Ururka Horumarinta Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodi Jeex oo Kulan yeeshay iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen
Sallaxley 27.Sep 2013 (SDN)- Ururka Horumarinta Dhalinyarada Degmada Sallaxley Oo Ay Weheliyaan Maamulka Waxbarashada Ee Degmada ayaa Kulan La Yeeshay Masuuliyiin Kala Duwan Oo ay Kamid Yihiin Xubno katirsan Wasaaraadaha Waxbarashada,Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Wasaarada Madaxtooyada, Ururka Samafalka Gaaroodi Iyo Gudida Horumarinta Deegaanka Sallaxley. Kulankan Oo ay Soo Qaban qaabiyeen Ururka Horumarinta Dhalinyarada Sallaxley oo ay…
