Webmaster

    Madaxweyne Siilaanyo oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay arday ka qallin Jebisay Jaamacada ADMAS iyo Khudbad uu ka Jeediyay {DHAGAYSO}

    Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta shahaadooyinkoodii gudoon siiyay 415 arday oo ka qalin jabiyay jaamacadda ADMAS ee Magaaladda Hargeysa, kuwaasi oo wax ka bartay shan kuliyadood oo lagu dhigto jaamacadda. Xafladii qalin-jabinta dufcadii shanaad ee Jaamacadda ADMAS oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa. Waxa kale…

    Read More

      Madaxweyne Faroole oo Shuruu ku Xidhay Wada-hadal Maamulkiisu la galo Dawladda Federalka Soomaaliya

      Adis Ababa:4-sep-2013(SDN)—Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole, oo Hore u iclaamiyey  inuu xidhiidhkii u jaray Dawladda Federalka somaliya, ayaa shuruud ku xidhay wada-hadal uu la galo.   Faroole oo waraysi siiyey Telefishanka Somali chanel xilli uu ku sugan yahay Magaalada Addis ababa, ayaa tilmaamay in xidhiidhka u dhexeeya maamulkiisa iyo Dawladda somaliya uu yahay …

      Read More

        “Waan ku faraxsanahay in maanta aan hortiina imaado xili aad arimo muhiim ah ka hadleysiin” Danjiraha Uk u fadhiya Muqdisho

        Muqdisho 04.Sep 2013 (SDN)- Dowladda ingiriiska ayaa soo dhaweysay Shirka Qaran ee geedi socodka Siyaasada Soomaliya ee ka soconaayo Magaalada Muqdisho. Danjira Somaliya u Fadhiyo Dowlada Ingiriiska ayaa soo dhaweyay shirka ka soconayo Magaalada Muqdisho isagoo sheegayn in uu aad ugu faraxsan yahay in shirkan uu Muqdisho ka furmo. Mr Matt Baugh oo maanta ka…

        Read More

          Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho Dib ugu laabtay kadib markuu soo dhamaystay Safar uu ku tagay Marka

          Muqdisho 04.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii shalay booqasho ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose ayaa dib ugu laabtay magaalada, waxaana magaalada Marka ka soo qaaday madaxweynaha iyo wafdigiisa diyaarad Helicopter ah. Wafdiga madaxweynaha waxaa ka mid ahaa wasiirrka arrimaha gudaha iyo ammniga Qaranka…

          Read More

            Wasiirka Madaxtooyada iyo Nuxurka Warbixin uu Siiyay Golaha Wakiilada,Raxmaadka eebbe oo Waxqabadka Xukuumada uu ku daray {DHAGAYSO}

            Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji xasan ayaa maanta hor tegay Golaha wakiilada Somaliland halkaasoo uu warbixin balaadhan ka siiyey hawlaha wasaaradiisa iyo xaaladda guud ee dalka. Wasiirka Madaxtooyada oo golaha ku wargeliyey warbixin kooban oo taabanaysay xog ogaal u noqoshada xaalada guud ee dalka ayaa soo dhoweeyey hanaanka is…

            Read More

              Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka oo Sheegtay in Maqaamkii qaranimo hoos u dhacay

              Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)- Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranku waa madal isu keentay, mujaahidiintii SNM, aqoonyahan, wax-garad, siyaasiyiin, ganacsato, xubno ka mid ah Qurba-joogga Somaliland iyo muwaadiniinta Caadiga ah, waa madal ay wakiillo ku leeyihiin ururrada bulshada ee haweenka, dhalinyarada, iyo dadka laga tirada badan yahay, ee dhammaan Gobollada Dalka. Waa Madal ay xubin ka…

              Read More

                Weerarkii lagu qaadi lahaa Suuriya oo Kaabiga saaran iyo Senate-ka Maraykan in Hujuum la qaadi karo

                Washington:4-Sep-2013(SDN)- Xubnaha aqalka Senate-ka ee Maraykanka ayaa oggolaaday qaraar qabyo ah oo u oggolaanaya madaxweyne Obama in weerar uu ku qaado Suuriya.  Qaraarkan waxaa u dhiman in si rasmi ah ay u ansixiyaan golayaasha sharci dejinta ee dalka Maraykanka, Haddii ay taasi dhacdona waxa uu madaxweyne Obama awood buuxda u heli doonaa inuu gacantiisa wax…

                Read More

                  Wasiir xirsi oo maanta Golaha Hor yimi kana hadlay xaaladda Guud ee Dalka

                  Hargeysa:4-Sep-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta horyimi Golaha wakiillada Somaliland, waxana uu xogo dheeraad ah ka bixiyey xaaladda Guud ee Dalka iyo arrimo kale oo fara badan. Sidoo kale waxa uu wasiir xirsi ka jawaabay su’aalo tiro badan oo ay waydiiyeen xildhibaanno tiro badan oo ka tirsan Golahaasi, iyadoo ay wasiirku…

