Mucaaridka Jabuuti oo rejo wanaagsan ka muujiyay in Ooda laga rogayo maxaabiista Siyaasadeed ee Jabuuti
Jabuuti Aug 18,2013(SDN)-Mucaaridka dalka Jabuuti ayaa rejo sare ka muujiyay in xukuumada Jabuuti dhawaan ooda ka rogi doonto dhamaan shacabka u xirxiran siyaasada ee dalkaasi. Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa taageereyaashooda gaarsiiyay fariin ay ku sheegeen in maalmaha soo socda xabsiyada dalka laga sii deyn doono wadaado maxkamadi ay sanad xarig ah ku riday….
