Guddida Waxbarashada Magaalada Toronto oo loo soo jeediyay Talooyin ku saabsan Waxbarashada Ardeyda Soomaalida
Toronto Sep 01,2013(SDN)-Guddida Tacliinta magaalada Toronto ee gacanta ku heysa dugsiyada waxbarasho ayaa dhawaan magacaawday guddi hoosaad ka soo talo bixisa sidii Ardeyda Soomaalida waxbarashada gacan looga siin lahaa. Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxbarashada uga tagta si aad uga badan dhalinta kale ee reer Toronto. Si arinkaa wax looga qabto ayaa guddi hoosaadku baaritaano dheer oo…
