Webmaster

    Hargaysa oo lagu soo Gabo gabeeyay Kulan Guud oo ay Yeesheen Gudida Wanaag farista iyo Xumaan ka reebista

    Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan labo maalmood uga socday guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista oo ah guddi ka jira gobollada Somaliland oo isku xil qaamay inuu wax ka qabto waxyaabaha ka hor imaanaya anshaxa diinta iyo akhlaaqda wanaagsan. Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta ee maamulka Somaliland Sheekh…

    Read More

      Go’aamo Xal looga dhigayo Muranka ka dhasha isku qabsiga Dhulka oo Baydhaba lagaga dhawaaqay

      Baydhaba 29.Sep 2013 (SDN)- Guddiga nabadgalyada gobolka Baay ayaa soo saaray go’aan lagu xakamaynayo muranka iyo is-qab-qabsiga ku saabsan lahaanshaha dhulka oo mararka qaarkood khal-khal galiya ammaanka. Taliyaha ciidanka booliska gobolka Baay, Kornayl Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo warbaahinta u akhriyey go’aanka uu soo saaray guddigu ayaa sheegay in iyadoo la tixgalinayo nabadgalyada iyo xasilloonida gobolka…

      Read More

        Wefti ka Socda dawlada Federaalka oo Gaadhay Magaalada Beledweyne iyo Sababta Ujeedada Socdaalkooda

        Baladweyne 29.Sep 2013 (SDN)- Mas’uuliyiin ka socda wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka iyo xubno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha, Cali Abtidoon Xalane ayaa maanta gaaray magaalada BaladWeyn  ee xarunta gobolka Hiiraan. Cali Abtidoon oo warbaahinta kula hadlay Beledweyne ayaa sheegay in safarkooda uu la xiriiro…

        Read More

          Somalia President Says Mall Attack Group Threatens World

          Somali President Hassan Sheikh Mohamoud said the al-Qaeda linked group al-Shabaab that besieged a Nairobi shopping mall is embracing guerrilla attacks as part of an “international jihadist agenda” and poses a global threat. Somalia-based al-Shabaab, whose Sept. 21 mall attack in neighboring Kenya killed at least 67 people, is changing tactics after losing territory they…

          Read More

            Garyaqaan Muuse Oo Lafo-gur ku sameeyey awoodda xubinta Golaha Deegaanku Kaga Bixi karto xisbigeeda (Faaqidaadda Xeer No 14)

            Waxaa jira xeerar iyo shuruuc aynu samaysanay qaran ahaana aynu ku dabaqno qaabka adeegsiga sharci ee markaas jira iyo sida loo raacayo, oo ay qaranka cidi masuul uga tahay, Hadaba Waxaa La Gudboon Gudida Diwaan galinta iyo ansixinta Asxaabta Somaliland Inay Ka Hadlaan oo Go’aanka ugu haboon ee sharci ay ka qaadan xubnaha Golaha Deeganka…

            Read More

              Kenya oo caro uga jawaabtay Digniin Mareykanku ka soo saaray in dalkooda la booqdo

              Nairobi Sept 29,2013(SDN)-Dawlada dalka Kenya ayaa caro uga jawaabtay digniin Mareykanku ka soo saaray booqashada dalkan dhaqaalihiisu ku tiirsan yahay safarada damaashaadka ee reer Galbeedku halkaa ku tagaan. Dawlada Mareykanka ayaa ku celisay digniin ay booqashada dalkaasi ka soo saartay bishii June ee ina dhaaftay. Qoraalkan cusub ee muwaadiniinta Mareykanka looga digayo in ay booqdaan…

              Read More

                Syria oo aqbashay goonkii Gollaha Amnaaka ee ku wejahnaa Hubkeeda Chemical-ka

                Dimishiq Sept 29,2013(SDN)-Dawlada dalka Syriaa ayaa maalin uun ka dib shaacisay in ay aqbashay gooan uu soo saaray Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo qeexayay in dalkaasi gebi ahaanba uu burburiyo hubkiisa Chemicals-ka. Raiisul wasaaraha dalka Syria Wael al-Halqi ayaa saxaafada u sheegay goaanka dawlada Syria ee ku wejahan qaraarka QM ee burburinta hubka Chemical-ka….

