Webmaster

    Bangiga Barlays oo albaabada u laabay Xisaabaadkii Xawaaladaha Somalida

    London 30.Sep 2013 (SDN)-Bangiga Barclays ayaa maanta xiraya akoonkii ugu dambeeyay ee xawaaladaha Soomaalida oo dadka ku nool inigiriiska u suura gelin jiray inay lacag u diraan ehelkooda ku nool gudaha Soomaaliya. Madaxa Ololaha siyaasadda ee Oxfam Ben Phillips ayaa sheegay in maanta Soomaalidu ay u tahay maalin murugo, kaddib go’aanka Bangigu uu ku xirayo…

    Read More

      Somalia and Kenya: Blood Brothers

      In the aftermath of the violent shopping centre siege that left dozens of people dead, many in Kenya and neighbouring Somalia are searching for answers about why and how the attack could happen. A few months ago, I was sitting in Dr Yaseen Nur’s kitchen, above his private hospital in Mogadishu. Some wounded soldiers had…

      Read More

        Somalia’s strife merits global attention

        Somalia has become an increasingly unstable region in recent years. The international community needs to help bring law and order to help the struggling population of Somalia and cut down on the piracy plaguing world markets. The recent attacks on a Kenyan mall by al-Shabab militants from Somalia illustrate the need for international attention in…

        Read More

          Sadex Dawladood oo Codka Vito Power-ka leh oo isu abaabulaya Weeraro Xididada loogu Siibayo Kooxda Alshabaab

          Washington 30.Sep 2013 (SDN)- Dowladaha Maraykanka, Ingiriiska iyo Faransiska  ayaa la sheegay in ciidamadooda ay wadaan qorshe ay isku-bahaysanayaan inay si wadjir weeraro ugu qaadi doonaan Saldhigyada ay Al-Shabaab ku leeyihiin gudaha Soomaaliya Sidaas waxaa lagu soo qoray Wargeyska The Daily Star ee ka soo baxa wadanka, sidoo kale wargeyska waxaa lagu sheegay in weerarkaas…

          Read More

            ”Madaxweyne Uhuru Kenytta si toos ah ayaan arinta uga wada hadalnay, runtiina waa uu naga aqbalay” Danjire Maxamed Ameeriko

            Nairobi 30.Sep 2013 (SDN)- Danjiraha dowladda Soomaaliya u jooga dalka kenya Max’ed Cali Ameeriko oo ka hadllayay wal walka ay qabaan dadka Soomaalida ah kadib weerarkii Westgate Mall ayaa sheegay in wax baqdin ah oo ku aadan in la dhibaateeyo dadka Soomaalida ah xiligan jirin. Waxaa uu sheegay in uu ka mid ahaa diblumaasiyiin ka…

            Read More

              Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay gudoomiyaha gobolka Istanbul iyo ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkey

              Istanbul 30.Sep 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulamo kula qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkiga, jaaliyadda Soomaalida, gudoomiyaha gobolka Istanbul Mudane Huseyin Avni Mulu iyo ganacsato u dhashay dalka Turkiga. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay kulan dheer la qaatay ardayda Soomaaliyeed ee…

              Read More

                “Raggan maanta dawaladda ku jiraa waa raggii 1995-kii Dagaalka Sokeeye Burco ka bilaabay, Jaamacadda waxa ka dhacay waxay caddaynaysaa in…………” Eng. Faysal Cali Waraabe

                Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa eedo Culus Dusha ka saaray Hab-dhaqanka Xukuumadda uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu jawaab ka bixiyey Qaabkii loogala dhaqmay Munaasibaddii  qalinjabinta jaamacadda Hargeysa ee Shalay.   Eng. Faysal Cali waraabe oo Habeenkii xalay waraysi gaar ah siinayey Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com,  ayaa dhacdadii…

                Read More

                  Xisbiga Ucid Beddelka Labadii Xildhibaan ee Kulmiye Ku Biiray U Gudbiyey Guddida Doorashooyinka Somaliland

