhawaaqday inay joojinayso Qaadka la keeno Uk oo ahayd bishii July 3deedi. Waxa jiray olale xoogan oo ka bilaabatay dalka Kenya khaasatan gobolka uu qaadku ka baxa oo loo yaqaan Miiro County, waxanay ka tashanayeen sidii ay…
