Webmaster

    Masaajid ku yaal Canada oo la weeraray(SAWIRO)

    Montreal Sept 13.2013(SDN)-Masaajid ku yaal magaalada Montreal  ee dalkan Canada ayaa maalinimadii shalay waxa weeraray dad sheegtay in ay neceb yihiin muslimiinta ah ee magaaladaasi ku nool. Dadkan aan is cadeyn cida ay yihiih ee weeraray masjidka ayaa sidoo kale waxa ay macbadka u direen qoraal karaaajiyo said ah xamaarsanaa iyo faahfaahin ay weerarkooda ka…

    Read More

      Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka oo Beeniyey in lagala Goostay Baabuur Tigniko ah

      Ceerigaabo:3-sep-2013(SDN)-Saraakiil  Sar sare oo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa beeniyay warar sheegayay in Gaadiid Tikniko ah iyo Ciidankii watay-ba ay ka goosteen, isla markaana u galeen Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.   Sidoo kale saraakiisha ayaa tilmaamay inuu warkaasi ahaa been abuur ay qaar ka mid ah warbaahintu hubsiimo la’aan ku baahiyeen. Maxamed Cabdiraxmaan Cali …

      Read More

        Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay shirka qaran ee Muqdisho ka socda

        Muqdisho:3-Sep-2013(SDN)-Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweysay shir qaran  oo Maalintii shalay ka furmay Magaalada Muqdisho, kaas looga hadlayo qabashada doorasho xor ah oo 2016-ka ka dhacda Soomaaliya.   Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo hadal ka jeediyay furitaanka shirka ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay dowladda Soomaaliya…

        Read More

          Obama oo Gacanta ku Haya tallaabooyinkii ugu dambeeyey ee Dagaalka Suuriya

          Washington:3-Sep-2013(SDN)- Madaxweyne Barack Obama ayaa  wali ku hawllan sii wadidda dadaalkiisa uu taageerada kaga raadinayo congresska Maraykanka si uu tallaabo militari uga qaado dawladda Suuriya.   Sharci dejiyeyaasha qaarkood ayaa shaki ka muujiyey qorshihiisa, Dalka Ruushka ayaa isna su’aal ka keenay caddeymaha go’aankan ka dambeeya, waxana uu taageero weyn ka haystaa dalka awoodda badan ee…

          Read More

            Roobab Habeennadii ugu dambeeyey ka da’yey Hargeysa oo waxyeello u geystay Jidadka waaweyn ee Magaalada

            Hargeysa:3-Sep-2013(SDN)-Roobab lexaad leh oo labadii Habeen ee ugu dambeeyey ka da’ayey Magaalada Hargeysa iyo Hareeraheeda ayaa waxyeello kala duwan u geystay jidadka waaweyn ee caasimadda. Waddooyinka Caasimadda Hargeysa, ayaa Guud ahaanba ah kuwo gaboobay oo  dayac badani hadheeyey, iyadoo ay jiraan qaar cusub balse tayadoodu liidato, haddana waxa marka kasta dhibaato badani haysataa dadka iyo…

            Read More

              DHEGEYSO:wasiirka duulista iyo hawada oo ka hadlay imaatinka diyaaradii labaad ee soo fadhiisata madaarka caasimada Hargeysa

              Hargeysa Sept 03,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada Duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi ayaa khudbad uu maanta jeediyay waxa uu uga waramay duulimaadkii labaad ee soo gaara madaarka magaalada Hargeysa. Duulimaadyada madaarka caasimada ayaa haatan u muuqda in ay caadi ku so noqonayaan ka dib kolkii uu madaarku dayactir u xiraa mudo dheer,DHEGEYSO [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiiirDaalo2(1).mp3″] HALAKAN MOBILKA…

              Read More

                Barack Obama oo Dhabaha u Xaadhaya duulaan ka dhan ah Xukuumada Bashaar Al asad

                Washington 02.Sep 2013 (SDN)-Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sii wada dadaalkiisa uu taageerada kaga raadinayo congresska Maraykanka si uu talaabo militari uga qaado dawladda Suuriya. Sharci dejiyeyaasha qaarkood ayaa shaki ka muujiyey qorshihiisa. Dalka Ruushka ayaa isna su’aal ka keenay caddeymaha go’aankan ka dambeeya. Mr. Obama ayaa Isniinta maanta Aqalka Cad ku marti galinaya Senator…

