Halkan ka Akhri Taariikh Nololeed Kooban oo ku Saabsan Allaha u naxriisto Eng. Axmed Shariif Xuseen
Muqdisho:17-Aug-2013-(SDN)- Allaha u naxriistee waxaa maanta magaalada Muqdîsho lagu dilay Eng. Axmed Shariif Xuseen oo ahaa Eng. Idaacada yo TV-ga Qaranka Soomaaliyeed, walina lama hayo cid si gaar ah loogu soo qabtay dilka marxuumkaas Aqoonta Durugsan u lahaa cilmiga Tignoolajiyadda. Haddaba waxanu maanta halkan idiinku haynaa Taariikh kooban oo ku saabtan marxuumkan maanta la…
