Qaraxyo Abaabulan Oo Habeenkii Xalay Ruxay Caasimadda muqdisho
Muqdisho:5-Sep-2013(SDN)-Habeenkii Xalay waxa qaybo ka mid ah magaalada muqdisho gilgilay qaraxyo is xig-xiga oo u badnaa bambooyinka gacanta laga tuuro, taas oo in muddo ah waxoogaa laga nastay. Qaraxyadaas mid ka mid ah ayaa lala eegtay ciidamo ku sugnaa wajahadda hore wasaaradda arrimaha Gudaha, halkaas oo aan ilaa iyo hadda la sheegin shasaaraha rasmiga ah…
