Human Rights Watch oo Ugu Baaqday dawlada Kenya inay ka Taxadirto dhibaato loo gaysto Bulshada Somaliyeed iyadoo loo sibir saarayo Weerarkii West-gate
Nairobi 28.Sep 2013 (SDN)- Warbixin ay soo saartay hay’adda xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa looga digay dowladda Kenya in ay dhibaato u gaysato Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha dalka kenya gaar ahaan Shacabka ku nool xaafada Islii ee magaalada Nairobi. Iyadoo ka hadashay dhacadadii todobaad hore ee lagu weeraray suuqa loo Westgate…
