Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo La Sheegay Inuu iska Casilay Xubin-nimadii Xisbiga Hiil-Qaran (Warmurtiyeed)
London:14-2013-(SDN) Hogaanka sare ee Xisbiga Hiil-Qaran ayaa caddeeyay in xisbiga uu iskaga baxay Musharaxoodii xisbiga ugu tartamay Doorashadii Madaxweyne-nimo ee dalka Soomaaliya ka qabsoontay sannadii 2012-kii Prof. Axmed Ismaaciil Samatar. War-murtiyeed kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta u qaabilsan Xisbiga Hiil-Qaran, isla markaana uu ku saxeexnaa Guddoomiyaha Guud ee Xisbiga, Dr. Ibrahim Macallim Mursal ayaa lagu cadeeyay…
