Webmaster

    Ciidamo ka Tirsan Jab’hada Raas Kambooni oo isu dhiibay Xarakada Alshabaab

    Muqdisho 15.Aug 2013 (SDN) Ciidamada Jabhadda Raaskambooni ee markoodii hore ka soo jeeday Jabhadda kale ee Alshabaab ayaa la sheegaya in ciidamo hor u dhac ah oo ka tirsan kuwa Jabhadda Raaskambooni iska xaadiriyeen degaanada ay ku awoodda badan yihiin Alshabaab,waxaana la sheegaya in laba raac iska kala dhiibeen degmadda Baraawe & jasiiradda Raaskambooni. Kooxdan…

    Read More

      Wadahadaladii Mucaaaridka iyo Xukuumada Jabuuti oo Dib u biloowday

      Jabuuti Aug 15,2013(SDN)-Waxa Jamhuuriyada Jabuuti dib uga bilowday wadahadalo Ramadaantii horaanteedii u furmay Xukuumada Ismaciil Cumar Geele iyo Dalada Mucaaridka Jabuuti ee ku bahoobay USN. Wadahadaladan ayaan ilaa haatan la isula meel dhigin qodobada siyaasadeed ee la doonayo in la isugu soo dhaweeyo dhinacyada siyaasada dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Waxase ah halka laga duulayo sidii dalka…

      Read More

        Dawladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Tallaabadii Hay’adda MSF Kaga Baxday Dalka

         Muqdisho:15-Aug-2013(SDN)Hay’adda  MSF oo ka shaqeyneysay Soomaaliya 22-kii sano ee ugu dambeeyay, ayaa qaadatay go’aankan adag  ee ay Dalka kaga baxday, kaddib markii ay kordheen weerarrada xad-dhaafka ah ee loo geysanayo shaqaalaheeda, isla Shalayna ay xidhay 14 xarumood oo uga furnaa dalka soomaaliya.   Afayeenka Xukuumada Soomaaliya IngYariisoow  ayaa seegay in ay aad uga xun yihiin…

        Read More

          Laba Wasiir oo Ka Tirsan Dawladda Federalka oo Isku Faro-saari Gaadhay Hawlo Ganacsiga la xidhiidha

          Muqdisho: Aug-15-2013 (SDN) – Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia Abdikariim Xuseen Guuleed, ayuu muran Xooggani dhex maray  Wasiirka Warfaafinta, Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Mr Ciilmooge kadib markii uu ka hor istaagay in Dekadda Muqdisho laga saaro gaadiidka aan xabada karin oo Shirkad madaxbanaan ay dalka keensatay. Wasiirka Warfaafinta iyo Gaadiidka Mr Ciilmooge ayaa amray inaan Baabuurtaas…

          Read More

            Somaliland oo Si Dadban uga Qeybgaleysa Mashruuca Reer Yurub ee “New Deal” Maxaa u diiday in ay ka badheedho?

            Hargeysa Aug 15,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa ka dib kolkii ay dhawaan shaacisay in aaney qeyb ka aheyn mashruuca reer Yurub doonayaan in ay ku maalgeliyaan Soomaaliya ayaa waxa soo baxday in wasiirka arrimaha Dibedda Somaliland uu Nairobi u joogo kulamo uu reer Yurub mashruucan kala yeelanayo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliland Md Maxamed Biixi Yonis ayaa…

            Read More

              Haweeney Suaal Maanso ku weydiisay Wasiir Xirsi iyo Jawaab ay Sugeyso

              London Aug 15,2013(SDN)-Maanso yahanada Naciima Aar ayaa soo bandhigtay maanso ay suaalo ku weydiineyso Xukuumada Kulmiye ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Maansadani waxay la hadlaysaa Mr Xirsi Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Waa dadkii Reer Somaliland oo hadlaya, ka doodaya aayahooda, isweydiinayana: Ka ay darajo iyo xilba u oggolyihiin?ee aan lahayn iin sumcadxumo amma mid karti…

              Read More

                Somaliland: Foreign Affairs Minister visits Kenya to discuss the New Deal with donor countries