                  Read More

                    UN Chief: Somalia Could Still Fail

                    New York, Sep 04, 2013 (SDN) -Secretary-General Ban Ki-moon, warning that Somalia could slide back into being a failed state, called Tuesday on countries around the world to provide the African Union-led peacekeeping force there with attack helicopters and armored troop carriers to take the fight to Al-Shabab militants in the field. The U.N. chief…

                    Read More

                      Hoggaanka Kulmiye oo Kulamo gaar gaar ah yeelanaya iyo ifafaale khilaaf oo Durba ka muuqda

                      Hargeysa:4-Sep-2013-(SDN)-Xisbiga Talada Dalka Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa madaxdiisa, siiba xunbaha ugu sarreeya iyo qaar ka mid ah Golihiisa dhexe ay ayaamahan kulamo gooni goonni ah ku yeelanayeen xarunta xisbigu ku leeyahay Magaalada Hargeysa. Kulamada oo ahaa qaar albaabadu u xidhnaayeen oo aan war badan laga haynin, ayaa haddan wararka hoose ee ay helayso Qurbejoog.com,…

                      Read More

                        Wasiir cukuse oo shir al-baabadu u xidhan yihiin la yeeshay qaar ka mid ah shaqaalaha TV-ga Qaranka, Farriimo Guul-wade-nimo ahna Dhegaha ugu shubay

                        Hargeysa:4-Sep-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda war-faafinta  Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse) ayaa maalintii shalay  shir al-baabadu u xidhan yihiin la yeeshay qaar ka mid ah shaqaalaha Tv-ga qaranka. Kulankan oo loogu magac daray  dardar gelinta hawlaha Telefishanka qaranka, ayaa waxa wasiirka ku wehelinayey badiba shaqaalaha lagu tuhmo inay u faro dhuudhuuban yihiin ama u dhago nugul…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Suldaan Siciid Sul. Cabdisalaan iyo Nuxurka waxyaabihii ay ka wada Hadleen

                          Hargeysa:4-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa Habeen Hore qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafti ballaadhan oo uu Hoggaaminayo Suldaanka Guud Ee Bariga Gobolka Sanaag Sul. Siciid Sul. Cabdisalaan. Waftigan uu Suldaanku Hoggaaminayo, ayaa ay ka mid ahaayeen Salaaddiin,cuqaal, siyaasiyiin iyo wax-garad ka soo jeeda Beesha Bariga Gobolka Sanaag, iyadoo aanu jirin wax war rasmi…

                          Read More

                            Marwada Madaxweynaha Somaliland oo dhagax dhigtay laba Dugsi oo laga Hirgalinayo deegaanka ay dhalasho ahaan ka soo jeedo

                            Berbera 04.Sep 2013 (SDN) Marwada Koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Maxamuud Jirde ayaa deegaanka Laasa-dacawo ee tuulada Daray-godle ee Gobolka Saaxil,ku dhagax dhigtay Dugsi boodhin ah iyo Mid kale oo laga hirgalinayo degmada Mandheera kaas oo ay abaabulayaan Guddidii Batalaale ee ka soo horjeeday Dan iyo Duco. Marwada waxa Safarkeeda ku weheliyay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada…

                            Read More

                              Madaxweyne Xigeenka Punt land oo dhagax dhigay Dhismaha Dugsiga Sare ee Degmada Taleex

                              Taleex 04.Sep 2013 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen Cabdisamed Cali Shire oo weli ku sugan degmada Taleex ayaa dhagax dhigay dugsi sare oo dhawaan dawladda Puntland degmadaasi ka hirgelinayso. Xafladda dhagax dhiga ayaa waxaa ka qayb galay dhammaan waftiga iskugu jira Baarlamsanka iyo xukuumadda ee u hogaaminayo madaxweyne ku xigeenku,maamulka degmada Taleex iyo maamulka…

                              Read More

                                Amanda Lindhout oo Shan sanadood ka dib wax ka Qortay Tacadiyo Kufsi ku jiro oo Muqdisho loogu geystay

                                Edmonton Sept 04,2013(SDN)-Amanda Lindhout oo ah Gabadh suxuufiyad aheyd oo Muqdisho lagu afduubtay shan sanadood ka hor ayaa buug ay haatan daabacday waxa ay ku soo bandhigtay Tacadiyadii loo geystay intii ay ku jirtay gacanta meeliishaadkii afduubtay. Amanda oo Canada u dhalatay ayaa buugeeda ku xustay in marar faro badan nafteedu khatar gashay isla markaana…

                                Read More