“Madaxweynaha iyo Al-Shabaab Xiriir ayaa ka dhaxeeya” Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh
London 18.Aug 2013 (SDN)-Cali Khaliif Galeyr oo ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iminkana ku sugan dalka Mareykanka ayaa sheegay in Dowladaha Uk,iyo Usa ay ogaadeen in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Al-Shabaab ay gacan saar kawada leeyihiin arimaha Jubbooyinka. Cali Khaliif Galeyr,wuxuu sheegay in rag ka tirsan Dowladda Soomaalida iyo Al-Shabaab ay xogaha…