                Hargeisa, Aug 14, 2013 (SDN) —The country’s top diplomat Mohamed Bihi yonis embarked on today a working visit to Kenya following an official invitation extended to him by the European Union’s Special Envoy to Somaliland and Somalia Ambassador Michele Cervone d’Urso to continue discussions over a possible partnership between Somaliland and donor countries based on…

                Read More

                  Egypt’s Interim Vice President ElBaradei resigns while clashes across Egypt leave more than 100 dead

                  Cairo, Aug 14, 2013 (SDN) —Mohamed ElBaradei, the No. 2 man in Egypt’s embattled interim government, abruptly resigned Wednesday in an apparent split with the nation’s leader, as fighting intensified between security forces and supporters of the Muslim Brotherhood. In a resignation letter sent to Interim President Adly Mansour as the day’s death toll from…

                  Read More

                    “Waxaan Rabaa inaan Cadeeyo wax faragalin ah oo aan kuleeyahay Arinkii ka dhacay Gabiley Ma Jiro” Wasiirka Maaliyada

                    Hargaysa 14.Aug 2013 (SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa dhinac isaga riixay inuu qayb ka ahaa dhacdadii Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashigu Dr Maxamed C.laahi Cumar uu Weji Gabaxa kala kulmay Magaalada Gebilay Maalintii doraad oo loo diiday Hoolka Shirarka ee Dawlada Hoose ee Gebilay oo uu Shir kula lahaa Madax dhaqameed…

                    Read More

                      Xaalad Deg Deg ah oo lagu Soo Rogay Masar,Al Baraadiici oo Iscasilay,iyo Tirada Dhimashada oo Sadex Jibaarantay

                      Qaahira 14.Aug 2013 (SDN) Maamulka Ku Meel Gaadhka ah ee wadanka Masar ayaa Xaalada Degdeg ku Soo rogay Wadankaasi taasoo Socon doonta mudo Bil ah,Sidoo kale Madaxweyne Ku Xigeenkii Masar Maxamed Al Baraadici ayaa ku dhawaaqay Goor dhawayd inuu iska casilay Xilkaas. Ciidamada amanka ee wadanka Masar ayaa ku dhaqaaqay Maanta hawlgalo  ay ku ku…

                      Read More

                        Dadweynaha Degmada Wardhiiglay ee Muqdisho oo ka Cabanaya Amaan daro ay Ciidamada Dawladu Sabab u Yihiin {DHAGAYSO}

                        Muqdisho 14.Aug 2013 (SDN) Dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya amaan darro ay gaystaan ciidanka DF Somalia oo boolis iyo militeriba ka hawlgalaan magaalada. Koox wariyaal ayaa tagay maanta degmada Wardhiiglay ee Muqdisho, waxana ay wareysi kala yeesheen dadka ku dhaqan halkaasi oo cabasho ka muujiyay tacadiyo ay sheegen in lagula kacay oo…

                        Read More

                          Professor Ahmed Samatar to Minnesota Somaliland community: ‘I want Somaliland to win’

                          Brooklyn Park, Aug 14, 2013 (SDN) — Professor Ahmed Samatar has been a leading advocate for a united Somalia and a strong critic of the country’s clan-based political system that continues to divide Somalis. Demonstrating his views through academic writings, interviews and speeches, Samatar once described the current Somali politics as “sewage.” In a recent speech,…

                          Read More

                            Kuwait donates ambulance to Somalia

                            Kuwait City, Aug 14, 2013 (SDN) — Kuwait Red Crescent Society has dispatched an equipped ambulance and six tons of dates by air to Somalia to help those in need for aid following wide-scale drought in the African nation. The society said in a statement on Wednesday it dug water wells, last month, in Somalia to…

                            Read More

                              Machadka Xallinta Khilaafaadka ee Jaamacada Hargaysa oo ka Hadlay Shirka ay Hargaysa ku Qabteen {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 14.Aug 2013 (SDN) Gudoomiyaha xallinta khilaafaadka Aadan xaaji cali oo  ka mid ahaa dadkii soo qabanqaabiyey shirweynaha Lagu Naaqishayay Waxyaabaha ka soo Bixi kara Wada hadaladii u Socday Somaliland iyo Somalia ayaa halkaa ka sheegay in ujeedada ugu muhiimsan ee shirkan lagaga tashanayaa ay tahay sidii inagoo qaran ah oo aan xaqeena ka tanaasulayn…

                              Read More