                Read More

                  Magacyada Haween Soomaaliyeed Oo Ku Dhaawacmay Weerarkii Westgate Dhawaan Ka Dhacay

                  Nairobi:29-Sep-2013(SDN)-Weerarkii dhawaan kooxda abaabulini ku qaadeen xaruntii ganacsiga ee Westgate, ayaa waxa isa soo taraya in la magacaabo magacyada iyo dhalashada dadkii ku waxyeelloobay. Haatan waxa si rasmi ah loo magacaabay Laba gabdhood oo walaalo ah Somali -Canadian ah, waxana la sheegay inuu dhaawac ka soo gaadhay weerarkaas. Gabdhahan walaalaha ah oo lagu kala magacaabo…

                  Read More

                    “xisbiyadeennu, xisbiyo Ma Aha Nin Xishoonayaana ma geli karo, waana masiibadii qarankan….”Aqoonyahan Xasan Jaamac Bacad

                      Hargeysa:29-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Golaha Aqoonyahanka Somaliland Xasan Jaamac Bacad, ayaa ka hadlay arrimo badan oo haatan ka taagan Somaliland, waxana uu Dhaliilo badan dusha ka saaray Xisbiyada qaranka ee Haatan ka jira Somaliland. Aqoonyahan Xasan Bacad oo Maalintii shalay u Warramayey Qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland, ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladan cusub ee dalku…

                    Read More

                      Madaxtooyada Oo Laga Wado Qorshe lagu Tukhaantukhinayo Ismaaciil Shaqalle, cidda laga Dhex uriyey Iyo Beddelkiisa Oo La Diyaariyey

                      Hargeysa:29-Sep-2013(SDN)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa wadda Qorshe meesha lagaga saarayo Taliyaha Ciidanka Qaranka Sarreeye Gaas Ismaaciil shaqalle, islamarkaana lagu magacaabayo Taliye kale Oo Cusub. Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno shakhsiyaad si aad ugu dhaw aqalka madaxtooyada Somaliland, waxa qorshahan xilka lagaga xayuubinayo la waday muddo Gaabban oo aan sidaas u sii badnayn, waxana la diyaariyey…

                      Read More

                        We can ‘turn’ British jihadists if we talk to their families, writes Somali-born broadcaster RAGEH OMAAR

                        The conflict in Somalia is one of the most important international crises affecting this country because of the number of British citizens who have travelled to the region as ‘jihadists’ to join Al Shabaab. The ‘White Widow’, Samantha Lewthwaite, may be the most notorious, but between 50 and 100 young British Muslims are believed to…

                        Read More

                          a minor ammendement is made

                          We were hearing last few days discussions about road bill purposed by the government on the subject of a tax increase of certain services in Somali-land, which is overwhelming passed by the House of Representatives in an effort of generating extra revenue to finance the expected upgrading our medical care, social programs, continuity of vital…

                          Read More

                            Axmed Cabdi Ibraahin Oo Loo Doortay Guddoomiyha Guud ee Isku Xidhiidhka Jaalliyadaha Somaliland Ee Bariga Afrika. Kampala

                            (KampalaSDN)  Fadhi wadajir ah oo ay yeesheen xubnaha joogtada ah ee Jaalliyadaha Somaliland ee bariga Afrika ayaa si rasmi ah loogu soo doortay rule 333/28/9/2013 AA Ahmed Abdi Ibraahim in uu noqdo laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 28/9/2013, Guddoomiyaha cusub mana khilaafsana doorashadii tan ka horeysey ee warbaahinta kusoo baxdey laakiin waa toosin aanu…

                            Read More

                              Khudbadihii kala duwanaa ee Soo dhawaynta Maayarka Berbera ee ku biiray Xisbiga Kulmiye oo dhamaystiran {DHAGAYSO}

                              Berbera 28.Sep 2013 (SDN)- Waxa maanta berbera lagu qabtay xaflad balaadhan oo loo sameeyey laba xubnood oo miisaan culus ku leh gobolka saaxil oo taageeradoodii ku wareejiyey Xisbi xaakimka talada haye ee Kulmiye taas oo si weyn loo soo agaasimay kana soo qayb galeen masuuliyiin tiro badan. Munaasibadan oo Kulmisay Madaxda Sare ee Xukuumada Somaliland…

                              Read More