                Read More

                  Dawlada Federaalka Somalia oo Magaalada Jidah ee Sucuudiga Heshiis kula Saxeexatay Bangiga Islaamka

                  Jidah 02.Sep 2013 (SDN)- Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ku sugan magaaladda Jidah ee Boqortooyadda Sucuudiga ayaa maanta waxaa uu heshiisyo la gaaray Bankiga Islaamka oo fadhigiisu yahay magaaladda Jidah ee boqortooyadda Dalka Sucuudiga. Heshiiskan oo ka dhacay xarunta Bankiga Islaamka waxaa Soomaaliya u matalayay Wasiiru Dawlaha Arimaha dibadda…

                  Read More

                    Nawaaxiga Jowhar oo lagu dilay Askari ka tirsan ciidanka dowladda Somalia

                    Jariirow 02.Sep 2013 (SDN)- Askari ka tirsan ciidanka dowladda ayaa lagu dilay, mid kalena waa lagu dhaawacay deegaanka Jariirow oo galbeedka kaga aaddan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaar ka tirsan dadka deegaanka Jiriirow oo la hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay in askariga la dilay uu isbaaro dhigan jiray tuulada, ayna dishay kooxda al-Shabaab. Sarkaal…

                    Read More

                      Wasiirka Warfaafinta oo Xilkii ka qaaday Madaxii Wararka ee Telefishanka qaranka,Magacaabayna Mas’uul cusub iyo sababaha Xil ka qaadista

                      Hargaysa 02.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Shaqadii ka fadhiisayay Madaxii wararka ee Telefishanka qaranka Xamse Cali Bul bul kadib markii uu amar diido kala hor yimid wasiirka . Wasiirka warfaafinta ayaa Xilka u Magacaabay Maxamed Siciid Muxumed oo hore u ahaa agaasimihii hore ee…

                      Read More

                        Muqdisho oo uu ka Furmay Shirweyne lagu dejinayo Geedi Socodka Siyaasada Somalia,Higsiga Sannadka 2016 iyo Khudbadii Madaxweynaha

                        Muqdisho 02.Sep 2013 (SDN)- Waxaa maanta magaalada muqdisho ka furmay Shirweynaha Qaran ee Geedi Socodka Siyaasada Soomaaliya iyo Hiigsiga Sanadka 2016ka,waxana ka qeyb galaya ergo ka kala timid gudaha dalka iyo dibadiisa. Furitaanka shirweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha J.F Soomaaliya ku simaha ra’iisul wasaaraha,ahna ra’iisulwasaare ku xigeen iyo wasiirka arrimaha dibedda Foowsiyo Yuusuf…

                        Read More

                          Somaliland Chases Air Links in Campaign for Nationhood

                          Hargeisa, Sep 02, 2013 (SDN) -With the re-opening of Egal airport, serving the aspiring country’s ‘capital’, Hargeisa, Somaliland is aiming for new carriers and destinations. Somaliland, an autonomous region of Somalia that seeks recognition as a sovereign state, expects shortly to launch new routes from its Hargeisa and Berbera airports. On September 1, Ethiopian Airlines…

                          Read More

                            Taliska Sare ee Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Beeniyay in lacago faalso ah laga soo dejiyay deegaanka Laasa Surad

                            Hargaysa 02.Sep 2013 (SDN)-  Taliyaha Ciidanka Ilaalada iyo Difaaca Xeebaha ee Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan ayaa beeniyay in lacag Faalso ah oo Shilling Somaliga (Giinbaarta) laga soo dejiyay deegaanka Laasa Surad ee Gobolka Sanaag. Taliyaha Ciidanka Ilaalada iyo Difaaca Xeebuhu waxa uu Xusay inay Waxba ka Jirin wararka sheegaya in Deegaanada Xeebaha Gobolka Sanaag…

                            Read More

                              ‘Biggest Guns’ to Control Somalia’s South

                              Mogadishu, Sep 02, 2013 (SDN) -Somali clan leaders say that an Aug. 27 agreement between the government and only a few leaders from the country’s three southern Jubba regions, which aims to resolve the ongoing dispute over who controls the area, creates more problems than it solves. “The agreement, in essence, gives in to the…

                              Read More