Webmaster

    Ra’ısul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Turkiga

    Ankara, September 26, 2013(SDN)-Kadib markii uu Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” uu soo gabagabeeyay socdaalkii uu ku joogay magaaladda Geneve ee Switzerland oo uu kaga qaybgalay kulankii Golaha Xuquuqul İnsaanka Qaramada Midoobay ee looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa xuquuqul İnsaanka Soomaaliya ayuu shalay soo gaaray magaaladda Ankara ee dalka Turkiga…

    Read More

      Shirka Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray amniga, baaqna u jeediyay Milkiilayaasha Hotelada iyo Guryaha

      Muqdisho, September 26, 2013(SDN)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, waxaana kulankan looga dooday qodobo ay ka mid yihiin amniga dalka, gaar ahaana howlgal todobaadkan looga sifeeyey qeybo ka mid ah gobolka Sh/dhexe haraadiga Shabaab. Shirka golaha…

      Read More

        Somalia to world: We need weapons and cash to fight terror

        Mogadishu, Sep 26, 2013 (SDN) -Somalia’s defense minister made an international plea to aid its struggling government, saying it cannot fight the terrorist group behind Kenya’s mall massacre without more funding and weapons from the global community. “We are not looking at jet fighters. It’s small arms,” Abdulhakim Haji Faqi told NBC News. “We need the funding and…

        Read More

          Dood Cilmiyeed ku Wajahan Sida loola Tacaali karo Khatarta Xanuunka Jooniska oo Xarunta Jaamacada ALPHA lagu soo Khatimay

          Hargasya 26.Sep 2013 (SDN)-Dood cilmiyeed hal maalin soconaysa lagagana doodayey khatarta iyo sida loola tacaali karo xanuunada uu joonisku ka mid ka yahay oo ay soo diyaarisay jaamacada ALPHA ee magaalada hargaysa ayaa maanta lagu qabtay huteel safari ee magaalada hargaysa. Dood cilmiyeedkan ay soo qaban qaabisay jaamacada ALPHA ayaa waxa ka soo qayb galay…

          Read More

            Taliyaha Ciidamada Booliska ee Somalia oo Maanta Gaadhay Magaalada Beledweyn

            Beledweyn 26.Sep 2013 (SDN)- Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jen. C/xakiin Daahir Saacid ayaa gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan. Waxaana Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan loogu soo dhaweyey si aan hore loogu arag iyadoo maamulka iyo shacabku si wada jir ah u soo dhaweeyeen. Jen. Saacid ayaa garoonka diyaaradah ee Ugaas Qaliif waxaa…

            Read More

              Kulan lagaga hadlayay daryeelka Ubadka darbi Jiifka ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba oo hargaysa lagu soo gunaanaday

              Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)-Kulan lagaga hadlayay dar dargalinta hawlaha shaqo ee wasaarddaha dawlada eek u shaqada leh arimaha caruurta oo socday mudo laba maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeeyay  huteel ka  guuleed  ee magaaldda hargaysa. Kulankaas oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka kala socday wasaardaha shaqada iyo arimaha bulshada , cadaaladda , waxbarshada…

              Read More

                Madaxweynaha Soomaaliya Oo Kulamo Maraykanka kula qaatay Madax sare oo Caalamka ka socotay

                Newyork:26-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maraykanka oo uu haatan ku sugan yahay kula kulmay madax sare oo Adduunka ka socotay. Madaxweynaha  oo magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay madaxweynaha Turkiga Abdallah Gul, Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamim Bin Xammaad iyo xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda ee Mareykanka Hillary…

                Read More

                  Gobolka Waqooyi Bari Kenya Oo Laga Beddelay Taliyihii Booliska mid cusubna la Keenay

                  Gaarisa:26-Sep-2013(SDN)- Isku  shaandhayn ballaadhan oo la sameeyey ayaa keentay in la beddelo Taliyahii ciidanka Policeka ee gobolka waqooyi, Waxana la keenay Taliye cusub oo Police.   Taliyaha cusub ee Booliiska gobolka wuqooyi bari ayaa waxaa noqon doona Henry Barmao isaga oo badali doona taliyihii hore ee Policeka gobolka waqooyi bari .   Taliyaha cusub ee…

                  Read More

                    “Ragga Nashuushadeynayna qaar baan Dooxa ka Talaabin,Mashruucan Dufan Naga Soo Gaadhay Ma Jiro” Wasiirka Duulista

                    Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)-Kulan caalami ah oo lagu soo bandhigayay in madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport uu dib u habayntii lagu sameeyay waafaqsanayd heerarka caalamiga ah ee madaarrada, ayaa xalay lagu qabtay xarunta Ha’yadda shaqaalaha dawladda ee Magaaladda Hargeysa. Xafladaas waxa ka soo qeyb galay Wasiirro, Xildhibaano ka tirsan Guurtida iyo Wakiiladda, Wakiillo iyo khubaro…

                    Read More

                      Is-xambaar Is-xambaartay Ma Xambaarikarnaa?(Xukuumadda iyo Xeer-dejinta) Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale.

