Shir lagaga hadlayo Sidii looga arrinsan lahaa Shaqaalaha ku Jira Miisaaniyada dawlada oo Hargaysa ka furmay
Hargaysa 02.Sep 2013 (SDN)- Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha dawlada oo ay weheliyaan maareeyayaasha madaxabanaan ayaa maanta shir uga furmay Hotel maansoor ee magaalada Hargaysa. Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Md Nuux sheekh Muuse Ducaale oo furitaankii shirkaasi ka hadlay ayaa sheegay in kulankan maanta u furmaya agaasimayaasha guud iyo maareeyayaasha madaxa banaan ay…
