Laba Ruux oo u dhashay Somalia iyo Hindia oo maxkamadeyntoodu ka bilaabatay Florida
Florida 14.Aug 2013 (SDN) Maxkamad ku taala dalka Mareykanka ayaa bilowday qaadista dacwad ka dhan ah Laba ruux oo ku eedeysan in ay dhaqaale uu soo dirayeen Argagixisada Shabaab. Kadib dabagallo dheeraad ah ooo ay sameeyeen hay’adaha sirdoonka e wadanka Mareykanka ayaa lagu ogaaday in labadani ruux ay wadeen qorshayaal ay ku taageerayaan kooxaha argagixsada…