                      Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com   Qormadii: 1aad   Hargeysa:26-Sep-2013(SDN-)Ma maqli jirteen: “Is-ma dhaantiyo dhasheed.” Alleylehe waa tan oo kale. Waxa ka sii daran kuwa ay codkooda iyo gacantoodaba ku yimaaddeen ee maantana looga fadhiyo taa shalay dhacday ee aan la mahadin teedii. Odeygii doobta weynaa ee Timacadde ayaa laga hayaa: “Irsiqiinnii waa…

                      Read More

                        Qoraalka Dooddii Xildhibaan Bulqaas Ee Xeerka Waddooyinka Iyo Sidii Uu Dhameelka Ugu Beddeshay.

                          Hargeysa:26-Sep-2013(SDN)-Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, ayaa waxa ay Dabagal dheer ku samaysay Xildhibaanadii  markii hore ka soo horjeeday Xeerka duuduubka lagu meel mariyey ee Horumarinta waddooyinka, waxana ay ku guulaysatay inay mid walba Hesho dooddiisii oo qoran. Haddaba waxa ay shabakaddu  u ballan qaadaysaa Akhristayaaasheeda inay maali kasta U soo Gudbin doonta mid ka mid…

                        Read More

                          “Ucid iyo Waddani ma aha Xisbiyo bisil,Markaa waa Inay iyagu dib isugu Noqdaan” Xildhibaan Siciid Cilmi rooble {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada Xisbul Xaakiimka Kulmiye ayaa ku dooday in Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka ee ay doraad ansixiyeen mid la xidhiidha xaga horumarka. Xildhibaanka ayaa isku xidhiidhiyay in Korodhka Mushaharka Ciidamada ee Derajada qaatay uu saamayn ku yeelanayo Habka dhaqaale Ururinta…

                          Read More

                            Koox Suxufiyiin ah oo ka Yimid Somalia,Punt land oo Tababar Hargaysa uga Furmay

                            Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md Cabdirashiid Jibriil Yuusuf ayaa  magaalada hargaysa ka furay aqoon is weydaarsi ku saabsan kor u qaadista aqoonta suxufiyiinta kaasoo ay ka qayb qaadanayaan war fidiyeeno ka kala socda dalalka Soaliland iyo Somalia. Aqoon isweydaarsigan oo ay soo qaban qaabisay Radio Ergo Journalist…

                            Read More

                              “Horta Sharcigu Ha Qabto Mas’uuliyiinta Habeen oo Dhan Waxa Mamnuuca Ah Cabba Ee Khamriga Mamnuuca ah …….” Eng. Faysal Cali Waraabe.

                              Hargeysa:26-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si adag u naqdiyey qaabkii ay  xildhibaannada Golaha Wakiilladu  ku  sii daayeen  maalintii  Dorraad xeerka Takaaliifta Waddooyinka ee ay Madaxtooyadu u soo gudbisay, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay dhaafsadeen dano gaar ah. Guddoomiyaha UCID waxa kale oo uu ayaan darro ku tilmaamay Hoggaanka…

                              Read More

                                Mareykanka oo digniin balaaran u jeediyay muwaadiniintooda Caalamka ku kala baahsan

                                Washington Sept 26,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa digniin aan nooceeda hore loo arag u jeedisay muwaadiniintooda caalamaka ku kala sugan. Wasaarada arrimaha dibedda ee Mareykanka ayaa qoaal ay shaacisay ugu sheegtay shicibka dalkeeda ee caalamka ku kala sugan in ay taxadar dheeri ah yeeshaan. Qoraalkan ayaa lagu sheegay in kooxda Al Qaacida iyo kuwa xiriirka la lihi…

                                Read More

                                  “Wallaahi Xoolo Kamaanu Dhaqan-ne Xanuunno aanaan Lahaan jirin Baanu ka Qaadnay” wasiirka Duulista Somaliland

                                    Hargeysa:26-Sep-2013(SDN)- Wasaaradda Duulista Hawada  iyo Gaadiidka cirka Somaliland, ayaa markii Ugu Horraysay  Soo Bandhigtay Mashruucii Ballaadhnaa ee dib-u-dhiska Madaarka Hargeysa iyo marxaladihii uu Soo Maray.    Kulan oo u jeeddadiisu ahayd sidii Bulshada loogu iftiimin lahaa sida loo isticmaalay kharashkii loogu talogalay in dib loogu dhiso Garoonka, islamarkaana loo muujin lahaa inuu maanta yahay…

                                  Read More