Magaalada Ceerigaabo oo laga bilaabay Bedelaada lacagta Giinbaarta ah iyo dareemada bulshada
Ceerigaabo 05.Sep 2013 (SDN)- Magaaladda madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayaa waxa maanta si rasmi ah uga dhaqan galay Bedelaada Lacagtii Giimbaarta ahayd ee hore uga shaqayn jirtay Gobolkaas. Waxa dadweynaha loogu bedalayaa lacagta shilinka Somaliland , sariflayaasha magaaladda, ganacsatadda iyo guud ahaan dadweynaha Gobolka Sanaag ayaa tallaabadan si weyn u soo dhaweeyay. Gudoomiyaha Baanka…
