Webmaster

    Maamulka Cisbitaalka Guud ee Hargaysa oo ku Baaqay in Bukaan Jiifka la Soo Kaalmeeyo Bishan Ramadaan

    Hargaysa 01.Aug (SDN) Agaasimaha Isbitaalka Guud  ee  magalada Hargeysa Dr,Axmed Xaji Cumar Askar,ayaa ugu baaqay Ganacsatada Somaliland inay Bisha Ramadaan  ay Sekedooda  wax ugaga deeqaan Bukaan jiifka  ku sugan  Isbitaalka  Maskaxda  iyo  Isbitaalka  Guud  ee caasimada. Agaasimaha Isbitaalka Guud waxa uu sheegay in Guddiga Caafimaadka ee  gobolka Marodi-jeex ay hore ula xidhiidheen dad ka mid…

    Read More

      Taliye ku Xigeenka Booliska oo Lugtii 2aad ee Kormeerkiisa ku tagay Magaalada Laascaanood

      Laaas Caanood 01.Aug (SDN) Wefti uu Hogaaminayo Taliye ku Xigeenka Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.raxmaan Liibaan Axmed Fooxle ayaa Galabta Kormeer ku Tagay Magaalada Laascaanood isla markaana Kulllan la qaatay Ciidamada Booliska .   Taliye ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland waxa uu Warbixin ka dhagaystay Madaxda Ciidanka booliska ee Gobolka Sool oo Sharaxay Xaalada…

      Read More

        Shirka Golaha Wasiirada oo su’aalo lagu weydiiyay Taliyeyaasha Boliiska iyo Nabadsugida

        Muqdisho, August 1,2013(SDN)-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo su’aalo lagu weydiiyay Taliyeyaasha Boliiska iyo Nabadsugida Qaranka. Kulankana ayaa inta badan looga hadlay arrimaha ku aadan sugida amniga ee dalka, waxayna goluhu warbixino la xariira ammaanka…

        Read More

          Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo ka Hadashay fariinta Todobaadka Naas Nuujinta Caalamiga ah

          Hargaysa 01.Aug (SDN) Wasiirka wasaarada Caafimaadka Jamhuriyada Somaliland Mud, Saleebaan Ciise Axmed (xagla  toosiye)ayaa War-saxaafadeed  uu Maanta  soo saaray  si balaadhan ugaga hadlay  Xuska todobaadka Naas-nuujinta oo Sanadkasta Caalamka Laga xuso Todobaadka ugu  horeeya ee bisha Ogost. Wasiirka caafimaadku Mud, saleebaan waxa uu war-saxaafadeedkaas  ku faah-faahiyey  faa’iidada   Naas-nuujintu u leedahay Hooyada,Ilmaha iyo Qoyskaba.waxaanuu xusay in…

          Read More

            Jimciyada Samafalka Al Raxma oo Caruurta Qoysas Agoomaha ah u Qaybisay dharka Ciida

            Hargaysa 01.Aug (SDN) Wasiirada  Wasaaradaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Xidhiidhka Golayaasha iyo Cilmi Baadhista iyo Wasiirka diinta iyo Aw Qaafta ayaa maanta kaga  qayb galay Huteel Maansoor  ee magaalada Hargeysa  Xaflad ay Jimciyada samafalka  Wadaniga ah ee Al-raxma ugu qaybinaysay caruurta  Kun iyo Boqol Qoys oo agoon dan yar  ah oo ay ugu tala galeen inay…

            Read More

              Awaamiir uu Soo Saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland {DHAGAYSO}

              Hargaysa 01.Aug (SDN) Wasiirka wasaarada  Arimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mud, Cali maxamed Waran Cadde, ayaa soo saaray  Degreeto  Ku wajahan  Dib u habaynta iyo Bilicda  Magaalooyinka  dalka. Degreetadan Wasiirka arimaha Guduhu soo saaray ,waxa  lagu socodsiiyey   maayirada degmooyinka  Hargeysa, Berbera, Boorame, Burco,  Gabilay iyo Laas-caanood iyo dhammaan Gudoomiyayaasha Gobolada Degmooyinkaasi, Waxa  Wasaarada arimaha Guduhu Ku…

              Read More

                Agaasimihii Hore ee Sirdoonka Soomaaliya oo Beeniyay eed uga timi Kooxda La Socodka Soomaaliya