                  Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ayaa maalintii shalay Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland U gudbiyey Beddelka labadii xubnood ee Golaha Deegaanka Berbera ee dhawaan sheegay inay ku biireen xisbiga Kulmiye. Sida  uu noo xaqiijiyey Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali waraabe, waxa ay xisbigu codsigooda Hore ka gudbiyeen Maalintii shalay si ay u…

                  Read More

                    Somaliland: The protesters and Government Allergic to Demonstrations and Fair Criticism

                    Voluntary protesters asked the ministry of interior a permit to exercise their basic right: to peacefully demonstrate against what they recognize to be inappropriate bill but unfortunately, their right was denied for no apparent reason. The “propaganda” minister, in my view—because democracies don’t have information ministers but spokesperson for president or premier— jumped in to…

                    Read More

                      Dawladda Hoose ee Hargeysa Oo Soo Saartay Amar Shacabku Si weyn Usoo Dhaweeyey

                      Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa soo saartay amar dad badani u riyaaqeen oo wax lagag qabanayo Dadka ku mamay dhulka aanay waxba ka beerayn ee ay iska sheegtaan. Dawladda Hoose oo uu Hormood u yahay Duqa Caasimadda ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Hargeysa   Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco, ayaa amar ku bixiyey inaan cidna laga aqbali doonin…

                      Read More

                        Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhaqaaqday Tallaabo Axsaabta Mucaaradka lagaga Hor istaagayo Ka Hadalka Madalaha madaxda Qaranku isku Arkaan.

                        Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland  ayaa qaadday tallaabooyin dhiig Bax ah oo ay madaxda Axsaabta qaranka kaga  hor istaagayso inay ka hadlaan Goobaha  la iskugu yimaaddo ee munaasibadaha ah. Xukuumaddan haatan talada dalka haysa oo caan ku ah inay ka damqato, kana cararto dhaliilaha  mucaaradkeedu u soo jeediyaan, ayaa intii muddo ahaydba ku hawllanayd sidii ay  iska ilaalin…

                        Read More

                          Xukuumadda Oo Habeenkii Xalay Mar kale Jeelka Ku Hubsatay Wadaad Ku Fallaagoobay

                          Hargeysa:30-Sep-2013 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa Habeenkii Xalay mar kale xabsiga u taxaabtay  Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle  oo Hoggaamiye u ah Urur-diimeedka Xisbullah, kaas oo dhawr jeer oo hore xabsiga la dhigay. Sheekhan oo  saaxiib la ah jeelka, ayaa xadhiggiisa waxa xaqiijiyey Afhayeenka Xisbullah   Cali Cumar Maxamuud, isagoo   sheegay in aanu garanayn sababta keentay xidhiga sheekha….

                          Read More

                            Ceerigaabo: Askari Boliis ah Oo Toogasho Lagu Dilay iyo Gacanku-dhiiglihii Oo La Hayo

                            Ceerigaabo:30-Sep-2013(SDN)- Askari Boolis ah ayaa Duhurnimadii shalay  ku Geeriyooday    Degaanka Ximan-gareen oo qiyaastii 20-km jahada bari ka xigta magaalada Ceerigaabo kaddib markii sida la sheegay uu meel u galay nin booliisku doonayeen in ay soo qabtaan oo laga soo dacwoodey.   Boliiska ayaa gacan ku dhiiglihii “Ninka boliisku doonayeen inay soo qabtaan ayaa dhexda u…

                            Read More

                              Mareykanka oo Adeegyada Dawladeed ay maanta Dhici kareyso in ilbaabada loo laabo,maxey tahay sababtu?

                              Washington Sept 30,2013(SDN)-Dawlada dalka Marekanka golleyaasha kala duwan ayaa todobaadyadii u danbeysay ka doodayay miisaaniyada dalkaasi oo ay hareeyeen suaalo is dul saaran oo qaarkood yihiin kuwo siyaasadeysan. Odoroska miisaaniyada ayaa intiisa badan khuseeya laba qodob oo labada xisbul xaakim ee dalkaasi aad ugu kal fog yihiin. Qodobka hore waa kor u qaadka saqafka ama…

                              Read More