                Muqdisho Aug 01,2013(SDN)-Shir Saxaafadeedkaan wuxuu la xiriiraa eedeymo aan xaqiiqooyin la taaban karo ku qotomin oo ku xusan warbixintii u danbeysey ee kooxda Qaramada Midoobey u qaabilsan dabagalka Cunaqabateynta Soomaaliya iyo Eritrea, taasoo meel ka dhac ku aheyd shakhsiyadeyda, kana hor imaaneysey waxqabadkii iyo halgankii dheeraa ee aan u galey dagaalkii ka dhanka ahaa kooxaha…

                Read More

                  Mysterious Dutch Coast Guard Being Formed

                  August 1, 2013: The peacekeeping force now consists of 4,040 Kenyan, 6,223 Ugandan, 5,432 Burundian, 850 Sierra Leonean and 999 Djiboutian troops. There are also several thousand Ethiopian troops who constantly move back and forth across the Somali border as needed. There are a few hundred other foreign military and paramilitary personnel in Somalia, but…

                  Read More

                    Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Soo Saaray Wareegto kor Loogu qaadayo Bilicda Magaalooyin Dalka

                    Hargeysa:1-Aug-2013 (SDN)Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali maxamed Warancade, ayaa Goor dhaweyd soo saaray Wareegto uu ku Amray in kor loo qaado la Bilicda Magaalooyinka, isagoo amar ku siiyey dadka Guryaha Goobaha Faras-magaalayaasha ah  inay Hortooda Dhigaan Mar-mar si quruxda Magaalooyinku u muuqato.   Wareegtadani uu maanta soo saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed…

                    Read More

                      Puntland oo maanta 15-jirsatay iyo Xaflad la filayo inay Caawa Qasriga Madaxtooyada ku qabsato

                      Garowe:1-august-2013 (SDN)Maamul-goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland, ayaa tan iyo markii la Aasaasay 1-dii Bishii August 1998-kii, Waxa ay haatan jirtay muddo shan iyo Toban sano ah, iyadoo muddadaana ku soo martay Duruufo siyaasadeed,kuwo dhaqaale iyo kuwo dhaqaale oo kala duwan. Xuska 1-da Ogos afartii sano ee la soo dhaafay waxaa loo xusayey si balaadhan marka la…

                      Read More

                        Cabdi-wali Gaas Lagu wado inuu Jimcaha ka soo Dego Gaalkacyo iyo Mucaaradka Puntland oo Taageeradiisa ka midaysan

                        Gaalkacyo:1-august-2013 (SDN) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas,   oo la sheegay inuu quud-darraynayo sidii uu madaxweyne uga noqon lahaa Puntland,ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta Jimcaha ah ee labada bisha August uu ka soo dego magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Cabdi Weli Gaas oo la filayo inuu isu sharxo…

                        Read More

                          KENYA oo La Ogaaday inay Maxaabiistii Shabaab sii Daysay DHaafsatay Shuruudo ay u fulisay Kooxda Haysatay

                          Nairobi:1-august- 2013(SDN) xogo ka soo baxaya Boggaga ay Internet-ka ku leeyihiin kooxda Al-shabaab, ayaa sheegaya in sii daynta Saraakiil Kenyaan oo gacanta ugu jiray Al Shabaab ay ay ku timid wada hadal dhexmaray dowladda Kenya iyo kooxda  Al Shabaab. Kooxda Al Shabaab ayaa hore shuruud ugu xidhay sii daynta labada Sarkaal Yesse Mulle iyo  Fredrick …

                          Read More

                            Kulankii xalay ay u ballansanayeen Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xubno ka tirsan Golaha Wada-tashigu oo Dhinaca Madaxtooyada Dib uga Dhacay.

                              Hargeysa:1-augost-2012 (SDN)Kulankii ay soo qaban qaabiyeen Kooxda Salaadiinta Is-xilqaantay ahi ee Habeenkii xalay qorshaynaa in la isugu keeno Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xubno ka tirsan Golaha Wada-tashigu ayaa dib u dhacay. Ilaa iyo Haatan lama caddayn Ujeedada Rasmiga ah ee Keentay in kulankani uu Baaqdo, balse waxa ay wararku sheegayaan in Dubu-dhacu ka yimi dhinaca…

                            Read More

                              DAAWO:Soomaalida ka Ganacsata Dahabka Dubai

                              Dubai Aug 01,2013(SDN)-Barnaamij muuqaal ah oo laga diyaariyay ganacsatada Soomalaida ee ku nool magaalada Dubai ayaa waxa si gaar ah diirada uu u saaraya kuwa ka ganacsada Dahabka. Barnaamijku waxa uu si gaara ah uga hadlayaa Meherad ay leedahay Farxiya Islow Adan oo leh Dukaan lagu iibiyo Dahab,DAAWO.

                              Read More